Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Dowladda Federaalka oo eedeyn u jeedisay Madaxweynaha Puntland

Dowladda federaalka ee Soomaaliya ayaa ka hortimid qorshaha uu madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Dani ku doonayo in uu ku dhiso hay’adda aqoonsiga Puntland ee ((PID) maadaama uu caqabad ku noqonayo hay’adda qaran ee NIRA oo howshan loo igmaday.   Wasaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimha Guddaha ee Dowladda Federaalka ayaa lagu sheegay in tallaabada uu qaaday Deni ay tahay mid...

Somali President meets regional leaders over worsening security, Al-Shabaab resurgence

MOGADISHU, Somalia, April 21 — Somali President Hassan Sheikh Mohamud held a closed-door meeting with the leaders of the Galmudug, Hirshabelle, and South West regional states to discuss the deteriorating security situation and the renewed offensive by Al-Shabaab militants.   The talks, focused on counterterrorism operations and the militant group's recent resurgence, came in the wake of an Al-Shabaab takeover...

Wasiir Fiqi oo sheegay in la wiiqay Al Shabaab

Wasiirka Arrimaha Dibadda Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in awooda kooxda Al-Shabaab si weyn loo wiiqay kadib markii Ciidanka Xoogga Dalka ay fuliyeen hawlgallo militari oo aan kala joogsi la heyn muddo labo sanno.   Wasiir Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in sidoo kale la qaaday tallaabooyin istaraatijiyadeed oo lagu xannibayo shabakado dhaqaale, iyadoona lala diriray xagjirka ah ee Al Shabaab,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay madaxda Dowlad Goboleedyada

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la yeeshay madaxda dowlad goboleedyada Galmudug, HirShabeelle iyo Koonfur Galbeed.   Kulankan oo ahaa mid albaabada u xaran ayaa diirada lagu saaray arrimaha amaanka dalka, gaar ahaan soo rogaal-celinta Kooxda Al Shabaab iyo howlgallada ka socda qeybo ka mid ah Gobollada dalka. Qodobada aad looga hadlay waxaa ka mid ahaa weerarkii dhowaan Al...

Somali FM says Al-Shabaab is significantly weakened after two years of operations

Mogadishu, Somalia – The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Amb. Ahmed Moallim Fiqi Ahmed stated that the Al-Shabaab terrorist group has been significantly weakened following two consecutive years of sustained military operations by the Somali National Armed Forces (SNAF), coupled with strategic efforts to restrict its financial networks and counter its extremist ideology.   The Minister, speaking at...

Somali official calls for crackdown on families of Al-Shabaab fighters in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia, April 21 (SMN) – A senior Somali official has called on the federal government to expel the wives and children of al Shabaab militants from the capital, accusing them of living peacefully in Mogadishu while the group continues to carry out deadly attacks across the country.   Ali Jeyte Osman, the presidential envoy for the mobilisation of community defence...

Somalia: Jubaland forces integrate armed militias in push for control over Gedo region

BALAD HAWO, Somalia, April 21 (SMN) – Paramilitary forces aligned with Somalia's Jubaland regional administration have integrated a group of armed militias previously active in the town of Balad Hawo, as part of a renewed effort to assert control over the contested Gedo region, officials said on Monday.   The militias, reportedly left without financial support from allied local businessmen, have...

Waa kuma cidda xagal-daacineysa dagaalka Al Shabaab?

Taliyaha qeybta 27aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS), Xasan Farax Guuleed, ayaa si kulul uga hadlay hagardaamo uu sheegay in lagu hayo howlgallada ka dhanka ah Ururka Al Shabab ee ka socda qeybo ka mid ah Gobollada dalka.   Taliye Xasan ayaa sheegay in siyaasiyiin huwan shaar beeleed oo ay wiiqayaan dagaalka ay kala soo horjeedaan Al Shabaab, iyagoo ka...

Cali Jeyte oo dalbaday in xaasaska Al Shabab laga saaro Muqdisho

Cali Jeyte Cismaan, u qeybsanaha Xafiiska Madaxweynaha ee Arrimaha Ciidanka Difaaca Dadweynaha ee loo yaqaano (Macawiisleyda), ayaa sheegay in xaasaska iyo carruurta Al Shabab ay ku sugan yihiin Magaalada Muqdisho.   Wuxuu sheegay in aan marnaba la aqbali karain in madaxda Al Shabab ay maalin waliba laynayaan Shacab aan waxba galabsan, xaasaskooda ay si nabdoon ku jooga caasimada dalka. Isagoo hadalkiisa sii...

Maleeshiyaadkii Gobolka Gedo oo ku biiray Ciidanka Maamulka Jubaland

Taliska Ciidanka Daraawiishta Maamulka Jubaland ayaa la wareegay liiska iyo magacyada Malashyiaad hubeysan oo ku sugnaa Magaalada Balad Xaawo si Gobolka Gedo loo hoos geeyo Maamulka Jubaland.   Maleeshiyaadkan ayaa haatan ka mid noqonaya Ciidanka Maamulka Jubaland kadib markii ay waayeen dhaqaalihii ay ka heli jireen ganacsato ay isku heyb yihiin. Taliye ku xigeenka Ciidanka Daraawiishta Maamulka Jubaland, Cali Xasan Deeq, ayaa...

WARAR KALE

Talks to Free Egyptian Sailors Held by Somali Pirates Collapse Over Ransom Dispute

MOGADISHU — Negotiations aimed at securing the release of eight Egyptian sailors held hostage by Somali pirates have collapsed after the kidnappers withdrew from...

Aadan Madoobe oo Ku Guuleystay Doorashada Madaxtinimada Koonfur Galbeed

BAYDHABO – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa ku guuleystay doorashada madaxtinimada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, kadib codbixin ay sameeyeen...

Somalia’s Parliament Speaker Wins South West State Presidential Election

BAIDOA, Somalia — Somalia's House of the People Speaker, Aden Mohamed Nur Madobe, was elected president of South West State on Wednesday in a...