Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Wafdiga uu Hogaaminayo Maxamed Mursal oo Laga Hor Istaagay Safarka Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya – Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, ayaa Talaadadii laga hor istaagay safar ay ku tegi lahaayeen magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.   Arrintan ayaa kusoo beegmeysa iyadoo uu weli taagan yahay khilaaf siyaasadeed oo u dhaxeeya siyaasiyiinta ka soo jeeda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed iyo Madaxweynaha maamulkaasi, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen). Wafdiga...

‘He Was a Voice for Peace’: Somali Clan Elder Killed in U.S. Drone Strike

ELBUH, Somalia — Saido Ali Abdinur stood at the doorway as her husband got ready — buttoning his shirt, brushing dust from his shoulders. Before leaving, he turned to look at her and smiled — the same quiet gesture he gave her every time he walked out the door.   He was heading to visit his second wife in Badhan, then...

Madaxweynaha Soomaaliya oo Kulan Gaar ah la yeeshay Xubnihii Hore ee Madasha Mucaaradka

Muqdisho — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kulan gaar ah oo albaabadu u xiran yihiin kula yeeshay madaxtooyada xubno hore uga tirsanaa Madasha Mucaaradka.   Kulanka oo ka dhacay xarunta Villa Soomaaliya ayaa waxaa ka qeybgalay Ra’iisul Wasaarihii hore Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, iyo Shariif Xasan Sheekh Aadan. Warar soo...

Somalia’s Deputy Prime Minister Inspects Ministry of Public Works Projects in Mogadishu

MOGADISHU, Oct 21, 2025 – Somalia’s Deputy Prime Minister, Salah Jama paid a working visit to the Ministry of Public Works, Reconstruction and Housing in Mogadishu, where he inspected key development projects and was briefed on the ministry’s ongoing efforts to rebuild national infrastructure.   Jama was warmly received by Minister of Public Works, Dr. Elmi Mahmoud Nur, Deputy Minister Mohamed...

Maxaa sababay Kormeerka Shaqo ku ee lagu sameynayo Wasaaradaha Xukuumadda Soomaaliya?

MUQDISHO, Oktoobar 21, 2025 – Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Jaamac, ayaa kormeer shaqo ku tagay xarunta Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u Dhiska iyo Guriyeynta, isaga oo indha-indheyn ku sameeyay howlaha iyo mashaariicda ay wasaaraddu ka wado dalka. Mudanaha ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay xarunta wasaaradda, halkaas oo ay ku soo dhoweeyeen Wasiirka Hawlaha Guud, Dr....

Somalia’s Deputy Speaker Attends 151st IPU Assembly in Geneva

GENEVA – Somalia’s Deputy Speaker of the House of the People, Abdullahi Omar Abshirow, is attending the opening of the 151st Inter-Parliamentary Union (IPU) Assembly in Geneva, leading a delegation from Somalia’s bicameral Federal Parliament.   The global parliamentary summit, held in the Swiss city, brings together lawmakers from across the world to discuss key issues under the theme of safeguarding...

Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo Ka Qeybgalay Shir Caalami ah oo ka dhacay Geneva

Geneva, Switzerland – Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Cumar Abshirow, iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ayaa si rasmi ah uga qeyb galay furitaanka kalfadhiga 151-aad ee Shirweynaha Baarlamaanka Adduunka (Inter-Parliamentary Union – IPU) oo ka socda magaalada Geneva ee dalka Switzerland.   Shirka sanadkan ayaa si gaar ah...

Jubaland President Inaugurates New Intelligence Headquarters in Kismayo

Kismayo, October 21, 2025 – Jubaland State President Ahmed Mohamed Islam (Ahmed Madobe) officially inaugurated the new headquarters of the Jubaland Intelligence and Security Agency (JISA), a state-of-the-art facility funded through public taxation.   The modern complex is part of a broader development agenda spearheaded by the Jubaland administration, aimed at strengthening security, enhancing institutional capacity, and consolidating governance in the...

Madaxweyne Axmed Madoobe oo Xarigga ka Jaray Xarunta Dhexe ee Hay’adda Sirdoonka Jubaland (JISA)

Kismaayo, 21 Oktoobar 2025 – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray Xarunta Dhexe ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Jubaland (JISA), taas oo si casri ah loo dhisay iyadoo lagu maalgeliyay canshuurta shacabka Jubaland.   Xaruntan cusub ayaa ka mid ah mashaariicda horumarineed ee Jubaland ka hirgelinayso gudaha maamulka, waxayna...

Somali PM Meets EU Envoy in Egypt to Discuss Security and Political Progress

Aswan, Egypt – Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre met with the European Union’s Special Representative for the Horn of Africa, Dr. Annette Weber, on Monday during a working visit to Egypt, officials said. The talks focused on strengthening bilateral cooperation, EU support for Somalia’s security sector, and progress made in political and economic reforms, according to a statement from...

WARAR KALE

SoDMA Sends Delegation for Flood Response Training in China

MOGADISHU, Somalia -- Somalia’s disaster management agency (SoDMA) and federal member state relief ministers held a farewell ceremony in Mogadishu for 25 officials who...

JSP oo Musharrax u magacaabay doorashada Galmudug

Muqdisho – Xarunta dhexe ee Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa lagu qabtay kulan muhiim ah oo Guddiga Fulinta ee ururka, kaas oo uu...

Somalia Sends Disaster Officials to China for Flood Response Training

MOGADISHU, Somalia — Somalia's disaster management agency on Saturday dispatched 25 officials to China for specialized training on flood preparedness and emergency response, as authorities...