Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Soomaaliya iyo Cumaan oo ka wada hadlay horumarinta dekedaha iyo maalgashiga saadka

MUSCAT, Cumaan – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa magaalada Muscat ee dalka Cumaan kula kulmay hoggaanka sare ee shirkadda dowladeed ee ASYAD Group si ay uga wada hadlaan iskaashi ku saabsan horumarinta dekedaha, saadka isku dhafan iyo maalgashi istaraatiiji ah.   Kulanka ayaa waxaa hoggaaminayay Agaasimaha Guud ee ASYAD Group, Cumar bin...

Somalia seeks port investment partnership with Oman’s ASYAD Group

MUSCAT, Oman — Somalia’s Foreign Affairs and International Cooperation Minister Abdisaalan Abdi Ali held talks in Muscat with senior executives of Oman’s state-owned ASYAD Group on strengthening cooperation in port development, integrated logistics and strategic investment, officials said Monday.   The meeting brought together the Somali minister and ASYAD Group’s Director General, Omar bin Mahmoud Al-Mahrazi, along with other senior officials...

Diyaarad Ku Burburtay Suudaanta Koonfureed iyo 14 Qof oo Ku Dhintay

Juba – Diyaarad yar oo nooca Cessna ah ayaa Isniintii ku burburtay meel u dhow caasimadda Juba ee dalka Koonfurta Suudaan, waxaana ku dhintay dhammaan 13 rakaab ahaa iyo duuliyihii diyaaradda, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta duulista hawada.   Diyaaradda ayaa ka duushay garoonka caalamiga ah ee Juba International Airport, iyadoo ku burburtay qiyaastii 20 kiiloomitir u jirta magaalada. Warbixin horudhac ah...

Qaramada Midoobay Oo Ka Hadashay Weerarro Ka Dhacay Mali

New York – Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Guterres, ayaa si adag u cambaareeyay rabshado ka dhacay dalka Mali, kadib markii kooxo hubeysan oo argagixiso ah iyo kooxo gooni u goosad ah oo Tuareg ah ay qaadeen weerarro is daba joog ah oo lagu beegsaday ciidamada dowladda.   Afhayeenkiisa Stéphane Dujarric ayaa sheegay in Guterres uu aad uga walaacsan yahay wararka...

Soomaaliya oo Xoojineysa Amniga Maraakiibta Ganacsiga ee Xeebaheeda

Muqdisho – Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay inay ka go’an tahay xoojinta amniga maraakiibta ganacsiga ee mara xeebaha dalka, xilli ay sii kordhayaan walaacyada la xiriira amniga marin-biyoodka caalamiga ah.   Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay, Mudane Abuukar Baalle, oo carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay ilaalinta badaha Soomaaliya. Danjiraha ayaa sheegay in Soomaaliya ay leedahay xeebta ugu dheer dalalka dhul-weynaha Afrika,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Casho Sharaf ku Maamuusay Hoggaanka Dhaqanka Soomaaliyeed

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa casho sharaf ka dhacday Xarunta Madaxtooyada Qaranka ku maamuusay hoggaanka dhaqanka Soomaaliyeed oo isaga yimid guud ahaan dalka. Madaxweynaha ayaa odayaasha dhaqanka ku bogaadiyey doorkooda muhiimka ah ee ay ka qaataan nabadeynta, dib-u-heshiisiinta, dowlad-dhiska iyo ilaalinta midnimada ummadda Soomaaliyeed. Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa la wadaagay hoggaanka dhaqanka guulaha ay dowladdu...

Khatarta Burcad-badeedda oo Korortay Xeebaha Soomaaliya kadib Markab Kale oo La Afduubtay

MUQDISHO – Hay’adaha la socda amniga badaha ayaa ka digay koror ku yimid khatarta burcad-badeedda ee ka jirta xeebaha Soomaaliya, kadib markii markab xamuul ah noqday kii ugu dambeeyay ee lagu qabsado falal loo maleynayo burcad-badeednimo.   Hay’adda UK Maritime Trade Operations (UKMTO) ayaa sare u qaaday heerka khatarta ee maraakiibta maraysa aaggaas, iyadoo sheegtay in “dad aan loo oggolayn” ay...

Pirates seize another vessel off Somali coast as threat level increased

Maritime authorities are warning of an increased threat to ships off the coast of Somalia after a cargo ship became the latest vessel to be seized in a suspected act of piracy.   The UK Maritime Trade Operations (UKMTO) raised the threat level in the area to "substantial" as it reported "unauthorised persons" seized the vessel and re-directed it to Somalia's...

Somalia, Oman discuss stronger cooperation in transport and digital infrastructure

Muscat, April 27, 2026 — Somalia and Oman have agreed to strengthen cooperation in transport, communications and information technology as Mogadishu seeks to accelerate its digital transformation and expand regional economic links.   Somalia’s Foreign Affairs and International Cooperation Minister Abdisaalam Abdi Ali held talks in Muscat with Oman’s Minister of Transport, Communications and Information Technology, Said bin Hamoud Al Maawali,...

Soomaaliya iyo Cumaan oo xoojinaya iskaashiga gaadiidka, isgaarsiinta iyo tiknoolajiyadda

Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa magaalada Muscat kulan kula yeeshay Wasiirka Gaadiidka, Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyadda Macluumaadka ee Sultanadda Cumaan, Said bin Hamoud Al Maawali.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa iskaashiga labada dal ee dhinacyada gaadiidka, isgaarsiinta iyo tiknoolajiyadda macluumaadka (ICT), si kor loogu qaado...

WARAR KALE

Turkish Shipping Firm Akkon Lines Launches Operations in Somalia Through Mogadishu Port

MOGADISHU – Somalia's main seaport hosted a ceremony to welcome Turkish shipping company Akkon Lines, which has officially launched operations in the Horn of...

Somali Referee Omar Artan to Officiate UEFA Super Cup in Historic First for Somalia

MOGADISHU – Somali international referee Omar Abdulkadir Artan has etched his name into football history after being appointed to officiate the 2026 UEFA Super...

Somali Intelligence Seizes Over 100 Barrels of Bomb-Making Chemicals Allegedly Bound for Al-Shabaab

MERCA – Somali intelligence forces, backed by local militia fighters, have seized more than 100 barrels of chemical substances allegedly destined for the Al-Shabaab...