Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali Cabinet Approves Regulation on Submarine Cables, Reviews Security and National Exam Plans

MOGADISHU, Thursday – Somalia’s Council of Ministers on Thursday approved a new regulatory framework for submarine communication cables aimed at safeguarding the security and integrity of the country’s telecommunications infrastructure.   The weekly cabinet meeting, chaired by Acting Prime Minister and Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama, also reviewed preparations for the upcoming Independence Week celebrations and the start of the...

Maxaa looga hadlay Shirka Gollaha Wasiiradda Soomaaliya?

Muqdisho, Khamiis, 12 Juunyo 2025:- Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu ansixiyey Xeer-nidaamiyaha Xargaha Isgaarsiinta ee Badda hoos mara, si loo ilaaliyo badqabka isgaarsiinta dalka.   Kulanka Golaha oo uu guddoominayey Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha, ahna Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Dalka, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno ku saabsan diyaar garowga...

Somali President Visits Turkish Oil Survey Ship as Offshore Exploration Concludes

MOGADISHU, June 12, 2025 – Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Thursday visited the Turkish research vessel Oruc Reis, which has been conducting offshore oil exploration along Somalia’s coast, following the completion of a key seismic survey.   The president hailed the mission as a “strategic milestone” and praised Turkish and Somali personnel for their joint efforts in advancing the country’s...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeer ku tagay Markabka “Oruc Reis”

Muqdisho, Juun 12, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer ku tagay Markabka “Oruc Reis” oo ku howlanaa baarista Shidaalka dalkeenna, kadib markii si rasmi ah loo soo gabagabeeyay sahanka Shidaalkaa Xeebaha Soomaaliya.   Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyay howl-wadeenada iyo bahda iskaashiga Turkiga dadaalladooda ku aaddan sahankan istiraatiijiga ah, isagoo muujiyey in natiijada baaristan ay wax weyn...

Dowladda Soomaaliya oo joojisay howlaha C6+, kuna baaqday wada-shaqayn cusub 

MUQDISHO, Juun 12, 2025 – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u joojisay howlaha madasha C6+ iyadoo ku dhawaaqday inay doonayso heshiisyo cusub oo wadashaqeyn ah oo lala yeesho saaxiibada caalamiga ah, sida ku cad warqad loo diray Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay, James Swan.   Warqadda oo uu saxiixay Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibedda, Cali Cumar Balcad, ayaa lagu...

Somalia suspends C6+ operations, seeks new terms with international partners

MOGADISHU, June 12, 2025 – Somalia’s federal government has suspended the operations of the C6+ coordination platform and is seeking new terms of engagement with international partners, according to an official letter addressed to UN Special Representative James Swan.   The letter, signed by Minister of State for Foreign Affairs Ali Omar Balcad, states that the C6+ mechanism is “no longer...

Ciidanka Dowladda Soomaaliya oo Dilay 13 Dagaalyahan oo Al-Shabaab ah 

MUQDISHO, 12 Juun 2025 — Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay garab siinayaan saaxiibada caalamiga ah ayaa ugu yaraan 13 xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab ku dilay howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Buurta Cadayga, oo u dhow Ceel Baraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe, sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta Khamiistii.   Wasaaradda ayaa sheegtay in howlgalka lagu...

Somali forces kill 13 Al-Shabaab fighters in central operation: ministry

Mogadishu, June 12, 2025 — Somali government forces, backed by international partners, have killed at least 13 Al-Shabaab fighters in a planned operation near the village of Buurta Cadayga, close to Ceel Baraf in the central Middle Shabelle region, Somalia’s Ministry of Information announced on Wednesday.   The ministry said in a statement that the operation targeted a site used by...

Turkey’s T129 ATAK helicopters conduct first test flight in Mogadishu as military ties with Somalia deepen

MOGADISHU, Somalia – Turkish-made T129 ATAK combat helicopters carried out their first test flight from the TurKSOM military base in Somalia’s capital, Mogadishu, marking a new phase in Ankara’s growing military support for the Horn of Africa nation.   Three of the advanced attack helicopters were recently delivered to Somalia to bolster the fight against the Al-Qaeda-linked Al-Shabaab group, which remains...

Diyaaradaha Dagaalka ee T129 ATAK oo Ka Duulay xerada Turk-Som ee Muqdisho

MUQDISHO - Diyaaradaha dagaalka ee qumaatiga u kaca ee T129 ATAK ayaa si guul leh uga duulay xeradda TurKSOM ee Muqdisho, taasoo calaamad u ah tijaabadii ugu horreysay ee diyaaradahaas cusub ee Turkiga laga keenay gudaha Soomaaliya.   Saddex diyaaradood ayaa dhawaan lagu soo dajiyay dalka, si loo xoojiyo dagaalka lagula jiro kooxda Al-Shabaab ee ka dagaalanta koonfur galbeed iyo bartamaha...

WARAR KALE

Koonfur Galbeed Oo Soo Saartay Go’aano Cusub Oo Lagu Xoojinayo Ammaanka Baydhabo

Baydhabo - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guddoomiyey Shirka Amniga Dowladda Koonfur Galbeed, kaas oo diiradda lagu saaray...

Saddex Askari oo Ku Dhaawacmay Weerar Al-Shabaab ku Qaadday Xero Ciidamo oo ku Taalla...

MANDHEERA - Saddex askari oo ka tirsan booliiska Kenya ayaa ku dhaawacmay kadib markii dagaalyahanno looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab ay...

Three officers injured as Al-Shabaab attacks elite SOG camp in Mandera

MANDERA, Kenya - Three police officers were injured after suspected Al-Shabaab militants attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, Lafey Sub-County, Mandera...