Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali finance minister denies freeze on development project funding

Mogadishu, Somalia — Somalia’s Minister of Finance, Bihi Imaan Igeh, on Thursday dismissed claims that international donors have frozen funds earmarked for development projects across the country.   Speaking at a press conference in Mogadishu, the minister responded to remarks made a day earlier by former Prime Minister Hassan Ali Khayre, who alleged that donor countries had withdrawn half a billion...

Wasiir Biixi Iimaan Cige oo beeniyay in la hakiyay dhaqaalaha Mashaariicda Horumarineed

MUQDISHO - Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige, ayaa si cad u beeniyay warar sheegaya in la hakiyay lacagaha loogu talagalay mashaariicda horumarineed ee ka socda gudaha dalka.   Wasiirka ayaa hadalkan ka sheegay maanta magaalada Muqdisho, kadib markii Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Khayre uu shalay shir jaraa’id ku sheegay in dowladaha deeqbixiyaasha ay dib ula laabteen nus...

Somali President inspects military command, airport project in central town

Dhusamareb, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud, who also serves as Commander-in-Chief of the Armed Forces, paid a working visit on Thursday to the headquarters of the Somali National Army’s 21st Division in Dhusamareb, the administrative capital of the Galmudug state in central Somalia.   Accompanied by Galmudug regional president Ahmed Abdi Kariye, President Mohamud was briefed by senior military...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kormeer Ku Tagay Taliska Qaybta 21-aad ee Ciidanka DF

Dhuusamareeb - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehlinayey Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Taliska Qaybta 21-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo fadhigiisu yahay magaalada Dhuusamareeb.   Madaxweynaha ayaa warbixin qoto dheer ka dhageystay Taliska Qaybta iyo saraakiisha hoggaamisa ciidamada, taasoo ku saabsanayd dib u habaynta ciidanka, qaab-dhismeedka, hannaanka shaqo, iyo qorsheyaasha hortabinta...

US Embassy in Nairobi warns of possible Al-Shabaab attacks, urges vigilance

Nairobi – The United States Embassy in Kenya has issued a fresh security alert, warning of potential terrorist attacks in Nairobi by Al-Shabaab and other extremist groups, and advising heightened caution among American citizens and foreign nationals.   In a statement released Tuesday, the embassy described the threat as "persistent and ongoing," naming hotels, embassies, restaurants, shopping malls, markets, schools, police...

Safaaradda Mareykanka ee Nairobi oo ka digtay weerarro ka imaan kara Al-Shabaab

Nairobi – Safaaradda Mareykanka ee magaalada Nairobi ayaa Talaadadii soo saartay digniin amni, iyadoo ka digtay suurtagalnimada weerarro argagixiso oo laga yaabo in ay fuliyaan kooxda Al-Shabaab iyo kooxo kale oo xagjir ah.   Digniinta ayaa sheegtay in kooxaha argagixisada ay weli yihiin "halis joogto ah oo ka jirta guud ahaan Kenya, gaar ahaan caasimadda Nairobi." Waxaa la sheegay in bartilmaameedyada...

At least 23 Somalis dead after migrant boats sink off Italy’s Lampedusa

Rome – At least 23 Somali nationals have been confirmed dead after two migrant boats capsized in the Mediterranean Sea near the Italian island of Lampedusa, Somali officials said Wednesday.   The boats, which were carrying migrants from North Africa towards Europe, encountered mechanical failures before sinking, officials said. Fifteen survivors have been rescued, while search operations continue in the area. “This...

Ugu yaraan 23 Soomaali ah oo ku dhintay badda Mediterranean-ka

Ugu yaraan 23 muwaadiniin Soomaaliyeed ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen kadib markii laba doon oo sida muhaajiriin ah ay ku degeen badda Mediterranean-ka, meel u dhow jasiiradda Lampedusa ee dalka Talyaaniga.   Mas’uuliyiin Soomaali ah ayaa xaqiijiyay dhacdada Arbacadii, iyagoo sheegay in 15 qof la badbaadiyay kadib markii doonyaha ay la kulmeen cilado farsamo xilli ay isku dayayeen inay ka...

Turkish President Erdogan’s 2011 visit: Watershed moment that reshaped Somalia’s trajectory

MOGADISHU/ABUJA/ISTANBUL: Turkish President Recep Tayyip Erdogan's landmark trip to Somalia in 2011, while he was prime minister, is remembered as a watershed moment that reshaped the country's trajectory during one of its darkest times.   When Erdogan visited Somalia in August 2011, the country was going through its worst drought in decades, compounded by years of state collapse. Erdogan arrived in...

Frank Caprio, “Garsooraha Ugu Naxariista Badan Mareykanka,” Oo Geeriyooday

WASHINGTON - Garsooraha caan ka ahaa Mareykanka, Frank Caprio , oo loo yaqaanay “Garsooraha ugu naxariista badan Mareykanka,” ayaa geeriyooday Arbacadii, 20-ka Agoosto, isagoo jiray 88 sano, kadib markii uu ku dhacay kansarka mindhicirka. Geeridiisu waxay calaamad u tahay dhammaadkii nolol dheer oo uu u huray caddaalad naxariis leh iyo adeeg dadweyne oo daacad ah.   Faraank Kaabriyo waxa uu ku...

WARAR KALE

Masar oo Xoojisay Taageerada Midnimada Soomaaliya iyo Iskaashiga Labada Dal

Muqdisho – Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika, Danjire Maxamed Kariim Shariif, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, si loo...

Somalia, Egypt Hold Aid Talks in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief met Wednesday with a senior Egyptian official in Mogadishu to strengthen humanitarian cooperation.   The chairman of SoDMA, Mohamud...

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...