Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Yurub ee Geeska Afrika
Aswan, Masar — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, oo ku sugan dalka Masar safar shaqo awgiis, ayaa magaalada Aswan kulan kula qaatay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan Geeska Afrika, Dr. Annette Weber.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga laba geesoodka ah, taageerada amniga, iyo dib-u-eegista horumarka laga sameeyay dhinacyada siyaasadda, dhaqaalaha, iyo amniga.
Ra’iisul Wasaare...
Hirshabelle State President Sacks Hiraan Governor Amid Power Struggle
Beledweyne, Somalia — The President of Hirshabelle State, Ali Abdullahi Hussein (Guudlaawe), on Monday dismissed the Governor of Hiraan region, Muse Salad Wehliye, amid an escalating political rift within the regional administration.
A presidential decree issued from Guudlaawe’s office named Mohamed Arab Hussein Mohamed as the new governor of Hiraan.
The appointment follows a recommendation from Hirshabelle Vice President Yusuf Ahmed...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo Kormeer Ku Tegay Wasaaradda Warfaafinta
Muqdisho — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay xarunta Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, isagoo booqday qeybaha kala duwan ee wasaaradda.
Mudane Saalax ayaa halkaasi si diirran loogu soo dhaweeyay, waxaana warbixin ku saabsan shaqada wasaaradda siiyay Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala.
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ayaa si dhow ugu...
Puntland President Visits Police Training College in Carmo, Hails New Recruits
Carmo, Somalia – Puntland President Said Abdullahi Deni on Monday paid a working visit to the town of Carmo, where he commended police recruits undergoing training at the regional Police Training College.
During the visit, Deni praised the efforts of the police leadership and all stakeholders involved in the training program, calling it a significant step in strengthening the region’s...
Madaxweynaha Puntland oo Kormeeray Ciidamada Tababarka Ku Jira, una Mahadceliyey Booliska
Carmo — Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta safar shaqo ku tegay degmada Carmo ee gobolka Bari, halkaas oo uu kormeeray Kulliyadda Tababarka Booliska ee magaalada, halkaas oo ay tababar ku qaadanayaan ciidamo cusub oo loo diyaarinayo qeybta Booliska.
Madaxweynaha ayaa si gaar ah ugu bogaadiyey ciidamada tababarka ku jira dadaalkooda, iyo weliba howlaha ay wadaan masuuliyiinta booliska iyo...
Madaxweyne Guudlaawe oo xilka ka qaadey Gudoomiyihii Gobolka Hiiraan – Daawo
Beledweyne — Madaxweynaha Hirshabeelle, Cali Guudlaawe, ayaa maanta si rasmi ah u qaaday xilkii Guddoomiyihii Gobolka Hiiraan, Muuse Salaad Wehliye, isla markaana xilkaasi u magacaabay Maxamed Xuseen Maxamed, sida lagu sheegay wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha.
Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa guddoomiyaha cusub ku booriyay inuu dardar geliyo howlaha maamulka gobolka, la dagaalanka kooxda Al-Shabaab, iyo xoojinta nabadda iyo horumarka...
Taliyeyaasha Sanaag oo Dowladda Mareykanka Ku Eedeeyay Xaq-darro inay dishay Caaqil Cumar
Sanaag — Taliyeyaasha ciidanka iyo maamulka gobolka Sanaag ayaa si adag uga hadlay dilka Caaqil Cumar Cabdullaahi, iyagoo dowladda Mareykanka ku eedeeyay in ay “xaq darro iyo si sharci darro ah” ku dishay.
Mas’uuliyiinta ayaa sheegay in Caaqil Cumar Cabdullaahi uu ahaa odey nabadoon caan ah oo door muhiim ah ku lahaa xalinta khilaafaadka bulshada iyo ilaalinta nabadda gobolka.
Waxay intaa...
Somali Sultan Seeks Answers After U.S. Strike Kills Mediator
BADHAN, Somalia – Night has settled over Badhan, its silence broken only by the rustle of wind through the streets. A guest room lined with family portraits and framed photos of the sultanate, is lit by several dim bulbs. Sultan Said Abdisalam sits on a wooden chair, fingers slowly tracing his prayer beads. Next to him, the elder brother...
Xinhua Commentary: CPC to set the tone for new five-year plan crucial for advancing modernization
BEIJING, Oct. 20 (Xinhua) -- The fourth plenary session of the 20th Communist Party of China (CPC) Central Committee is poised to shape the direction of the 15th Five-Year Plan that will steer the world's second-largest economy from 2026 to 2030, a defining phase on China's path toward basically achieving socialist modernization by 2035.
The plenary session, which started in...
Wafdi ka socday Midowga Yurub oo Muqdisho booqasho rasmi ah ku yimid
Muqdisho – Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Francesca Di Mauro, ayaa magaalada Muqdisho kusoo dhoweysay wafdi sare oo ka socday Midowga Yurub, kuwaas oo booqasho rasmi ah ku joogay caasimadda intii u dhexeysay 13 ilaa 16-ka Oktoobar.
Wafdiga oo uu hoggaaminayay Dorota Dlouchy-Suliga, Madaxa Qaybta Qaramada Nabadda Yurub (EPF), iyo Raimondo Bussi oo ah Madaxa Unugga Siyaasadda Dibadda ee Gudiga...











