Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ubax dhigay Taallada Dhagax-tuur xuska 26-ka June
MUQDISHO – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ubax dhigay Taallada Dhagax-tuur ee magaalada Muqdisho, isagoo xusaya halgameyaashii Soomaaliyeed ee naftooda iyo dhiiggooda u huray xorriyadda Gobollada Waqooyi iyo guud ahaan halgankii gobannimo-doonka dalka.
Madaxweynaha ayaa sheegay in Taallada Dhagax-tuur ay tahay astaan taariikhi ah oo xusuusineysa halgankii geesinimada lahaa ee ay soo mareen aasaasayaashii iyo halgamayaashii Soomaaliyeed ee...
Puntland Denies Reports of UAE Missile Installations in Bosaso
Bosaso, Somalia – Authorities in Somalia’s northeastern Puntland state have firmly denied recent reports claiming that the United Arab Emirates is planning to install missile tracking and defense systems at the airport and seaport in the coastal city of Bosaso, the regional capital of Bari.
Speaking before the Puntland regional parliament on Wednesday, Puntland's Minister of Information, Mahmoud Aydid Dirir,...
Puntland Oo Beenisay In Imaaraadku Gantaallo Ku Rakibayo Garoonka Iyo Dekedda Boosaaso
Boosaaso, Soomaaliya – Maamulka Puntland ayaa si adag u beeniyey warar dhawaanahan soo ifbaxay oo sheegayay in Dowladda Imaaraadka Carabta ay qorsheyneyso inay nidaamyo raad-raac gantaallo iyo kuwo ka hortagga weerarada cirka ah ku rakibto garoonka diyaaradaha iyo dekedda magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.
Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir, oo hortegay Baarlamaanka Puntland, ayaa sheegay in warkaasi uu...
Somali Government Launches Verbal Attack on Opposition
Mogadishu, Somalia – Somalia’s federal government has issued a stern response to repeated allegations by the opposition group Samatabixinta , which claims the country’s national army has been dismantled and defeated on the battlefield.
During a visit to the elite Gorgor military camp in Mogadishu, Defence Minister Ahmed Moalim Fiqi addressed hundreds of Somali National Army troops, urging them to intensify...
Dowladda Soomaaliya oo Weerar Afka ah Ku Qaaday Mucaaradka
Muqdisho — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag uga jawaabtay eedeymaha uga imaanayay mucaaradka gaar ahaan kuwa kooxda Samatabixinta oo dhowr jeer ku celceliyay in la burburiyay ciidankii qaranka ee loogu talagalay difaaca dalka.
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho ku tagay xerada ciidanka Gorgor ee magaalada Muqdisho, ayaa halkaas kula hadlay boqolaal askari oo ka tirsan xoogga...
Somali Forces and Local Militias Launch Major Offensive Against Al-Shabaab in Central Region
MASAAJID CALI GADUUD – Somali government troops backed by local militias have launched a large-scale military operation in the central Middle Shabelle region, targeting areas previously controlled by the Al-Qaeda-linked group Al-Shabaab, security sources and residents said on Thursday.
The operation is concentrated around Masaajid Cali Gaduud, a strategic town recently recaptured by Somali forces after being held by Al-Shabaab fighters...
Ciidamada Xoogga Dalka iyo Macawiisleyda Deegaanka oo Howlgallo Ballaaran ka Wada Shabeellaha Dhexe
Masaajid Cali Gaduud, Juun 26, 2025 – Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) iyo kuwa deegaanka ee loo yaqaan Macawiisleyda ayaa wada howlgallo milatari oo ballaaran oo ka socda deegaanno hoostaga gobolka Shabeellaha Dhexe, gaar ahaan agagaarka Masaajid Cali Gaduud, halkaas oo ciidamada dowladda ay dhawaan la wareegeen gacan ku haynteeda.
Howlgalladan oo ah kuwo qorshaysan ayaa ka socda tuulooyin ay...
Somali President Urges Unity and Dialogue in his Independence Day Address
MOGADISHU – Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Wednesday emphasized the importance of national unity, reconciliation, and inclusive dialogue during his annual speech marking the anniversary of the northern regions' independence from British colonial rule.
Speaking at a ceremony commemorating June 26, the date on which British Somaliland gained independence in 1960, President Mohamud called on political opponents to engage...
Madaxweyne Xasan Sheekh: “Midnimo, Is-afgarad iyo Wadahadal ayaa ah furaha mustaqbalka Soomaaliya”
Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khudbaddiisa sanadlaha ah uga jeediyay shacabka Soomaaliyeed xuska 26-ka Juun, oo ah maalinta xornimada Gobollada Waqooyi, isagoo si qoto dheer uga hadlay muhiimadda midnimada, is-afgaradka, iyo heshiis bulsho.
Madaxweynaha ayaa carrabka ku adkeeyay in midnimada dalka aysan ahayn aragti siyaasadeed oo keli ah, balse ay tahay arrin dastuuri ah oo...
Somali president, opposition agree on key agenda as talks adjourn until July 3
MOGADISHU, June 25, 2025 – A high-level meeting between Somali President Hassan Sheikh Mohamud and opposition leaders from the Salvation Forum concluded on Wednesday, with both sides agreeing to resume talks on July 3, after the country’s Independence Week celebrations.
The talks, held in Mogadishu, focused on setting a joint agenda for ongoing political dialogue between the government and opposition....









