Somali Government Gears Up for National Day Celebrations
MOGADISHU, Somalia - The Minister of Interior, Federal Affairs, and Reconciliation Ali Yusuf Ali Hosh said on Wednesday that the preparations for the upcoming national days on June 26 and July 1 are in full swing.
The members of the ministerial-level committee who are responsible for organizing the celebrations convened to discuss the arrangements needed to ensure a successful and...
Faah-faahino kasoo baxaya dagaal xoogan oo ka dhacay degmada Qoryooley
QORYOOLEY (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in maanta dagaal beeleed uu dib uga qarxay degmada Qoryooley ee gobolkaasi, kaas oo u dhexeeyo labada maleeshiyo beeleed oo ku wada sugan halkaasi.
Dagaalka oo ahaa mid xoogan ayaa kusii fiday xaafado horleh, waxayna labada dhinac isku adeegsadeen hubka noocyadiisa kala duwan.
Sidoo kale waxaa lasoo wariyay inuu...
Islamic State in Somalia poses a growing threat, US officials say
WASHINGTON - The U.S. is intensifying its counterterrorism efforts in Somalia due to a rising threat from ISIS-Somalia, the regional affiliate of the Islamic State (ISIS).
The Concerned U.S. officials report that ISIS-Somalia has evolved from a financial hub to potentially hosting IS's global leader.
Senior U.S. defense officials believe that ISIS leaders see Africa as a strategic expansion zone, with...
Khatarta Daacishta Soomaaliya oo sii kordhayso iyo Mareykanka oo ka digay
MUQDISHO (SMN) - Mareykanka ayaa sheegay inuu sii xoojinayo howlgallada Soomaaliya, sababo la xiriira khatarta sii kordheysa ee dagaalyahanada Daacish, ee saldhigyada ku leh buuraha gobolka Bari ee maamulka Puntland.
Saraakiisha Mareykanka ayaa xusay in Daacishta Soomaaliya ay markii hore diri jirtay dhaqaale lagu fuliyo weerarada dibadda balse hadda ay suurtagal tahay inay ku martigeliso Soomaaliya hogaamiyaha guud ee Daacish.
Saraakiisha...
Ahmed Madobe Vows Troops Will Not Return from Liberated Bulo Haji
BULA HAJI, Somalia - In a bold move to reassure the residents of Bulo Haji, President Ahmed Madobe of the Jubbaland administration has promised that government forces and those from the administration who recently liberated the area will not be returning.
During a visit to Bulo Haji, located 90 kilometers west of Kismayo City, President Madobe addressed the residents and...
Axmed Madoobe oo ballan qaaday in ciidamada ay kaso bixi doonin Buulo Xaaji
KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha maamulka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ballan-qaaday in ciidamada dowladda iyo kuwa maamulkaas ee xoreeyay deegaanka Buulo Xaaji aysan dib uga soo laaban doonin magaaladaasi.
Axmed Madoobe oo booqday deegaankan oo 90 KM galbeed ka xiga magaalada Kismaayo ayaa dadka deegaanka u ballan qaaday inay gaarsiin doonaan adeegyada dowladda.
“Waxaan saaka idin kuugu imid inaan...
Wasiirka arrimaha gudaha XFS oo guddoomiyay kulan muhiim ah + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Iyada oo ay nagu soo fool-leeyihiin todobaadka xoriyadda, Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ayaa maanta mar kale martigelisay kulankii guddiga qabanqaabada maalmaha xoriyadda ee 26-ka Juunyo iyo 1-da Luulyo, kaasi uu guddoomiyo Wasiirka Wasaaradda mudane Xildhibaan Hon Ali Yusuf Ali - Xoosh.
Kulankan oo ay goobjoog ka ahaayeen xubnaha guddiga heer wasiir, hey’addaha kala...
Somali Army Launches New maneuver Against Al-Shabaab in Hiran Region
BULA BURDE, Somalia - In a significant development in the ongoing conflict against Al-Shabaab, the Somali National Army (SNA) has initiated a new military movement in the areas surrounding the Buulo-Burde district of the Hiran region.
The operation aims to launch a fresh campaign to liberate areas still under the control of the militant group and to reclaim the entire...
Jubaland President Ahmed Madobe Visits Recently Liberated Bula Haji
KISMAYO, Somalia - Ahmed Madobe, the president of Jubaland, made an unannounced visit to Bula Haji town near Kismayo, the capital of the Lower Juba region on Tuesday.
The visit comes just days after the village was liberated from the control of the Al-Shabaab militant group, which had been in control of the area for over a decade.
During his visit,...
Ciidamada dowladda oo dhaq-dhaqaaqyo ka wada degmada Buulo-burde
BUULO-BURDE (SMN) - Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ay haatan dhaq-dhaqaaqyo ka dhan ah Al-Shabaab ka bilaabeen dhinaca degmada Buulo-burde ee gobolkaasi.
Ujeedka ciidamadan ayaa ah inay qaadaan guluf ka dhan ah Al-Shabaabka ku sugan Hiiraan, si ay uga xoreeyaan deegaanada ay ka haystaan gobolkaasi.
Saraakiisha hoggaamineyso ciidamada ayaa sheegay inay u raqaansan doonaan...









