Midnimo Qaran oo aan Lagu Gorgortami Karin: Baaq Nabadeed iyo Wadahadal Walaaltinimo
Midnimada iyo wadajirka Qaranka Soomaaliyeed waa mid lama taabtan ah sida ku dhawran Dastuurka iyo shuruucda kale ee Dalka.
Qaddiyadda Soomaaliland waxa ay ka dhalatay xadgudub lagu galay magaca Qaranka Soomaaliyeed, xalkeeduna ma ahan in lagu daaweeyo xadgudub kale.
Xalka qaddiyadaan kuma jiro in la colaadiyo, maamulkooda la wiiqo, colaado gudaha ah lagu abuuro ee waa in xalka lagu raadiyo wada...
Somali minister in Norway to boost cooperation on social development, human rights
Oslo – Somalia’s Minister of Family Affairs and Human Rights, Amb. Khadiija Mohamed Al-Makhzoumi, has held high-level talks in Oslo with senior Norwegian officials to strengthen bilateral cooperation on social welfare, child protection, and women’s rights.
During her working visit to Norway, Minister Al-Makhzoumi met with Kjetil Vevle, Secretary of Labour and Social Affairs in the Norwegian government.
Discussions focused on...
Wasiirka Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka oo kulan la qaadatay mas’uuliyiin sare oo Norway ah
Oslo, Norway – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, oo hoggaamineysa wafdi heer sare ah oo booqasho shaqo ku jooga dalka Norway, ayaa kulan miro-dhal ah la qaadatay Xoghayaha Shaqaallaha iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Norway, Mr. Kjetil Vevle.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee Soomaaliya...
Puntland state forces capture ISIS positions in Bari mountains
Bari, Somalia – Puntland security forces on Friday successfully entered the areas of Yucrin and Maraagade following a planned operation in the mountainous region of Togga Baallade, part of the Calmiskaad range in Bari region.
According to military sources, two members of the Islamic State (Daesh) were killed during the operation, and several militant hideouts were destroyed.
The Puntland Defense Command...
Ciidamada Puntland oo Guulo ka sheegtay Howlgal ka dhan ah Daacish
Bari, Puntland – Cutubyo ka tirsan ciidanka difaaca Puntland ayaa Jimcaha maanta ah ku guuleystay in ay gudaha u galaan deegaannada Yucrin iyo Maraagade, kadib howlgal qorshaysan oo ka dhacay buuraleyda Togga Baallade, oo katirsan Calmiskaad.
Intii uu socday howlgalkan, ciidamada ayaa la sheegay in ay dileen laba xubnood oo ka tirsan kooxda Daacish, isla markaana ay burburiyeen saldhigyo ay...
Somalia, Japan Pledge Stronger Development Ties at TICAD-9 in Yokohama
YOKOHAMA, Japan - Somalia and Japan have pledged to deepen their development cooperation following high-level meetings held during the 9th Tokyo International Conference on African Development (TICAD-9) in Yokohama.
Somalia’s Minister of Planning, Investment and Economic Development, Mohamud Sheikh Farah (Beene-Beene), met with several senior Japanese officials, including Foreign Minister Iwaya Takeshi, the Vice President of the Japan International Cooperation...
Wasiirka Qorsheynta XFS oo kulamo miro-dhal ah kula yeeshay madax ka tirsan Dowladda Japan
Yokohama, Japan – Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa magaalada Yokohama ee dalka Japan kulan la yeeshay mas’uuliyiin sare oo ka tirsan Dowladda Japan, intii uu socday Shirweynaha 9-aad ee Horumarinta Afrika (TICAD-9).
Kulamada uu Wasiirku la yeeshay madaxda Japan waxaa ka mid ahaa Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Japan, Madaxweyne...
Somali Defence Minister Issues Strong Warning to Opposition Politicians
MOGADISHU, Somalia – Somali Minister of Defence, Ahmed Moalim Fiqi, has issued a stern warning to opposition politicians, declaring that armed activity will not be tolerated in the capital, Mogadishu.
Speaking in Mogadishu, Minister Fiqi emphasized that a formal directive has been issued by the Ministry of Defence prohibiting the carrying of weapons within the city. He stated that anyone...
Wasiirka Gaashaandhigga oo digniin u diray siyaasiyiinta mucaaradka
Muqdisho – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa digniin culus u jeediyay siyaasiyiinta mucaaradka, isaga oo ka hadlayay kulan ka dhacay magaalada Muqdisho.
Wasiirka ayaa sheegay in aan la ogolaan doonin in hub lagu dhex qaato magaalada Muqdisho, isaga oo amarkaasi ku sheegay mid rasmi ah oo kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga.
Waxa uu xusay in tallaabo laga qaadi...
Rooble oo eedeymo culus u jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya
MUQDISHO, Soomaaliya - Ra'iisul Wasaarihii hore ee dalka Maxamed Xuseen Rooble, ayaa Shir Jaraa'id ku qabtay Muqdisho, isagoo eedeymo u jeediyay Madaxweyne Xasan Sheekh.
“Madaxweyne Xasan wuxuu yiri Farmaajo hadduu Xoog ku heystay dalka anigoo Muqdisho kasoo jeedana waan ku heysan karaa”.
Madaxtooyadda Villa Somalia wali kama jawaabin eedeymo Maxamed Xuseen Rooble, oo kusoo aadaya xili khilaaf siyaasadeed uu ka taagan...









