Burcad-badeed Soomaali ah oo afduubtay Markab Shidaal oo marayay Marinka Gacanka Cadmeed
GACANKA CADMEED – Wararka naga soo gaaraya dalka Yemen iyo marinada caalamiga ah ee maraakiibta ayaa xaqiijinaya in koox burcad-badeed Soomaali ah ay afduubteen markab shidaal oo lagu magacaabo MT Eureka, xilli uu marayay Gacanka Cadmeed.
Arrintan ayaa calaamad u ah soo laabashada khatarta burcad-badeedda ee mid ka mid ah waddooyinka ugu mashquulka badan ganacsiga adduunka.
Markabka MT Eureka, oo ku...
Mucaaradka oo Muqdisho kaga dhawaaqay go’aan ka dhan ah muddo xileedka dowladda
Muqdisho – Siyaasiyiin ka tirsan mucaaradka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho kaga dhawaaqay go’aan ay ku diidan yihiin sii jiritaanka muddo xileedka Madaxweynaha talada haya.
Mucaaradka ayaa sheegay in muddo xileedka dastuuriga ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, uu ku egyahay 15-ka May 2026, isla markaana wixii ka dambeeya aan loo aqoonsan doonin madaxweyne sharci ah.
“Wixii ka dambeeya...
Sheekh Shariif oo ka hadlay dhibaatooyinka ay dowladdu gaarsiisay shacabka
Muqdisho – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa si kulul uga hadlay xaaladaha adag ee ay wajahaan shacabka ku nool magaalada Muqdisho, gaar ahaan arrimaha la xiriira barakicinta iyo duruufaha nololeed.
Sheekh Shariif ayaa sheegay in shacabka ay la daalaa dhacayaan culaysyo is biirsaday, isagoo ku eedeeyay dowladda inay door ka qaadatay dhibaatooyinka sii kordhaya ee saameeyay...
Kheyre oo ka hadlay dhammaadka muddo xileedka Madaxweyne Xasan Sheekh
Muqdisho – Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa si adag uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, isagoo diiradda saaray dhammaadka muddo xileedka Madaxweynaha hadda talada haya.
Kheyre ayaa sheegay in muddo xileedka dowladda uu si rasmi ah u dhammaanayo 15-ka May, isla markaana haddii aan xal siyaasadeed oo mideysan laga gaarin xaaladda taagan, ay suuragal tahay in...
Somalia PM praises workers on Labour Day, pledges job creation and rights protection
Mogadishu — Somalia’s Prime Minister Hamza Abdi Barre on Friday congratulated Somali workers on the occasion of International Workers’ Day, praising their role in national development and economic recovery.
In a statement marking May 1, Barre commended workers across all sectors for what he described as their “essential contribution” to state-building, economic growth and the strengthening of public services.
“You are...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Shir wadatashi ku casuumey Mucaaradka Soomaaliya
MUQDISHO - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud isaga oo ka duulaya kulamadii iyo wada-tashiyadii gaarka ahaa ee uu muddooyinkii u dambeeyey la yeeshay siyaasiyiin, madax hore, odayaasha dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed, wuxuu si rasmi ah ugu casuumayaa Golaha Mustaqbalka ka qeyb-galka kulan qabsoomi doona 10-ka May 2026.
Kulankan wuxuu salka ku hayaa baahida...
Somalia’s President invites Future Council to national talks on elections and state-building
Mogadishu — The President of Hassan Sheikh Mohamud has formally invited members of the “Future Council” to a national consultative meeting scheduled for May 10, following a series of recent engagements with political leaders, former officials, traditional elders and various segments of Somali society.
In a statement issued by the Federal Government of Somalia, the president said the meeting aims...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo hambalyo u diray Shaqaalaha Soomaaliyeed munaasabadda 1-da Maajo
Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka ee 1-da Maajo.
Ra’iisul Wasaaruhu waxa uu ku ammaanay shaqaalaha Soomaaliyeed doorkooda muhiimka ah ee ay ku leeyihiin dhismaha dalka, horumarinta dhaqaalaha, iyo xoojinta adeegyada bulshada, isagoo xusay in shaqaaluhu yihiin laf-dhabarta kobaca iyo adkeysiga...
Jubaland stages military show of force amid rising tensions in Gedo region
Beled-Hawo, Somalia — Jubaland has staged a large military parade on the outskirts of Beled-Hawo in the Gedo region, showcasing thousands of heavily armed troops following the completion of recent training, officials said.
The display comes amid heightened security and political tensions in the region, particularly in Beled-Hawo, a strategic town that was previously taken over by forces aligned with...
Soomaaliya oo Muqdisho ka xustay Maalinta Shaqaalaha Adduunka
Muqdisho – Kusimaha Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ahna Wasiir ku xigeenka wasaaradda, Xildhibaan Aamina Xuseen Cali, ayaa ka qaybgashay munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu xusay Maalinta Shaqaalaha Adduunka, taas oo ka dhacday magaalada Muqdisho.
Munaasabaddan waxaa soo qabanqaabiyay Xiriirka Ururrada Shaqaalaha Soomaaliyeed (FESTU), iyadoo taageero ka helaysay Hay’adda Shaqada...











