Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo guddoomiya shir muhiim ah + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Md Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa guddoomiyey shir gaar ah oo ay yesheen qaban-qaabiyeyaasha shirka lagu soo bandhigayo warbixin dhammaystiran oo ku saabsan qiimaynta waxyeellada, khasaarahii ka dhashay fatahaaddii iyo daadadkii El-Nino ee sanadkii hore ku dhuftay dalka, kaas oo Talaadada soo aaddan ka furmaya Muqdisho.   Kulankaan waxaa goobjoog ka ahaa George Conway...

Somali President Hassan Sheikh Mohamud Departs for Norway on a Three-Day Official Visit

Mogadishu, Somalia - Somali President Hassan Sheikh Mohamud has left the country on a three-day official visit to Norway. The President is scheduled to hold bilateral talks with the Norwegian Prime Minister to further enhance the Somalia-Norway strategic bilateral relations in various areas of mutual interest.   During his visit, President Mohamud will also deliver a keynote address at the annual...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir muhiim ah kusoo xiray Kismaayo

KISMAAYO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa shir guddoomiyay kulanka banbaxa guddiga ah ee Golaha Shacabka oo maanta lagu soo gaba gabeeyay Magaaladda Kismaayo ee Caasimadda KMG ah Dowlad Goboleedka Jubaland, waxaana kulanka sidoo kale ka qeyb gashay Guddoomiye Kuxigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar.   Kulanka oo maalmihii lasoo...

Madaxweynaha Soomaaliya oo safar ugu baxay dalka Norway + Ujeedka

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u ambabaxay dalka Norway, halkaas oo uu ku tagi doono booqasho shaqo oo muddo saddex maalmood ah.   Madaxweynaha ayaa Inta uu ku sugan yahay Oslo, waxaa wadahadallo laba geesood ah la yeelan doonaa Ra'iisul Wasaaraha Norway si loo xoojiyo xiriirka istiraatiijiyadeed ee labada dal. Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa...

Wasiir Fartaag oo la kulmay Ergeyga gaarka ah ee xasilinta iyo ilaalinta rayidka

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee XFS Mudane Abdullahi Sheikh Ismail - Fartaag iyo Ergeyga gaarka ah ee xasilinta iyo ilaalinta rayidka Madaxweynaha Cumar Xaashi ayaa ka wada hadlay xasilinta nabad gelyada iyo deganaanta guud ahaan dalka, gaar ahaan sidii xal loogu heli lahaa arrimaha soo laa-laabtay ee ka taagan qaar kamid ah deegaanada Galmudug.   Wasiirka iyo Ergayga...

Khasaaraha dhimashada dagaal beeleedka ka dhacay Galgaduud oo kordhay

XERAALE (SMN) - Khasaaraha dhimashada iyo midka dhaawaca ah ee ka dhashay dagaal beeleedkii shalay ka dhacay waqooyiga gobolka Galgaduud ayaa sii kordhay, sida ay shaaciyeen saraakiisha laamaha amniga.   Taliye ku xigeenka ciidanka booliska, qaybta Galgaduud, Gaashaanle Dhexe Cabdicasiis Ibraahim Aadan oo wareysi siiyay Idaacadda Shabelle ayaa sheegay in dagaalkan ay ku dhinteen ku dhawaad 50 qof, ayna ku dhaawacmeen...

Galmudug President Appoints peace committee to end clan fighting

GALKAYO, Somalia — Galmudug state President Ahmed Abdi Karie Qoor Qoor, has announced the appointment of a 5-member committee to mediate in ongoing inter-clan fighting in the northern Galgaduud region.   The appointment spans various sectors, including the Ministries of Interior, Security, Finance, Religious Affairs, and Information. The ministerial-level committee is expected to address pressing issues work towards resolving the tribal feud...

Somali Military Seizes Boat with Illegal Weapons in Barawe

BARAWE, Somalia — Somali military and security forces conducted an operation near the coastal town of Barawe in the Lower Shabelle region, seizing a boat loaded with small arms and ammunition.   The boat, which was docked on the coast of Barawe without a known destination, was intercepted by the army, leading to the arrest of three individuals suspected of carrying...

Somali Government Calls for Peace Amid Renewed Tribal Conflict in Galgadud

MOGADISHU, Somalia - The Government of Somalia issued a statement addressing the renewed tribal warfare on the outskirts of Abudwaq town in the Galgaduud region.   In a press release from the Ministry of Interior, the government has called for peace among the militias currently engaged in conflict in the Landheer area of the region. The Ministry also urged the Galmudug administration...

Doon siday hub sharci darro ah oo lagu qabtay xeebta magaalada Baraawe

BARAAWE (SMN) - Ciidamo isugu jira Milatari iyo Nabad sugid ayaa howlgallo waxa ay ka sameeyeen deegaano ku dhow magaalo xeebeedka Baraawe ee gobolka Shabeelaha Hoose.   Howlgalkan ayaa daarnaa dooni la sheegay in ay sidday hub sharci darro ah, taasi oo goosheysay xeebta Baraawe, iyada oo aan la ogeyn halka ay kusii jeeday. Ciidamada ayaa ku guuleystay in ay gacanta kusoo...

WARAR KALE

Masar oo Xoojisay Taageerada Midnimada Soomaaliya iyo Iskaashiga Labada Dal

Muqdisho – Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika, Danjire Maxamed Kariim Shariif, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, si loo...

Somalia, Egypt Hold Aid Talks in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief met Wednesday with a senior Egyptian official in Mogadishu to strengthen humanitarian cooperation.   The chairman of SoDMA, Mohamud...

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...