Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia Secures ¥14 Billion Debt Relief from Japan

MOGADISHU, Somalia — In a significant move bolstering Somalia's economic recovery, Finance Minister H.E. Bihi Iman Egeh signed a debt relief agreement with Japan on Thursday, amounting to ¥14 billion, approximately a hundred million dollars.   The agreement was inked alongside Mr. Ogihara Hiroshi, the Deputy Head of Mission at the Japan Embassy in Kenya. "This follows the successful debt relief process...

Somalia’s Council of Ministers Steps Up Anti-Terrorism and Money Laundering Efforts

MOGADISHU, Somalia — In its weekly session, Somalia's Council of Ministers, under the leadership of Prime Minister Hamsa Abdi Barre, delved into a comprehensive review of the nation's strategies and achievements in combating terrorism and financial crimes.   The primary focus was on disrupting the financial networks supporting Al-Shabaab, a terrorist group that has long plagued the region with its insurgent...

Somalia’s Intelligence Agency Arrests Two Al-Shabaab Affiliates in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — The National Intelligence and Security Agency (NISA) of Somalia announced on Thursday the arrest of two men with ties to the militant group Al-Shabaab in the capital city of Mogadishu.   The detainees have been identified as Sakariye, son of a senior Al-Shabaab figure, Said Abdullahi Sulsul, and Abdullahi Ahmed Hassan, a soldier accused of aiding the insurgents. According...

Shirka golaha wasiirada XFS oo lagu soo bandhigay warbixino xasaasi ah + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa lagu soo bandhigay warbixin ku saabsan Qiimeynta Qaranka ee la-dagaallanka argagixisadda iyo lacag dhaqista maadama dowlada Soomaaliya hirgelisay joojinta ilaha dhaqaale ee ay ku tiirsanaayeen kooxaha Khawaarijta.   Shirka oo uu guddoominaayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa  lagu soo bandhigay...

Dowladaha Soomaaliya iyo Japan oo Kala Saxiixday Heshiis Deyn Cafin ah + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige iyo Safiirka Dowladda Japan ee Dalka Kenya Mr. OGIHARA Hiroshi ayaa maanta si wadajir ah u saxiixay heshiis Dowladda Japan ay ku cafinayso lacag dhan 14-Bilyan oo lacagta Japan ah, doolar ahaan u dhiganta in ka badan Boqol Milyan oo Doolar. Heshiiskaan uu maanta saxiixay Wasiirka Maaliyadda XFS ayaa daba...

DF Soomaaliya oo guul ka sheegatay howlgal ka dhacay Jubbada Hoose + Sawirro

KISMAAYO (SMN)  - Dowladda Soomaaliya oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa guul wayn ka sheegtay howlgal ay ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa Jubbaland ka fuliyeen gobolka Jubbada Hoose.   Howlgalka oo ahaa mid qorsheysan laguna beegsaday Al-Shabaab ayaa ka dhacay deegaanada Cag Libaax iyo Orgiyoow , iyada oo khasaare lagu gaarsiiyay kooxda. Dowladda Soomaaliya ayaa sidoo kale sheegtay in howlgalkan ay kusoo furtay...

Somalia Defense Minister Outlines New African Union Mission in Regional Tour

MOGADISHU, Somalia — Somalia's Minister of Defense, Abdiqadir Mohamed Noor, has been actively engaging with troop-contributing countries for the forthcoming African Union mission, set to start in 2025.   Joined by Major General Ibrahim Sheikh Muhuddin, the Commander of the Somali National Army, along with other federal government and military officials, Minister Noor has been discussing the regional security framework and...

Jaamac oo faah-faahiyay socdaal uu ku marayo dalalka qeyb ka ah hawlgalka M/Afrika

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur, ayaa faahfaahin ka bixiyay socdaal uu ku marayo dalalka Soomaaliya ciidamadu ka joogaan iyo kuwa cusub ee lagu wado inay ku biiraan hawlgalka Midowga Afrika ee la qorsheynayo inuu bilowdo sanadka 2025.   Safarka waxaa ku wehliyay Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed, S/Gaas İbrahim Sheekh Muxudiin, iyo mas’uuliyiin ka socday dowladda...

Ciidamada NISA oo howlgallo ka wada duleedka magaalada Baydhabo + Ujeedka

BAYDHABO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay ayaa sheegaya in saaka ciidamada NISA, qaybta Koonfur Galbeed ay howlgallo culus oo ka dhan ah Al-Shabaab ay ka wadaan duleedka magaalada Baydhabo, kuwaas oo lagu xaqiijinayo amniga.   Ciidamada ayaa isku fidiyay aagga Baydhabo, waxayna gaareen illaa deegaanka Goofgaduud-buurey, si ay uga hortegaan weeraro ka yimaada Al-Shabaab. Saraakiisha hoggaamineysay howlgalka ayaa sheegay...

Sawirro: Taliyaha Booliska oo la kulmay saraakiil ka socota sirdoonka Mareykanka

MUQDISHO (SMN) -nTaliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed S/Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula qaatay khubaro ka socotay FBI-da Mareykanka.   Taliye Asad ayaa Saraakiisha Khubarada ah kala hadlay sidii ay kaalin uga qaadan lahaayeen tababarada Saraakiisha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed iyo xoojinta dib u habeynta ciidanka. Saraakiisha FBI-da ka socotay ayaa bogaadisay dardargelinta, horumarinta iyo dib u casriyeynta hanaanka shaqo...

WARAR KALE

African Union chief welcomes US-Iran peace deal, praises diplomacy

ADDIS ABABA, June 18 – African Union Commission Chairperson Mahmoud Ali Youssouf on Thursday welcomed a peace agreement reached between the United States and...

South West State leader meets Chinese ambassador to discuss development cooperation

MOGADISHU, June 18 – South West State President Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Madoobe, held talks in Mogadishu with China's ambassador to Somalia,...

Somalia condemns Somaliland leader’s Israel visit, approves rights commission member

MOGADISHU, June 18 – Somalia's cabinet on Thursday condemned a visit by Somaliland leader Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Cirro, to what it described as...