Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo Dib Loo Dhigay ilaa May 5

MUQDISHO, Soomaaliya - Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka (GWQ), oo markii hore lagu waday inuu ka furmo magaalada Muqdisho Khamiista, ayaa dib loo dhigay ilaa Isniinta, May 5, kaddib wadatashi dhexmary madaxda qaranka.   War-saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa lagu sheegay in go’aanka dib-u-dhigista uu ahaa mid ay si wadajir ah u...

Qalalaase ka dhacay Gollaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya

MUQDISHO, Soomaaliya — Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa galay qalalaase Arbacadii maanta markii xildhibaanada dhexmaray gacan ka hadal intii lagu jiray kulan fowdo badan oo muujiyay kala qaybsanaan siyaasadeed oo qoto dheer.   Ciidamo hubaysan oo amniga ilaalinaya ayaa la geeyay gudaha baarlamaanka, iyadoo xiisaddu ay sii kordhaysay, oo Guddoomiye Aadan Madoobe uu ku adkaystay inuu sii wado shirka inkasta oo ay...

Chaos Grips Somalia’s Parliament as MPs Clash Physically, Armed Forces Intervene

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s lower house descended into turmoil on Wednesday as lawmakers engaged in physical altercations, trading punches and slaps in a chaotic session that exposed deep political divisions.   Armed security forces were deployed inside the parliamentary chamber as tensions escalated, with Speaker Adan Madobe facing fierce opposition from a group of MPs attempting to block proceedings. The session, which...

Puntland releases 15 prisoners of war, expects reciprocal move from Somaliland

GAROWE, Somalia – Authorities in Somalia’s northeastern Federal State of Puntland have released 15 prisoners of war captured during the 2022–2023 fighting in the disputed Sool region, Puntland officials said Wednesday.   The deadly conflict saw forces from Somaliland clash with fighters from SSC-Khaatumo, who were backed by Puntland, over control of territory in the contested region. Puntland officials said they expect Somaliland...

Puntland oo sii daysay 15 Maxbuus oo Laga Qabtay Somaliland 

Garoowe, Soomaaliya – Maamulka Puntland ayaa xaqiijiyay in ay si rasmi ah u sii daayeen 15 maxbuus dagaal ah oo ay gacanta ku hayeen tan iyo dagaalladii culus ee ka dhacay gobolka Sool intii u dhaxeysay 2022 illaa 2023.   Maxaabiistan ayaa lagu qabtay dagaalladii u dhexeeyay ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC-Khaatumo oo taageero ka helayay Puntland. Mas’uuliyiinta Puntland ayaa sheegay in...

Dadka Wata Baasaboorka Taiwan oo laga mamnuucay inay tagaan Soomaaliya

TAIPEI – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u mamnuucday in dalka ay soo galaan muwaadiniinta wata baasaboorka Taiwan, iyadoo sabab uga dhigtay u hoggaansanaanta qaraar ka soo baxay Qaramada Midoobay, sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Taiwan.   Taiwan ayaa ku eedeysay dowladda Soomaaliya inay tallaabadan qaaday kadib cadaadis kaga yimid dowladda Shiinaha, xilli...

Taiwan says Somalia bans entry to its citizens amid Somaliland dispute

TAIPEI - Somalia has banned entry to Taiwan passport holders, citing compliance with a United Nations resolution, the island's foreign ministry said, blaming Chinese pressure on Mogadishu at a time Taiwan is boosting ties with Somaliland.   Somaliland broke away from Somalia in 1991 but has not gained widespread international recognition for its independence. The region has been mostly peaceful while Somalia...

Xildhibaan Caana-nuug: Aadan Madoobe waa eedeysane, xilkana waa laga qaadaa

MUQDISHO, Soomaaliya - Xildhibaan Maxamed Cali Cumar oo kamid ah Gollaha Shacabka ayaa sheegay in Gudoomiye Aadan Madoobe uu eedeysane yahay, islamarkaana laga xayuubin doono xilka uu ku fadhiyo.   Isagoo wareysi siinayay Shabelle TV, Xildhibaan Caana-nuug ayaa xusay in Mooshinkii ay keeneen in ka badan 100 Xildhibaan uu sidiisa yahay, wuxuuna meesha ka saarey inay la laaban doonaan kadib markii uu...

Five quarry workers killed in suspected Al-Shabaab attack in northeast Kenya

Nairobi, Kenya – At least five quarry workers were shot dead and two others wounded early Tuesday in a suspected Al-Shabaab attack in Kenya’s Mandera County, near the border with Somalia, police said.   The assault occurred around 6:00 am near the village of Bor Abor, when armed men believed to be Al-Shabaab militants ambushed a minibus carrying the workers, according...

Al-Shabaab oo 5 Qof ku dishay Weerar Ka Dhacay Waqooyi Bari Kenya

Mandheera, Kenya – Koox hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa weerar qorsheysan ku qaaday gaari ay la socdeen shaqaale dhagax qoda ah, taasoo sababtay dhimashada shan qof iyo dhaawaca laba kale, sida lagu sheegay warbixin booliiska Kenya.   Weerarkan ayaa dhacay waaberigii hore ee Talaadadii, xilli gaariga Mini Bus-ka ah uu marayay meel u dhow tuulada Bor Abor ee gobolka Mandheera....

WARAR KALE

SouthWest State Leader Lafta-Gareen Formally Assumes Office in Baidoa

BAIDOA, Somalia – The newly elected leader of Somalia's South West State, Sheikh Aden Mohamed Nur, widely known as Aden Madobe, formally assumed office...

Madaxweyne Sheekh Aadan Madoobe oo xilka si rasmi ah Maanta ula wareegay

Baydhabo, 11,Juun 2026: Waxaa maanta si rasmi ah xilka Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed ula wareegay Hoggaamiyaha la doortay ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Shekh...

U.S., Nigeria Say Joint Operations Killed More Than 200 Boko Haram, ISWAP Fighters

ABUJA – The United States Africa Command (AFRICOM) and the Nigerian military said they had carried out joint operations against Boko Haram and Islamic...