Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali President awards Djibouti’s leader national honor for steadfast support

Mogadishu, Oct 31, 2025 — Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Friday conferred the National Order of Honor on Djibouti’s President Ismail Omar Guelleh, in recognition of his unwavering support and solidarity with the Somali people and government over the years.   In a ceremony held in Mogadishu, President Mohamud praised Guelleh’s “enduring commitment and brotherly support” to Somalia, describing the...

Madaxweynaha Soomaaliya oo Billad Sharaf Qaran ku maamuusay Madaxweynaha Jabuuti

Muqdisho, 31 Oktoobar 2025 — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Billad Sharaf Qaran ku gudoonsiiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, isagoo uga mahadceliyay dadaalka, taageerada iyo garab istaagga joogtada ah ee uu shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed u fidiyay muddadii uu hoggaanka u hayay dalka Jabuuti.   Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Billaddan ay...

Xinhua Commentary: U.S. should work with China to ensure steady progress in bilateral ties

BEIJING (Xinhua) -- Chinese President Xi Jinping's meeting with U.S. President Donald Trump on Thursday in Busan, South Korea, offers a vital opportunity for both countries to strengthen their relationship.   In a world full of uncertainties, the consensus reached between the two leaders provides a clear path forward for stabilizing China-U.S. ties and promoting global stability. This highlights the important...

German FM visits Damascus, pledges support for Syria’s transition

DAMASCUS (Xinhua) -- Visiting German Foreign Minister Johann Wadephul met here on Thursday with Syrian interim leader Ahmed al-Sharaa and foreign affairs chief Asaad Hassan al-Shibani, and reaffirmed Germany's commitment to supporting Syria's political and economic transition.   During a press conference following the meeting, Wadephul said Syria is entering a decisive stage of rebuilding, which must ensure the "dignity and...

Thousands trapped in Sudan’s El Fasher amid mounting atrocity reports

UNITED NATIONS (Xinhua) -- Thousands of people remain trapped in Sudan's western city of El Fasher as reports of atrocities against civilians mount and the humanitarian crisis deepens, UN humanitarians said Thursday.   The UN Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA) said it was alarmed by the atrocity reports in the capital of North Darfur state after the Rapid...

Xi says ready to work with Trump to build solid foundation for bilateral ties

BUSAN, South Korea, Oct. 30 (Xinhua) -- Chinese President Xi Jinping said here Thursday that he is ready to continue working with U.S. President Donald Trump to build a solid foundation for bilateral ties, and create a sound atmosphere for the development of both countries.   In a meeting with Trump, Xi said under their joint guidance, China-U.S. relations have remained...

AUC Chairperson at commemoration of the 25th Anniversary of the Arta Peace Conference on Somalia

ARTA, Djibouti — The Chairperson of the African Union Commission, Mahmoud Ali Youssouf, on Thursday joined Djibouti’s President Ismail Omar Guelleh, Somali President Hassan Sheikh Mohamud and other regional leaders to mark the 25th anniversary of the Arta Peace Conference, which laid the foundation for Somalia’s post-war reconciliation.   In his remarks, Youssouf hailed the commemoration as “a vital tribute to...

Somali President Praises Djibouti’s Lasting Support for Peace and Statehood

CARTA, Djibouti — Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Thursday hailed Djibouti’s “historic and brotherly” role in restoring peace and statehood in Somalia, as he addressed a ceremony marking the 25th anniversary of the Somali Peace Conference held in the Djiboutian town of Carta.   Recalling the 2000 peace talks that paved the way for Somalia’s transitional government, President Mohamud praised...

Xasan Sheekh: Carta waa xarunta aasaaska, dhisidda iyo dhaqangelinta Jamhuuriyadda 3-aad ee Soomaaliya

Carta, 30 Oktoobar, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey Munaasabadda Xuska 25-guurada Shirweynihii Nabadaynta Soomaaliyeed ee Carta ayaa xusay doorkii taariikhiga ahaa ee dowladda iyo shacabka Jabuuti ay ka qaateen nabadaynta iyo dib u dhiska dowladnimada.   Madaxweyne Xasan oo dib u milicsanaya xasuustiisa shirkii nabadda ee Carta ayaa tilmaamay in Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle...

Xamsa oo Ku Baaqay in Ganacsatada Soomaaliyeed Ay Si Weyn U Maalgashaan Gudaha Dalka

Muqdisho - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ammaanay doorka ganacsatada Soomaaliyeed ee ku aaddan maalgelinta iyo horumarinta dalka, gaar ahaan magaalada Muqdisho oo sannadihii dambe sameysay isbeddel amni oo dhiirrigelinaya maalgashiga gudaha.   Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in maalgelinta ay sameeyaan ganacsatada gudaha dalka ay leedahay faa’iidooyin badan, oo ay ka mid yihiin shaqo-abuurka dhallinyarada,...

WARAR KALE

Danjiraha Soomaaliya ee Burkina Faso oo kulamo la yeeshay Wasiirka Macdanta dalkaasi

Ouagadougou, Burkina Faso – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif, ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Macdanta iyo Tamarta...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo xarigga ka jaray qeybta cusub ee caafimaadka dhimirka haweenka ee...

MUQDISHO - Ra”iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Salax Axmad Jaamac ayaa maanta xariga ka jaray isbitaalka Laansaleeti gaar ahaan qeybta dhimirka ee...

SoDMA iyo Dowlad-goboleedyada oo Baydhabo uga qeyb galaya Madasha Arrimaha Bani’aadannimada Soomaaliya (

Baydhabo - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo, halkaas oo lagu qaban...