Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Midowga Afrika oo ka fekerayo go’aan ka gaarista codsi ay u dirtay DF Soomaaliya

ADDIS ABABA (SMN) - Midowga Afrika ayaa ka baaraan-degaya codsi uga yimid Soomaaliya, kaasoo ahaa in la hakiyo dhimista Ciidamada Midowga Afrika, iyadoo dib loo dhigayo qeybtii bishan bixi lahayd sababo la xiriira xaalada amni iyo cabsi laga qabo inay dib ula wareegto goobagha la faarujinayo.   Al-Shabaab oo xiriirka la leh Al-Qaacidda ayaa in ka badan 17 sano ka waday...

Bangiga Adduunka oo warbixin kasoo saaray horumarka dhaqaalaha Somalia

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa ka qeybgalay shirka Warbixinta Dhaqaalaha Soomaaliya ee sanadlaha ah ee uu soo qabanqaabiyay Bangiga Adduunka.   Warbixinta Dhaqaalaha Soomaaliya ee sanadlaha ah ayaa sanadkaan diirada lagu saaray wax ka qabashada dhibaatooyinkii iyo caqabadaha ay leedahay Isbeddelka cimilada oo Soomaaliya dhinacyo badan ka saamasay. Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Biixi Imaan Cige oo hadal...

Ciidamada Israel oo qabtay nin kusoo jeeday Soomaaliya si uu ugu biiro Daacish

TEL AVIV (SMN) - Ciidamada ammaanka Israa’iil ayaa xiray qofi looga shakiyay inuu isku diyaarinayo ku biirista Daacishta Soomaaliya, oo hadda Mareykanka uu ka digayo inay martigeliso hogaamiyaha Ururka, isla-markaana isku ballaariso gobolka Geeska Afrika.   Eedeysanaha oo da’diisa lagu sheegay 17-sano jir, ayaa ka soo jeeda Waqooyiga-bari ee Israel oo ay degan yihiin Muslimiinta, waxaana gacanta ku dhigay Askar ka...

DF Soomaaliya oo Sweden kala hadashay taageerada dagaalka Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ku qaabilay Safiirka dowladda Sweden u fadhiya Soomaaliya, Mudane Joachim Waern ayaa kala hadlay xoojinta dadaalada socda, taageerada dowladda Sweden ee dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaan iyo kaabayaasha kale ee muhiimka u ah Soomaaliya.   Wasiir Cabdulqaadir ayaa sharaxay sida dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay uga go’antahay...

Israel troops detain man planning to join ISIS im Somalia

TEL AVIV - Israeli security forces recently arrested a resident of the country’s north on suspicion of preparing to join ISIS in Somalia, the Israel Police revealed on Monday.   The suspect, who was identified as a 17-and-a-half-year-old male from the almost entirely Muslim village of ‘Ara northeast of Hadera, was apprehended by officers of the police’s Coastal District and the...

AU considers plea to delay troop withdrawal from Somalia

ADDIS ABABA - The African Union was studying a request from Somalia Thursday to slow down the withdrawal of its forces deployed in the country against Islamist militants, officials from the body said.   Al-Shabaab, an Al-Qaeda-affiliated group, has been waging a deadly insurgency against the fragile central government in Somalia for more than 17 years. UN resolutions called for forces in...

Sawirro: Fiqi oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Mareykanka

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Khamiis ah Caasimadda Muqdisho kaga guddoomay nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirannimo Safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Richard H. Riley.   Wasiir Axmed Fiqi ayaa yididdiilo u muujiyay Danjire Richard Riley, isaga oo u rajeeyay in uu...

Somali Minister of Internal Security Meets with EU Delegation to Discuss Key Issues

MOGADISHU, Somalia - Somali Minister of Internal Security, Abdullahi Sheikh Ismail Fartaag, hosted an EU delegation led by Karin Johansson on the morning of June 20, 2024. The meeting, held in Mogadishu, focused on a range of critical issues, including the security transition, Darawish training, and stabilizing liberated areas.   Minister Fartaag expressed his commitment to continuing cooperation with the European...

U.S. Ambassador Presents Credentials to Somali Foreign Minister

MOGADISHU, Somalia - The newly appointed Ambassador of the United States of America to the Federal Republic of Somalia, Richard H. Riley, presented his credentials to the Minister of Foreign Affairs and International Cooperation Ahmed Moallim Fiqi Ahmed, in the capital city of Mogadishu on Thursday.   Minister Ahmed Fiqi warmly welcomed Ambassador Riley, expressing his best wishes for the ambassador's...

Sawirro: Wasiirka amniga oo qaabilay safiirka Midowga Yurub ee Somaaliya

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Danjiraha Midowga Yurub u fadhida Soomaaliya Marwo Karen Johanson.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta wada shaqeynta iyo iskaashiga labada dhinac, qorshaha marxaladda kala-guurka ee Ciidanka Midowga Afrika ee ATMIS, tababarrada Ciidamada Daraawishta Boliiska, horumarinta sharciyada iyo qorshaha xasillinta goobaha laga...

WARAR KALE

African Union chief welcomes US-Iran peace deal, praises diplomacy

ADDIS ABABA, June 18 – African Union Commission Chairperson Mahmoud Ali Youssouf on Thursday welcomed a peace agreement reached between the United States and...

South West State leader meets Chinese ambassador to discuss development cooperation

MOGADISHU, June 18 – South West State President Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Madoobe, held talks in Mogadishu with China's ambassador to Somalia,...

Somalia condemns Somaliland leader’s Israel visit, approves rights commission member

MOGADISHU, June 18 – Somalia's cabinet on Thursday condemned a visit by Somaliland leader Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Cirro, to what it described as...