Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Villa Soomaaliya oo wajahaysa su’aalo ku saabsan diyaar garowga doorashada qof iyo cod

Muqdisho – Waxaa isa soo taraya walaac laga qabo qorshaha Villa Soomaaliya ee ku aaddan doorashada qof iyo cod, iyadoo mucaaradka iyo qaybaha bulshada ay ku eedeeyeen dowladda in aysan si cad u muujin qorshe waqtiyeysan oo doorasho lagu gaari karo.   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa horay u sheegay in aan la sameyn doonin muddo kororsi, islamarkaana...

Somali President Hassan Sheikh praises cabinet for transparency during accountability program

MOGADISHU, Somalia, Aug 24 — Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Saturday praised the country’s Council of Ministers for demonstrating transparency and openness during a week-long government accountability program led by Prime Minister Hamza Abdi Barre.   The program, aimed at reviewing the government's performance, progress, and challenges, concluded with the president commending the ministers for engaging the public and highlighting...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku bogaadiyey Golaha Xukuumadda daah-furnaanta ay muujiyeen

Muqdisho – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si rasmi ah u soo xiray Barnaamijka Isla-Xisaabtanka Xukuumadda Dan-Qaran, kaas oo uu hoggaaminayey Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre, laguna qiimeynayey qorsheyaasha iyo ballanqaadyada ay Xukuumaddu hirgelisay muddadii ay jirtay.   Madaxweynaha ayaa si gaar ah u bogaadiyey Golaha Wasiirrada oo uu ku amaanay daah-furnaanta iyo sida ay mudnaan u siiyeen in shacabka...

US warns of Daesh/ISIS, al-Qaeda expansion, commends partners in Iraq, Syria, Somalia

ISTANBUL - The US Embassy in Baghdad said Saturday that Washington remains deeply concerned about the continued operations and territorial expansions of the Daesh/ISIS and al-Qaeda terror groups, stressing that it will continue to prioritize partnerships with allies and regional actors to combat terrorism.   The embassy, citing remarks shared by the State Department’s Bureau of International Organization Affairs on US...

Mareykanka: “Wali Waxaan Ka Walaacsanahay Kacdoonka ISIS iyo Al-Qaacida”

Baghdad – Safaaradda Mareykanka ee magaalada Baghdad ayaa Sabtidii sheegtay in Mareykanku si weyn uga walaacsan yahay sii socoshada hawlgallada iyo ballaarinta dhuleed ee ay wadaan Daacish (ISIS) iyo Al-Qaacida, waxayna hoosta ka xariiqday inay sii wadi doonto iskaashiga ay la leedahay saaxiibada gobolka si loola dagaallamo argagixisada.   Safaaradda ayaa tixraacaysa war kasoo baxay Waaxda Arrimaha Qaramada Midoobay ee Wasaaradda...

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo Markale Ku Qabtay Daroogo Garoonka Aadan Cadde

MUQDISHO, Soomaaliya – Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa sheegay in mar kale lagu qabtay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde daroogo tiro ahaan gaareysa 48 jawaan, kuwaas oo lagu soo qarinayey gudaha dalka si sharci darro ah. Daroogadan ayaa la doonayey in si dhuumaaleysi ah loo soo geliyo dalka, waxaana la sheegay in ay socoto baaritaan balaaran oo lagu...

Somalia’s Northeastern state lawmakers elect new parliamentary speaker

LASANOD, Somalia – Lawmakers from Somalia’s newly established Northeastern state on Saturday elected Dr. Adan Abdullahi Aw-Hassan as speaker of the regional parliament, marking a key milestone in the formation of the federal member state.   Dr. Adan secured 53 votes, defeating his challenger Abdiqafar Dheeliye, who received 29. One vote was declared invalid, according to the electoral commission. President Hassan Sheikh...

Baarlamaanka Maamulka Waqooyi Bari oo doortay Guddoon cusub

LAASCAANOOD, Soomaaliya – Xildhibaanada maamulka cusub ee dhowaan laga dhisay waqooyi bari Soomaaliya ayaa Sabtidii doortay Dr. Aadan Cabdullaahi Aw-Xassan inuu noqdo guddoomiyaha baarlamaanka maamulkaas, taasoo ah tallaabo muhiim ah oo loo qaaday dhanka dhameystirka dhismaha xubinta cusub ee dowlad-goboleedka Federaalka.   Dr. Aadan Cabdullaahi ayaa helay 53 cod, halka musharixiisii la tartamayey, Abdiqafaar Dheeliye, uu helay 29 cod. Hal cod...

Mogadishu’s Uncompromising Road: A Traffic Chaos Unlike Any Other

In most cities around the world, traffic jams are a frustrating but orderly affair—lanes are (mostly) respected, signals are (usually) obeyed, and drivers yield to emergency vehicles. But in Mogadishu, Somalia’s bustling capital, traffic operates under an entirely different set of rules—or rather, a near-total absence of them.   A Road System That Exists—But Only in Theory Mogadishu does have roads, somewhat...

Somalia PM meets Chinese ambassador to boost bilateral ties

Mogadishu – Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre met with Chinese Ambassador to Somalia Wang Yu in Mogadishu on Saturday to discuss strengthening the longstanding relations and deep-rooted cooperation between the two nations, the Prime Minister’s office said.   During the meeting, Barre expressed his gratitude to the Chinese government for its continued support to Somalia, particularly in the areas of...

WARAR KALE

Masar oo Xoojisay Taageerada Midnimada Soomaaliya iyo Iskaashiga Labada Dal

Muqdisho – Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika, Danjire Maxamed Kariim Shariif, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, si loo...

Somalia, Egypt Hold Aid Talks in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief met Wednesday with a senior Egyptian official in Mogadishu to strengthen humanitarian cooperation.   The chairman of SoDMA, Mohamud...

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...