Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ciidamo taabacsan Lafta-Gareen oo isku dhiibay Maamulka Jubaland

DOOLOW - Ciidamo aad u badan oo taabacsanayaa madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed C/casiis Lafta Gareen oo ku sugnaa deegaanka Awdiinle oo ay ku sugnaayeen tan iyo markii laga saaray magaalada Baydhaba bishii hore, ayaa gaarey gobolka Gedo. Muuqaallo si weyn loogu baahiyay baraha bulshada ayaa muujinayo boqolaalaskari oo wata gaadiidka dagaalka gudahana usii galaya qaybo kamid ah gobolka Gedo, gaar...

Mucaaradka iyo Safiirka Turkiga oo ka wada hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka

Muqdisho - Waxaa Kulan Albaabada u xiran yahay uu guriga uu magaalada muqdisho ka deganyahay Madaxweynihii hore Sheekh Shariif ku yesheen Mucaaradka & Safiirka Dowladda Turkiga ee Soomaaliya.   Kulanka oo ah mid xasaasi ah ayaa Ajandaha ugu weyn uu ku saabsan yahay in Turkiga uu san ku dhex milmin xiisada gudaha ee Soomaaliya,sida ay Shabelle u xaqiijiyeen ilo ku dhow...

Madaxweyne Xasan Sheekh: Waxaa naga go’an in badda Soomaaliya laga dhigo laf-dhabarta dhaqaalaha dalka

MUQDISHO — Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in dowladda ay xoogga saarayso horumarinta badda si ay u noqoto laf-dhabarta kobaca dhaqaalaha dalka. Madaxweynaha ayaa hadalkan ka jeediyay munaasabad lagu daah-furayay xarunta cusub ee Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda. Wuxuu sheegay in qorshuhu yahay in dekedaha dalka la gaarsiiyo heer caalami si loo xoojiyo ganacsiga iyo xiriirka suuqyada caalamka. “Waxaa naga...

Faarax C/qaadir oo sheegay in baahi loo qabo nidaam qaran oo xogta waxbarashada lagu maareeyo

MUQDISHO — Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya, Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa ku baaqay in la sameeyo manhaj qaran oo mideysan iyo nidaam adag oo lagu hubinayo tayada macallimiinta, si loo xoojiyo heerka waxbarashada dalka. Wasiirka ayaa sheegay in nidaamka federaalka uu fursad u siiyay bulshada iyo ganacsatada inay ballaariyaan adeegyada waxbarashada, gaar ahaan meelaha ay dowladdu hore uga maqneyd. Si kastaba, wuxuu tilmaamay...

Soomaaliya oo ku biirtay cambaareynta weerarrada Iiraan ee dalalka Carabta

MUQDISHO — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu biirtay cambaareynta dalalka Carabta ay u jeediyeen weerarro la sheegay in Iiraan ay ka geysatay Bariga Dhexe, iyadoo muujisay taageero buuxda oo ay u hayso dowladaha Carabta. Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Xasan Maxamed Cali, ayaa ka qeyb galay kulan degdeg ah oo heer wasiir ah...

Somalia eyes maritime sector as backbone of economic growth, president says

MOGADISHU, Somalia — Somalia is prioritising the development and use of its vast maritime resources to drive economic growth, President Hassan Sheikh Mohamud said.   Speaking at the inauguration of a new headquarters for the Ministry of Ports and Marine Transport in Mogadishu on Wednesday, the president said the government aims to upgrade the country’s ports to international standards to boost...

Somalia urges unified curriculum, tighter teacher standards amid federal challenges

MOGADISHU — Somalia’s education minister has called for a unified national curriculum and stricter controls on teacher qualifications, warning that the federal system has complicated oversight and consistency in the sector.   Education Minister Farah Sheikh Abdulkadir said the decentralised structure had enabled communities and private actors to expand access to education across the country, particularly in areas long underserved by...

Somalia cabinet approves one-stop public service centre, backs UN ocean pact

MOGADISHU — Somalia’s cabinet on Thursday approved the establishment of a centralized public service centre aimed at streamlining government services, as it also endorsed a key United Nations maritime agreement, officials said.   Meeting in its weekly session chaired by Prime Minister Hamza Abdi Barre, the Council of Ministers signed off on the creation of the “Halmeel” one-stop service centre, which...

Somalia backs Arab condemnation of Iran over regional attacks

MOGADISHU — Somalia has formally joined Arab states in condemning alleged Iranian attacks on countries in the Middle East, expressing full support for Arab governments amid rising regional tensions.   Deputy Foreign Minister for Foreign Affairs and International Cooperation, Hassan Mohamed Ali, took part in an emergency ministerial meeting of the Arab League, held via videoconference, Somali officials said. The meeting focused...

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey dhismaha Xarunta Adeegga Mideysan ee “Halmeel”

Muqdisho – Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii toddobaadlaha ahaa ku ansixiyey dhismaha Xarunta Adeegga Mideysan ee “Halmeel”, oo hoostagi doonta Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha.   Xaruntan ayaa loo asteeyey isku-duwidda, mideynta, jaangooynta iyo horumarinta adeegyada dadweynaha ee Dowladda Federaalka, si muwaadiniintu ay u helaan adeegyo kala duwan oo isku xiran oo hal meel laga wada maamulo. Xarunta Adeeg Bixinta...

WARAR KALE

FBI Offers $150,000 Reward for Information Leading to Arrest of Somali Suspect

WASHINGTON, June 13 – The U.S. Federal Bureau of Investigation (FBI) has announced a reward of up to $150,000 for information leading to the...

Mareykanka oo $150,000 Dul Dhigay Soo Qabashada Nin Soomaali ah

WASHINGTON - Hay’adda Dembi-baarista Federaalka Mareykanka (FBI) ayaa ku dhawaaqday abaalmarin lacageed oo dhan ilaa $150,000 oo doolar, taas oo la siin doono qofkii...

Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Oo Tababar Ku Soo Gebagebeeyey Rwanda

KIGALI – Taliyaha Taliska Tababarada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Axmed Ciise Axmed, ayaa dalka Rwanda tababar ugu soo xiray saraakiil ka tirsan Ciidanka...