Guddiga doorashada Jubbaland oo shaaciyay liiska xildhibaanada cusub
KISMAAYO (SMN) - Gudigga Madaxa banaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka Jubaaland ayaa maanta shaaciyay liiska xubnaha cusub ee Golaha Wakiilada maamulkaasi.
Liiska la shaaciyay ayaa ka kooban illaa 75 xubnood oo ay soo xuleen odayaasha dhaqanka ee Jubbaland.
Doorashada madaxweynaha ayaa lagu wadaa inay dhacdo 25-ka bishan, waxaana Kismaayo ka socda qaban-qaabadii ugu dambeysay ee doorashada Jubbaland.
Halkan hoose ka akhriso:-
...
Sawirro: Shir wadatashi ah oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka ee SoDMA, Md. Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shir watashi ah oo muddo 2-cisho ah socon doona, kaas oo looga hadlaayo hagidda iyo iskuduwidda ka jawabista xaaladaha degdegga ah.
Kulankaan waxaa si wadajir ah u soo qaban-qaabiyay Hay'adda Maareeynta Musiibooyinka , Wasaarada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS iyo Barnamaijka...
Muxuu madaxweyne Xasan Sheekh ka yiri natiijada doorashada Somaliland?
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo si dhow ula socday doorashada dadweynaha Maamulka Soomaaliland ay codkooda ku dhiibanayeen ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha la doortay Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) iyo ku xigeenkiisa Mudane Maxamed Aw-Cali Cabdi.
Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa ugu hambalyeeyey xisbiyada kala ah; Waddani, Kaah iyo Kulmiye natiijada ay ka gaareen...
Somali President Congratulates New Somaliland Leadership, Reaffirms Unity Talks
MOGADISHU, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Tuesday extended his congratulations to Abdirahman Mohamed Abdullahi 'Irro' and his deputy, Mohamed Aw-Ali Abdi, following their election as President and Vice President of the Somaliland administration in northern Somalia.
In an official statement, Mohamud also recognized the significant role played by the political parties Waddani, Kaah, and Kulmiye in the...
Somalia’s Prime Minister Congratulates Somaliland’s New President
MOGADISHU, Somalia — Somalia's Prime Minister Hamsa Abdi Barre extended his congratulations to Abdirahman Mohamed Abdullahi Irro, who has been elected as the President of the Somaliland Administration.
"We congratulate my brother President Abdirahman Mohamed Abdullahi Irro who was elected as the President of Somaliland. I wish the President ease in carrying out the heavy duties he was elected to,"...
Ra’iisul wasaare Xamza oo u hambalyeeyay Cabdiraxmaan Cirro
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Madaxweynaha la doortay ee Maamulka Somaliland oo ku guulaystay doorashadii Madaxtinimada.
“Waxaan u hambalyeynaa Walaalkay Madaxweyne Cabdiraxman Maxamed Cabdullaahi Cirro oo loo doortay Madaxweynaha Maamulka Somaliland, Waxaan u rajeynayaa Madaxweynaha inuu Alle u fududeeyo gudashada waajibaadka culus ee loo doortay. ayuu yiri...
Cabdiraxmaan Cirro oo ku guuleystay doorashadii ka dhacday Somaliland
HARGEYSA (SMN) - Guddiga Doorashooyinka Somaliland ayaa ku dhawaaqay natiijada rasmiga ah ee doorashadii maamulkaasi ka dhacday 13-kii bishaan Novermber.
Guddoomiyaha guddiga dorashooyinka ayaa shaaciyay in doorashadan looga adkaaday madaxweyne Biixi oo markale u tartamay kursiga, waxaana madaxweynaha Somaliland ku guuleystay musharaxa xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullahi (Cirro).
Cirro ayaa musharaxa Kulmiye uga guuleystay codad ka badan 100 kun, taas oo...
Somaliland Election Results: Irro Wins Presidency
HARGEISA, Somalia — The Somaliland Electoral Commission on Tuesday declared Abdirahman Mohamed Abdullahi "Irro" as the victor in the presidential election, garnering 63.92% of the total votes.
His main rival, incumbent President Muse Bihi, received 34.81% of the vote.
This election marks a significant political shift in Somaliland, with Irro from the WADANI party leading the charge. The other major parties,...
SoDMA oo shirka COP29 kusoo bandhigtay warbixin lagu qiimeyn ah
MUQDISHO (SMN) - Waxaa hoollka ay Bulshada Bariga Africa (East African Community EAC), ku leedahay xarunta uu ka socdo shirweynaha caalamiga ah ee COP29, ka qabsoomay munaasabad ay Hay’adda Maareeynta Musiibooyinka SoDMA ku soo bandhigtay daraasad qiimeeeyn ah oo lagu ogaanayay baaxadda saameeynta khasaarahii iyo waxyeelladii ka dhalatay fatahaaddii El Niño ee dalka ku habsatay xilligii Deyrta 2023kii.
Kadib markii...
Guddiga loo xilsaaray doorashooyinka oo la tashi la bilaabay bulshada rayidka
MUQDISHO (SMN) - Guddiga Kumeel gaarka ah ee labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka u xilsaaran diyaarinta xeerarka doorashooyinka, Ururrada iyo Xisbiyadda JFS iyo sharciga dhismaha guddiga doorashooyinka iyo soohdimaha ayaa kulan wadatashi ah Magaaladda Muqdisho kula qaatay Ururrada Bulshada rayidka,
Kulanka oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Guddiga Xildhibaan Mahdi Maxamed Guuleed oo ay wehliyaan Guddoomiye kuxigeenka iyo Xoghayaha Guddiga ayaa...










