Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta dib ugu soo laabtay dalka
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib safaro shaqo uu ku tagay dalalka Norwey, Switzerland, Turkiga iyo Jabuuti.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa magaalada Oslo ee dalka Norway uga qeybgaley Madasha Nabadda ee Oslo , halkaas oo uu hadal ka jeediyay. Waxaa sidoo kale uu Madaxweynaha uu kulamo...
Somalia asks peacekeepers to slow withdrawal, fears Islamist resurgence
MOGADISHU, SOMALIA — Somalia's government is seeking to slow the withdrawal of African peacekeepers and warning of a potential security vacuum, documents seen by Reuters show, with neighboring countries fretting that resurgent al-Shabaab militants could seize power.
The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), a peacekeeping force, is committed to withdrawing by Dec. 31, when a smaller new force is...
Guddoomiyaha SoDMA oo shir uga qaybgalay dalka Japan + Sawirro
HIMEJI (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa magaalada Himeji ee dalka Japan kaga qeybgalay Shirka madasha caalamiga ah ee fahamka khatarta musiibada “Understanding Risk Global Forum “.
Gudoomiyaha ayaa madashaan ka jeediyay khudbad uu kaga hadlaayo sooyaalka hay’adda SoDMA, guulaha ay gaartay labadii sanno ee la soo dhaafay, howlaha hortabinta u leh hay’adda iyo caqabadaha horyaala,...
Southwest state troops claim upper hand in Operation against Al-Shabaab
BAIDOA, Somalia - The Southwest Darwish Army, under the command of Commander Sandheere Hassan Adan, conducted a successful operation against Al-Shabaab in the Burhakaba District of the Bay Region.
The operation, which was recently executed, targeted areas known to be frequented by members of Al-Shabaab, dealing a severe blow to their operations in the region.
Commander Sandheere Hassan Adan, speaking about...
Two Somali MPs narrowly Escape Kidnapping Attempt in Nairobi
NAIROBI, Kenya - Two members of the Somali Federal Parliament, Ahmed Abdi Kooshin and Hassan Abdinur, were briefly detained by unidentified individuals in Nairobi, Kenya.
The MPs were reportedly stopped by men in a vehicle resembling Kenyan security agents while leaving a hotel. A third MP, Ali Mahdi Qalato, managed to escape the clutches of the would-be kidnappers.
According to sources...
Koonfur Galbeed oo guul ka sheegtay howlgal ka dhacay gobolka Baay
BUURHAKABA (SMN) - Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed ayaa maanta howlgal ka dhan ah Al-Shabaab ka sameyey deegaano hoos yimaada Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay.
Howlgalkan ayaa waxaa horkacayey taliyaha Ciidanka Daraawiishta Degmada Buurhakaba Sandheere Xasan Aadan, kaas oo sheegay inay guullo ka gaareen.
Inta uu socday howlgalka ciidanka ayaa burburiyey goobo ay ku sugnaayeen xubno ka tirsan Al-Shabaab, sida uu sheegay...
Axmed Madoobe oo maamul cusub u magacaabay degmada Baardheere
BAARDHEERE (SMN) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo wareegto soo saaray ayaa maanta maamul cusub u magacaabay degmada Baardheere ee gobolka Gedo.
Sida lagu sheegay wareegtada waxaa Aadan Muxumed Axmed loo magacaabay gudoomiyaha degmada Baardheere, ayadoo ku xigeenka degmada loo magacaabay Mudane Saleebaan Cabdi Badal.
Wareegtada ayaa u qornayd sidatan:-
MADAXWEYNAHA JUBALAND OO MAGACAABAY GUDOOMIYAHA IYO GUDOOMIYE...
Rag dil, dhaawac iyo dhac ka gaystay Muqdisho oo lasoo qabtay + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa howlgal ay ka sameeyeen gudaha magaalada Muqdisho waxa ay kusoo qabteen ku dhowaad 10 eedeysane oo loo haysto inay dil, dhaawac iyo dhac ka gaysteen qaar kamid ah degmooyinka gobolka Banaadir.
Qoraal kasoo baxay Taliska Booliska Gobolka Banaadir ayaa waxaa lagu sheegay in raggan ay ay ku jirto shabakad abaabulan oo dhibaatooyin ka...
Ciidanka sirdoonka Kenya oo ka xeystay xildhibaano ka tirsan BF Soomaaliya
NAIROBI (SMN) - Ciidanka Sirdoonka Kenya ayaa ka xeystay Xildhibaan Xasan Cabdi Nuur iyo Xildhibaan Kooshin oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, kuwaas oo maalmahaan ku sugnaa magalaada Nerobi.
Ilo xog-ogaal ah ayaa Shabelle u xaqiijiyey in ay Ciidankan ka tirsan Nabadsugida Xildhibaanada ku qasbeen in ay si xoog ah ku raaceen, ilaa hadana lama oga sababta iyo meesha ay la...
Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray dalka Jabuuti + Sawirro
JABUUTI (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyaga oo kulankooda diiradda ku saaray xoojinta xiriirka qotoda dheer ee ka dhaxeeya labada dal iyo sidii loo sii xoojin lahaa iskaashiga dhinacyada kala duwan sida amniga iyo dhaqaalaha.
Madaxweynahe Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa...












