Booliska Columbus oo shaaciyay muuqaal la xirriira dilkii Sheekh Maxamed

MUQDISHO (SMN) - Booliska Columbus ee dalka Mareykanka ayaa shaaciyay muuqaal la xirriira dilkii Sheekh Maxamed Xasan Aadan oo ahaa imaamka masajidka Abuu Hureyra ee magaaladaas, sidoo kalena ahaa Xoghayaha Golaha Imaamyada Waqooyiga Ameerika ee Ayanna. Booliska ayaa sheegay in qofkasta oo haya macluumaad ku saabsan qofka waday gaariga jaalaha ah ee ka muuqda muuqaalka ay boolisku shaaciyeen uu la...

Guddoomiyaha Guddiga Xallinta Khilaafaadka oo u amba-baxay Garoowe

MUQDISHO (SMN) -Wafdi uu hogaaminayo gudoomiyaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada Maxamed Cawil Warsame ayaa saaka safar shaqo u aaday magaalada Garowe ee caasimadda dowlad goboleedka Puntland. Xubnaha guddiga oo ka kooban 4 xubnood ayaa goobjoog waxay ka noqon doonaan doorashada Golaha Shacabka BFS  ee ka dhici doonto Puntland. Guddiga Xallinta Khilaafaadka waxaa uu marwalba diyaar u yahay ka garnaqida Khilaafaadka Doorashada...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo wadahadal la yeeshay dhiggiisa dalka Tanzania

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali ayaa khadka telefoonka wada hadal kula yeeshay dhiggiisa Arrimaha Dibadda Jamhuuriyadda Midowdey ee Tanzania Marwo Liberata Mulamula, iyaga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka soojireenka ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Tanzania. Labada Wasiir ayaa wada-hadalkooda diiradda ku saaray sidii loo sii horumarin lahaa cilaaqaadka iyo...

Mahdi Guuleed oo raalli-gelin buuxda siiyey Ra’iisul wasaare Rooble

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo la hadlay warbaahinta ayaa si adag uga fal-celiyey hadallo kul-kulul oo kasoo yeeray xubno ka mid ah siyaasiyiinta gobollada waqooyi, gaar ahaan guddoomiye Cabdi Xaashi, Senator Cabdi Ismaaciil Samatar, Boqor Cusmaan Buurmadow iyo Xildhibaan Maareeye oo eedeyn culus u jeediyey ra'iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble. Mahdi Guuleed...

Doorashada kuraas ka mid ah BF oo maanta ka dhaceyso Garoowe

GAROOWE (SMN) - Magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal waxaa maanta lagu wadaa in lagu qabto doorashada shan kursi oo ka mid ah baarlamaanka federaalka. Kuraasta doorashadooda la qabanayo ayaa kala ah:- Hop196, Hop166, Hop249, Hop200 iyo Hop235 oo dhammaan deegaan doorashadood ay tahay Garoowe. Sidoo kale kuraastan ayaa ka mid ah 11 kursi oo ay horey Puntland ugu dhawaaqday inay...

DF iyo Midowga Afrika oo is-afgarad ka gaaray xaaladda kala guurka AMISOM

ADDIS ABABA (SMN) - Guddiga farsamada ee XF Soomaaliya Oo uu hoggaaminayay Agaasimaha Guud Wasaaradda Gaashaandhigga Xasan Maxamed Saciid Samantar, ayaa ka miro dhaliyay wadaxaajoodka lala yeeshay Golaha Amniga iyo Nabadda ee Midowga Afrika ( AU PSC). Kulanka ayaa ku saabsan dib u habeynta iyo qaabka hirgelinta qorshaha looga guurayo AMISOM amniga dalka, islamarkaana ula wareegi lahayeen ciidanka XDS iyo...

Somali Foreign Minister talks with Foreign Minister of Tanzania

MOGADISHU - The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Mr. Abdisaid Muse Ali, on Friday, spoke with H.E Amb. Liberata Mulamula, Minister of Foreign Affairs and East African Cooperation of the United Republic of Tanzania. The Foreign Minister underlined Somalia’s desire to strengthen its historic ties with the United Republic of Tanzania. Both Ministers discussed a number of...

Two people killed in central Somalia

GALKAYO - The bodies of two young men were found on the outskirts of Galkayo, the regional capital of Mudug in central Somalia on Thursday night. The killings are said to have been carried out by gunmen who fled the scene of the killings. holding the killings of tribesmen. Galmudug Police Commander Abdi Mumin Abdi Shire handed over the bodies...

WARAR KALE

Ciidamada DF iyo kuwa deegaanka oo la wareegay deegaano ku yaalla Sh/Dhexe

MAHADAAY (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in maanta ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka  ay howlgallo culus ka sameeyeen...

Soomaaliya oo ka qayb-galeyso shir looga hadlayo qaddiyadda Falastiin

BANJUL (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta oo Khamiis ah ka qeybgalaya kulanka loogu gogol...

Guddoomiyaha SoDMA oo booqday kaamamka barakacayaasha Gaalkacyo

GAALKACYO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka, Md. Maxamuud Macallim Cabdulle oo ay wehliyaan Agaasimaha guud ee Wasaaradda Gargaarka Galmudug, Guddoomiyaha gobolka Mudug,...