European Peace Facility Mission deepens EU-Somalia security cooperation
Mogadishu, Somalia 16 October 2025 – The European Union Ambassador to Somalia, H.E. Francesca Di Mauro, welcomed a delegation from the European External Action Service (EEAS) and European Commission to Mogadishu for a three-day visit from 13 to 16 October 2025.
The delegation, led by Ms. Dorota Dlouchy-Suliga, Head of Division – European Peace Facility (EPF) at the EEAS and Mr. Raimondo...
Somalia’s Northeastern State president names 21-member cabinet
LASANOD, Somalia, Oct 20, 2025 – The president of Somalia’s newly established Northeastern State, Abdiqadir Ahmed Ali (Firdhiye), has appointed a 21-member cabinet, according to a decree issued by his office on Monday.
The new cabinet includes one woman, while several members are former Puntland lawmakers and ministers, reflecting a mix of political backgrounds and prior experience.
President Firdhiye also reinstated...
Firdhiye oo ku dhawaaqay Gollaha Wasiiradda cusub ee Maamulka Waqooyi Bari
LAASCAANOOD - Madaxweyne Firdhiye ayaa shaaciyay liiska Gollaha Wasiiradda cusub ee maamulkiisa Waqooyi Bari, kaasoo fadhigiisu yahay magaaladda Laascaanood.
Wasiirradda ayaa ka kooban 21 wasiir oo ay ku jiray qaar kamid ah Wasiirradii hore ee maamulka SSC Khaatumo, waxaa sidoo kale wasiirradda ku jir kuwa cusub.
Somalia: Outspoken displaced woman arrested in Mogadishu, former PM condemns move
Mogadishu, Oct 20, 2025 – Somali government forces arrested Samsam Omar Ali on Sunday evening in Mogadishu, drawing strong criticism from opposition figures who say the move is part of an ongoing campaign of intimidation against displaced civilians and critics of the government.
Ali, a civilian who was previously displaced from the Siinaay neighborhood of the capital, had been vocal...
Cambaareyn Adag oo Loo Jeediyay Xarigga Samsam Cumar Cali iyo Tacaddiyada Ka Socda Muqdisho
Muqdisho – Waxaa si weyn loo cambaareeyay xarig iyo tacaddiyo isa soo taraya oo ka dhacaya magaalada Muqdisho, gaar ahaan dhacdadii ugu dambeysay ee caawa lagu afduubtay Samsam Cumar Cali, oo kamid ah haweenka ka ganacsada suuqa Siinaay.
Samsam ayaa lagu waramay in gurigeeda si sharci-darro ah looga soo baxay, iyadoo aan wax maxkamad ah lagu soo oogin ama eed...
Somalia’s Education Minister Chairs Emergency Meeting to Bolster Support for Soobe 2 Bombing Victims
MOGADISHU, Oct. 20 — Somalia’s Minister of Education, Heritage and Higher Education, Farah Sheikh Abdulkadir, chaired a special meeting of the National Relief Committee at the headquarters of the National Disaster Management Agency (SoDMA).
The meeting focused on strengthening emergency response and support for those affected by the Soobe 2 bombing, which marks its third anniversary today.
Participants included SoDMA Commissioner...
Wasiirka Waxbarashada oo Guddoomiyay Shir Gaar ah oo Ku Saabsan Gurmadka Dhibanayaasha Qaraxii Soobe 2
MUQDISHO - Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa maanta guddoomiyay shir gaar ah oo ay yeesheen Guddiga Qaran ee Gurmadka, kaasoo ka dhacay xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA).
Shirka ayaa si weyn diiradda loogu saaray xoojinta gurmadka iyo taageerada dadka ay waxyeelladu ka soo gaartay qaraxii Soobe 2, oo maanta...
Somalia’s PM Delivers Keynote Speech at 5th African Peace and Development Conference in Egypt
ASWAN, Egypt — Somalia’s Prime Minister Hamza Abdi Barre delivered a major address at the 5th African Peace and Development Conference held in Aswan, Egypt, under the theme “Africa’s Power for Progress and Transformation in the Modern World.”
In his speech, Barre highlighted Somalia’s progress in overcoming security, economic, and political challenges, emphasizing the country’s commitment to sustainable development.
He detailed...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Khudbad Muhiim ah ka Jeediyey Shirka 5-aad ee Nabadda iyo Horumarka Afrika
MUQDISHO - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre, ayaa maanta khudbad muhiim ah ka jeediyey Shirka 5-aad ee Nabadda iyo Horumarka Afrika, kaasoo lagu qabtay magaalada Aswan ee Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar. Shirka oo cinwaankiisu ahaa “Awoodda Afrika ee Horumarka iyo Isbeddelka Adduunka Casriga ah” ayaa Ra’iisul Wasaaraha uga warbixiyey horumarka ballaaran ee Soomaaliya ay ku...
Shirka Xoojinta Amniga Xuduudaha Dalka oo Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho
MUQDISHO - Maanta waxaa Xarunta Dhexe ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda lagu qabtay shirka xoojinta amniga xuduudaha dalka, kaasoo ay shir guddoomiyey Wasiirka Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag.
Shirka waxaa ka soo qeyb galay Taliyaha Ciidanka Booliska, Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, iyo saraakiil kale oo ka tirsan labada hay’adood.
Kulankan ayaa diiradda lagu saaray istaraatiijiyadda...









