Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali PM Launches National High School Exams for 2024/2025 Academic Year

MOGADISHU, June 14, 2025 – Thousands of students across Somalia sat for their final secondary school examinations on Saturday, marking the start of the national exams for the 2024/2025 academic year.   The standardized tests, which assess Grade 12 students completing their high school education, began smoothly at various designated examination centers throughout the country. Somalia’s Prime Minister, Hamza Abdi Barre, officially...

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 12-aad oo si Rasmi ah Looga Bilaabay Dalka

MUQDISHO, Soomaaliya - Kumanaan arday ah ayaa maanta si rasmi ah u bilaabay imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12-aad ee dugsiyada sare, kaas oo ah midka ugu dambeya ee nidaamka waxbarashada sare ee dalka. Imtixaankan oo qayb ka ah sanad dugsiyeedka 2024/2025, ayaa si guud uga furmay qaar kamid ah gobollada dalka.   Ardayda ayaa saaka lagu arkayay iyaga oo isugu...

Israel weeraro ku qaadey Iran, iyadoo dishay Saraakiishii ugu sareeyay Ciidanka

DUBAI, Imaaraadka Carabta – Israa’iil ayaa Jimcihii weerar culus ku qaaday xarumaha ugu muhiimsan ee nukliyeerka iyo ciidamada milatari ee dalka Iran, iyadoo adeegsatay diyaarado dagaal iyo diyaarado aan duuliye lahayn oo la sheegay in si qarsoodi ah dalkaas loogu geliyey.   Weerarkan ayaa lagu bartilmaameedsaday xarumo istiraatiji ah, iyadoo la dilay saraakiil sare iyo saynisyahano Iran u shaqaynayey. Israa’iil waxay...

Israel strikes Iran’s nuclear and military sites, and kills its top generals

DUBAI, United Arab Emirates — Israel launched a blistering attack on the heart of Iran’s nuclear and military structure Friday, deploying warplanes and drones smuggled into the country to target key facilities and kill top generals and scientists -- a barrage it said was necessary before its adversary got any closer to building an atomic weapon.   The ongoing military and...

India to Bring Visa Services to Mogadishu

NEW DELHI – India plans to open a visa facilitation center in Mogadishu, a move to ease travel for Somali nationals.   The statement came Friday from Arun Kumar Chatterjee, Secretary for Consular, Passport, Visa and Overseas Indian Affairs at India’s Ministry of External Affairs. “Somalia is the only country where Indian visa applications must be processed through third-country embassies,” Chatterjee said. “We...

Somali Opposition Bloc Slams Federal Government’s Decision to Cut Ties With International Partners

MOGADISHU, Somalia — The Somali Salvation Forum on Thursday strongly condemned the federal government’s recent move to distance itself from key international partners, calling the decision isolating and harmful to a country heavily reliant on global support.   In a press release, the Forum accused President Hassan Sheikh Mohamud’s administration of attempting to divert international attention from his growing domestic political...

Mucaaradka oo ka hor yimid go’aankii ay Dowladda Soomaaliya ka qaadatay beesha Caalamka

Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa ay si kulul u cambaareysay go'aanka dowladda Federaalka Soomaaliya ka qaadatey saaxiibadda Beesha Caalamka, taasoo ay ku tilmaantay mid go'doon gelinaysa dalka, maadaama uu ku tiirsan yahay taageeradda Caalamka.   War-saxafaadeed ay Madasha soo saartey ayay ku sheegtay in tallaabadan ay tahay mid Maamulka Madaxweyne Xasan Sheekh indha beesha caalamka uga leexinayo go'doonka siyaasadeed ee uu xiligan...

Somalia Deepens Ties with Russia as It Distances Itself from Western Partners

MOGADISHU – Somalia has signaled a major shift in its foreign policy by strengthening diplomatic ties with Russia while distancing itself from its traditional international allies. In a notable move, the Speaker of Somalia’s Upper House, Abdi Hashi Abdullahi, paid an official visit to Moscow, where he met with the Chairman of the Russian State Duma, Vyacheslav Volodin. The discussions...

Dowladda Soomaaliya oo Xoojinaysa Xiriirka Ruushka xilli ay Iska Fogaynayso Saaxiibada Caalamka

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qaaday tallaabooyin muujinaya isbeddel weyn oo ku yimid jihada siyaasadda dibadda, iyadoo xoojinaysa xiriirka ay la leedahay dowladda Ruushka, xilli ay si cad u muujinayso inay ka fogaanayso qaab-dhismeedkii hore ee saaxiibada caalamiga ah.   Booqasho rasmi ah oo uu magaalada Moscow ku tagay Guddoomiyaha Aqalka Sare, Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa noqotay mid si weyn...

Dowladda Soomaaliya oo Tacsi u Dirtay Hindiya Kadib Shil Diyaaradeed oo Ka Dhacay Ahmedabad

Muqdisho, 12 Juun 2025 – Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo shacabka Soomaaliyeed ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray Dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Hindiya, kadib markii diyaaradda Air India ay shil ku gashay dhowr daqiiqo kadib markii ay ka duushay garoonka diyaaradaha ee Ahmedabad.   Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay si weyn uga naxday shilkaas naxdinta leh oo ay ku dhinteen dad rayid...

WARAR KALE

Dowladda Soomaaliya iyo UNTMIS oo Ka Wada Hadlay Geeddi-socodka Kala-guurka

MUQDISHO – Wasiir-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar Cali (Balcad), ayaa maanta qaabilay wafdi ka...

Koonfur Galbeed Oo Soo Saartay Go’aano Cusub Oo Lagu Xoojinayo Ammaanka Baydhabo

Baydhabo - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guddoomiyey Shirka Amniga Dowladda Koonfur Galbeed, kaas oo diiradda lagu saaray...

Saddex Askari oo Ku Dhaawacmay Weerar Al-Shabaab ku Qaadday Xero Ciidamo oo ku Taalla...

MANDHEERA - Saddex askari oo ka tirsan booliiska Kenya ayaa ku dhaawacmay kadib markii dagaalyahanno looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab ay...