Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha ee Soomaaliya
Muqdisho, Ogosto 23, 2025 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Wang Yu. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka taariikhiga ah iyo iskaashiga qotada dheer ee ka dhaxeeya labada dal ee Soomaaliya iyo Shiinaha.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa uga mahadceliyey dowladda Shiinaha taageerada joogtada ah ee ay...
Tensions Soar in Gedo Region as Fears Grow Over Renewed Clashes in Balad-Hawo
Balad-Hawo, Somalia – Tensions are running high in Somalia’s Gedo region amid growing fears of renewed armed conflict between federal government forces and Jubbaland state troops, particularly around the strategic border town of Balad-Hawo.
The contested region, which is mostly under the Jubaland state, is witnessing heightened political and military instability, as rival forces prepare for a potential showdown.
Military movements...
Cabsi Dagaal oo Ka Jirta Gedo Iyadoo Jubbaland doonaysa Inay Dib Ula Wareegto Balad-Xaawo
Balad-Xaawo, Soomaaliya – Gobolka Gedo ayaa wajahaya xaalad siyaasadeed iyo mid amni oo aad u cakiran, iyadoo laga cabsi qabo inuu mar kale ka qarxo dagaal culus oo dhexmara ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Daraawiishta Jubbaland, gaar ahaan degmada Balad-Xaawo.
Wararka laga helayo gobolka ayaa tilmaamaya in ciidamadii Jubbaland ee dhawaan laga saaray Balad-Xaawo ay hadda dhaqdhaqaaqyo ciidan ka...
Somalia Enters Crucial Phase as FGS Term Nears End, Opposition Ramps Up Pressure
Mogadishu, Somalia – Somalia’s Federal Government has entered the fourth and penultimate year of its constitutional mandate, with just eight months remaining in office, as contentious political debates over elections and constitutional reforms intensify.
The government, under President Hassan Sheikh Mohamud, has taken preliminary steps towards amending the provisional constitution and outlining electoral frameworks.
However, key political stakeholders, including segments of...
DFS oo Wajahaysa Waqti Xasaasi ah Iyadoo Doodaha Dastuurka iyo Doorashooyinka Ay Kulul Yihiin
Muqdisho, Soomaaliya – Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ayaa haatan ku jirta bartamaha sanadkii afaraad ee muddo xileedkeeda dastuuriga ah, waxaana uga harsan xilka qiyaastii 8 bilood, xilli ay bilaabmeen doodaha adag ee la xiriira doorashooyinka iyo wax-ka-bedelka dastuurka.
Doodahan ayaa ah kuwo ay si weyn uga qayb qaadanayaan dhinacyada siyaasadda ee saamileyda, kuwaasoo doonaya in heshiis siyaasadeed laga gaaro arrimaha...
Northeastern State Parliament Names Speaker Candidates Ahead of Key Vote in Las Anod
Las Anod, Somalia – Somalia’s Northeastern regional parliamentary electoral committee on Saturday officially announced the list of candidates vying for key leadership positions in the region’s legislative assembly.
According to the committee, two candidates have been cleared to contest the Speaker of Parliament position:
Adan Abdullahi Hassan
Abdiqafar Mahamoud Mohamed
For the position of Second Deputy Speaker, only one candidate, Abdirisak...
Guddiga Doorashada Waqooyi Bari oo Shaaciyay Musharaxiinta Guddoonka Golaha Wakiilada
Laascaanood, Soomaaliya – Guddiga doorashada baarlamaanka maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaaciyay magacyada musharaxiinta u taagan qabashada xilalka guddoonka golaha wakiilada ee maamulkaasi.
Kursiga guddoomiyaha baarlamaanka waxaa ku tartamaya laba musharax:
Aadan Cabdullaahi Xasan
Cabdiqafaar Maxamuud Maxamed
Sidoo kale, xilka guddoomiye ku-xigeenka labaad ayaa waxaa u tartamaya laba musharax, inkastoo wararkii ugu dambeeyay ay sheegayaan in Cabdirisaaq...
Ku Dhawaad 20 Askari oo Puntland looga dilay dagaal Ciidamadeeda la galeen Daacish
Boosaaso, Soomaaliya – Ugu yaraan 20 askari oo ka tirsan ciidamada Puntland ayaa ku dhintay, in ka badan 30 kalena waa ay ku dhaawacmeen, kadib dagaal culus oo saacado badan socday oo ka dhacay deegaanka Ceelka Maraagade ee togga Baallade, gobolka Bari, sida ay sheegeen saraakiil amni.
Dagaalka oo dhacay Shalay ayaa ka mid noqday kuwa ugu khasaaraha badan ee...
Nearly 20 Puntland Soldiers Killed in Clashes with ISIS in Northeastern Somalia
Bosaso, Somalia – Nearly 20 Puntland soldiers were killed and more than 30 others wounded during fierce clashes with ISIS militants in the Baallade valley area of northeastern Somalia, regional security officials said on Saturday.
The battle erupted in Ceelka Maraagade, a key ISIS stronghold nestled within the rugged Cal Miskaad mountains of the Bari region, and lasted for several...
Former Somali PM urges dialogue over Somaliland issue, reaffirms national unity
Mogadishu, Somalia – Somalia’s former Prime Minister Mohamed Hussein Roble has called for dialogue and brotherhood to resolve the political standoff with Somaliland, emphasizing that the unity of the Somali nation is “non-negotiable” and protected under the country’s Constitution.
In a statement released Thursday, Roble criticized the approach taken by the current federal government towards Somaliland, warning that efforts to...









