Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia: SODMA Commissioner Meets with Qatar Ambassador

MOGADISHU, Somalia - In a significant development for Somalia's humanitarian efforts, the Commissioner of the Somali National Disaster Management Agency (SODMA), Mohamud Moalim, recently met with the Ambassador of Qatar to Somalia, Abdalla bin Salim Al Nuaimi.   The meeting, held in Mogadishu, focused on reviewing the progress of projects pledged by the Qatari government to SODMA. The meeting comes as a...

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la yeeshay safiirka Qatar + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka, Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa xarunta dhexe ee SoDMA kulan kula qaatay Safiirka Dowladda Qatar u jooga Soomaaliya, Dr Cabdullahi Binu Salem Al Nuaimi.   Kulankaan ayaa looga hadlay waxyaabaha ka fulay mashariicdii ay Dowladda Qatar hay’adda u ballanqaadday, dhameestirka waxa ka dhiman, sidoo kale Safiirka ayaa Guddoomiyaha ku wargeliyey in ka dowlad ahaan...

DF oo wadda dadaalo lagu soo celinayo dhalinyarada ku dhibaateysan Liibiya + Sawirro

TRIPOLI (SMN) - Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha XFS Xildhibaan Maxamed Barre Maxamuud ayaa magaalada Tripoli ee caasimadda dalka Liibiya kula kulmay koox dhallinyaro Soomaaliyeed ah oo go'aansaday inay dalkooda hooyo ku soo laabtaan ka dib markii dhibaatooyin badan la kulmeen xilli ay doonayeen inay ka sii tahriibaan wadankaas.   Wasiirka ayaa ku wargeliyay dhallinyaradaan in 15 ka mid ah ay...

Duqa Muqdisho oo kulan la xisaabtan ah la yeeshay guddoomiyeyaasha Hodan iyo Howlwadaag

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan isla xisaabtan iyo dardargelin shaqo la yeeshay heerarka kala duwan ee Maamulada Degmooyinka Howl-wadaag iyo Hodan.   Kulankan waxaa sidoo kale goob joog ka ahaa Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasada Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh). Duqa Muqdisho ayaa warbixin la xariirta horumarrada...

Ra’iisul wasaare Xamza oo u ambabaxay dalka Koonfurta Kuuriya + Ujeedka

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka ambabaxay dalka Koonfurta Kuuriya, iyaga oo ku sii jeeda magaalada Seoul oo ay uga qaybgali doonaan shir madaxeedka Jamhuuriyadda Koonfur Kuuriya iyo Afrika, oo qabsoomaya 4 – 5 Juun.   Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya Farhan Jimale oo faah faahiyay safarka Ra’iisul Wasaaraha,waxa...

Somalia’s Opposition Party Voices Concern Over Increasing Restrictions on Media and Journalists

MOGADISHU, Somalia - In a statement released on Sunday, Somalia's leading opposition party, Himilo Qaran Party, expressed deep concern regarding the escalating restrictions and pressures faced by independent media and journalists in the country.   The party highlighted the constitutional rights of the media and journalists, citing Articles 18 and 32 of the Transitional Constitution of the Federal Republic of Somalia,...

Strengthening Ties: Somali Security Minister Meets with Turkish Ambassador to Discuss Cooperation

MOGADISHU, Somalia - Somali Security Minister Abdullahi Sheikh Ismail Fartaag met with the Turkish Ambassador to Somalia, Mr. Alper Aktaş, to discuss ways to enhance the already strong relationship between the two countries.   The meeting took place in Mogadishu, Somalia, where both officials expressed their commitment to further strengthening cooperation in various areas. The Somali government has long recognized the significant...

Xisbiga Himilo Qaran oo walaac ka muujiyay cadaadiska lagu hayo Warbaahinta

MUQDISHO (SMN) - Xisbiga Himilo Qaran wuxuu walaac xooggan ka muujinayaa xayiraadaha iyo cadaadiska sii kordhaya ee ay la kulmayaan warbaahinta madaxa bannaan iyo suxufiyiinta Soomaaliyeed. Sida uu qeexaayo Dastuurka KMG ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya qodobadiisa 18aad iyo 32aad, warbaahinta iyo suxufiyiintuba waxay leeyihiin xuquuq lama taabtaan ah oo uu si cad u dhowray Dastuurka KMG ah.   Dhacdooyinkii u dambeeyay...

Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre Departs for Korea – Africa Summit 2024

MOGADISHU, Somalia - In a significant move towards fostering international cooperation and development, Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre departed today for the Republic of Korea to attend the 2024 Korea - Africa Summit.   The historic summit, scheduled for June 4, 2024, will see the participation of Heads of State, Government, and representatives from African countries, the African Union, and...

Sawirro: Maxay ka wada-hadleen wasiir Fartaag iyo Safiirka Turkiga ee Somalia?

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa la kulmay Danjiraha Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Mudane Alper Aktaş, waxana ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo Iskaashiga walaalnimo ee u dhexeeya labada dal, gaar ahaan taageerada ay siiyaan hey’adaha amniga dalka.   Wasiirka oo uga mahadceliyey taageerada walaaltinimo ee ay siiyaan Soomaaliya, ayaa...

WARAR KALE

Masar oo Xoojisay Taageerada Midnimada Soomaaliya iyo Iskaashiga Labada Dal

Muqdisho – Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika, Danjire Maxamed Kariim Shariif, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, si loo...

Somalia, Egypt Hold Aid Talks in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief met Wednesday with a senior Egyptian official in Mogadishu to strengthen humanitarian cooperation.   The chairman of SoDMA, Mohamud...

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...