Egypt Backs Somalia’s Territorial Integrity Amid Maritime Tensions With Ethiopia
CAIRO - The Minister of Foreign Affairs, Ahmed Macallin Fiqi, has thanked the Egyptian government for its strong stance in protecting Somalia's territorial integrity and independence.
The statement comes as tensions rise over a maritime agreement between Ethiopia and the northern regions of Somaliland, which Egypt has openly opposed.
At a joint press conference in Cairo with Turkish Foreign Minister Hakan...
Somali Security Forces Capture Senior Al-Shabaab Commander
MOGADISHU, Somalia - Somali security forces successfully apprehended a high-ranking Al-Shabaab commander during an operation conducted in the Galgudud region of Galmudug State on Tuesday.
The operation, which targeted Al-Shabaab's activities, resulted in the capture of Idiris Mohamed Sheikh, a notorious figure responsible for the forceful collection of levies (Sakawat) from local populations.
According to officials, Idiris Mohamed Sheikh was a...
Idiris Maxamed oo usoo gacan galay Hay’adda NISA
MUQDISHO (SMN) - Idiris Maxamed Sh. Maxamed Nuur oo muddo dheer ka mid ahaa Kooxda AS ayaa u soo gacan galay Hay'adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed.
Idiris ayaa lagu qabtay 19-ka bishii la soo dhaafay Degaanka Mareergur oo ka tirsan Gobolka Galgaduud, waxaana lagu soo wareejiyay Hay'adda NISA.
Shaqsiyagan oo ay Hay'adda ku raadjoogtay in muddo ah, ayay qabashadiisa...
Somalia, Türkiye aim to boost diplomatic training ties
MOGADISHU, Somalia — Somalia and Türkiye on Monday discussed ways to enhance cooperation in diplomatic training, according to a statement from the Somali Foreign Ministry.
Foreign Minister Ahmed Moallim Fiqi met with Mesut Ozcan, director of the Diplomatic Academy of the Ministry of Foreign Affairs of Türkiye, in the capital Mogadishu.
The two sides agreed to strengthen the relationship between the...
Masar oo war cusub kasoo saartay heshiiska badda ee lala galay Itoobiya
QAAHIRA (SMN) - Wasiirka arrimaha dibadda dowladda FS musane Axmed Macallin Fiqi ayaa dowladda aan walaalaha nahay ee Masar uga mahadceliyey mowqifka cad ee ay ka taagantahay ilaalinta midnimada dhuleed iyo madax banaanida Soomaaliya.
Shir jaraa’id oo ay Qaahira ku wada qabteen wasiirka arrimaha dibadda Masar Badr Abdelatty iyo wasiirka arrimaha dibadda Turkiga Hakan Fidan ayuu Abdelatty ku sheegay in...
Sawirro: Madaxweynaha HirShabelle oo mashaariic ka dhagax dhigay Biyo Cadde
BIYO CADDE (SMN) - Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa galabta daah-furay Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Degmada Biyo-Cadde ee gobolka Shabeelaha Dhexe.
Sidoo kale Madaxweynaha ayaa dhagax-dhiggay:
1. Xarunta Degmada
2. Saldhigga Booliska
3. Garoonka Kubbadda Cagta
4. Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka
5. Leyrarka cadceeda ku shaqeeyo
“Iskuulka aan ka hirgelinay degmada Biyo-Cadde waxaan rajeynaa inuu soo saari doono arday tayo...
Wasiir Fiqi oo kulan la yeeshay wafdi ka socda dowladda Turkiga + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka arrimaha dibadda dowladda FS mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Akademiyadda diblomaasiyadda Turkiga oo ka tirsan wasaaradda arrimaha dibadda dalkaas.
Wasiir Fiqi iyo Proff Dr. Mesut Özcan ayaa ka wada hadlay iskaashiga labada dhinac iyo sare u qaadista tababarada taageerada ah ee diblomaasiyiinta Soomaaliyeed ka helaan Turkiga.
Wasiirka arrimaha dibadda dowladda FS mudane Axmed...
Al-Shabaab Prisoners Escape High-Security Prison in Puntland
GALKAYO, Somalia - In a startling turn of events, prisoners belonging to the Al-Shabaab militant group, who were awaiting execution, have escaped from a high-security prison in the city of Galkayo, located in the Puntland administration of Somalia.
The escapees were convicted of serious crimes including murders and bombings and were due to be executed after their sentences were handed...
Mas’uuliyiin iyo shacab ka qayb-galay dibad-bax ka dhacay Muqdisho + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Wasiiro, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka, Xildhibaano iyo boqolaal shacab ah ayaa maanta xeebta Liido ee degmada Cabdicasiis uga qeybgalay Banaabax weyn, kaas oo halkudhig looga dhigay ololaha ciribtirka Khawarijta iyo naqdinta ficiladooda guracan.
Sidoo kale banaanbaxaan ayaa maanta waxaa qeyb ka ahaa shaqaalaha iyo agaasimayaasha waaxyaha kala duwan ee hay’adda SoDMA iyo shacab badan...
Maxaabiis Shabaab ah oo ka baxsatay xabsi ku yaalla magaalada Gaalkacyo
GAALKACYO (SMN) - Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in xalay xabsi ku yaalla waooyiga magaaladaas ay ka baxsadeen maxaabiis Shabaab ah oo ku xirnaa xabsigaasi.
Afar kamid ah maxaabiista ayaa fakatay, waxaana sidoo kale jiro 9 kale oo ay soo qabteen ciidamada ammaanka oo howlgal ka daba tag ah sameeyay.
Maxabiista baxsatay oo horay loogu...









