Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Guddoomiye ku xigeenkii arrimaha bulshada Lafoole oo lagu dilay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Kooxo hubeysan ayaa xalay magaalada Muqdisho ku dilay Allaha u naxariistee guddoomiye ku xigeenkii arrimaha bulshada deegaanka Lafoole, Mukhtaar Nuur Geesey.   Marxuumka ayaa waxaa lagu toogtay agagaarka gurigiisa oo ku yaallo degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir, sida ay Idaacadda Shabelle u xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ah. Wararka ayaa sheegaya in rag ku hubeysnaa bistoolado ay dileen marxuumka, kuwaas oo...

Blinken and Somali President Discuss Security Interests and Counterterrorism Efforts

MOGADISHU, Somalia -  In a diplomatic engagement, U.S. Secretary of State Antony J. Blinken held a telephone conversation with Somali President Hassan Sheikh Mohamud, focusing on shared security interests in the Horn of Africa region.   The discussion encompassed a range of critical topics, including the need to reduce regional tensions, focus on counterterrorism objectives, and finalize planning for a successor...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xiriir la sameeyay Antony Blinken

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo khadka telephone-ka kula hadlay Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee dalka Mareykanka, Antony Blinken, ayaa ka wadahadley xiriirka labada dal.   Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wasiirka Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa wadahadalladooda diiradda ku saaray arrimo ay ka mid yihiin la-dagaalanka kooxaha argagixisada iyo qorshayaasha Dowladda Soomaaliya ee howgalka Midowga...

IOM Somalia: Collaborating for Stabilization, Migration Management, and Security

MOGADISHU, Somalia - In a meeting with Mr. Frantz Celestin, the head of the International Organization for Migration (IOM) in Somalia, we engaged in constructive discussions centered on key areas critical to Somalia's stability and development.   These discussions highlighted the importance of collaboration in enhancing migration management, border security, and the rule of law, all of which are vital components...

Taliyihii saldhigga Bardaale oo maanta lagu dilay dagaal ka dhacay degmadaasi

BARDAALE (SMN) -  Taliyihii Saldhigga degmada Bardaale ee gobolka Baay iyo saraakiil kale ayaa ku geeriyooday dagaal qaraar oo illaa haatan ka socda gudaha degmadaasi.   Dagaalkan oo saaka soo bilowday ayaa u dhaxeeyo maleeshiyo beeleed deegaanka ah iyo ciidanka Koonfur-Galbeed, waxaa jira khasaaro dhimasho iyo dhawaac leh oo kala gaaray labada dhinac. Sida ay ilo deegaanka ah Shabelle u xaqiijiyeen dagaalka...

Ciidamada dowladda oo ka hortegay qarax lagu diyaariyay Buulo-mareer

BUULO-MAREER (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in maanta ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ay howlgal qorsheysan ka sameeyeen aagga magaalada Buulo-mareer ee gobolkaasi.   Howlgalkan oo uu fuliyay Ururka 26-aad Guutada 6-aad Qaybta 60-aad CXD ayaa waxaa lagu fashiliyay qarax miino oo ay Al-Shabaab ku diyaariyeen waddo aada dhinaca beeraha magaaladaasi. Ciidamada ayaa ku guuleystay inay miinada...

Dagaal culus oo dib uga qarxay degmada Bardaale + Khasaaraha

BARDAALE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay ayaa sheegaya in haatan dagaal culus uu ka socdo gudaha degmada Bardaale ee gobolkaasi.   Dagaalka oo ah mid xoogan ayaa u dhexeeyo ciidamada Koonfur Galbeed iyo maleeshiyaad beeleed la sheegay inay weerar kusoo qaadeen degmadaasi. Ilo dadka deegaanka ah ayaa innoo sheegay in xaaladda ay cakiran tahay, ayna maqlayaan hubka ay is...

Wasiirka Amniga oo xafiiskiisa ku qaabilay madaxa howlgalka IOM ee Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane AAbdullahi Sheikh Ismail – Fartaag ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxa howlgalka IOM ee Soomaaliya Frantz Celestin, kaas oo ay yeesheen wadahadal miro dhal leh.   Kulanka ayaa waxaa diiradda lagu saaray doorka ay IOM ku leeyihiin xasillinta, maareynta socdaalka, iyo dadaallada amniga xuduudaha. Wasiirka Amniga Gudaha oo uga mahadceliyey taageeradooda, ayaa...

Waddooyin muddo xirnaa oo ku yaalla degmada Dharkenley oo maanta la furay

MUQDISHO (SMN) - Maamulka degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir ayaa maanta howlgal waddo furis ah ka bilaabay gudaha degmadasi, waxaana lagu guuleystay in la furo illaa saddex waddo.   Waddooyinkan oo xirnaa muddo 16 sanno ah ayaa ugu dambeyn saaka lagu guuleystay in la furo, sida ay innoo sheegeen qaar kamid ah dadka deegaanka. Dhammaan waddooyinkan ayaa waxa ay u xirnaayeen shaqsiyaad...

Somali National Army, Supported by US Military Successfully carries out airstrike in Puntland

MOGADISHU, Somalia - The national army, with support from international friends, particularly the United States, has successfully carried out an operation to defeat the Daesh group in the Bari region.   This operation is part of the ongoing war to eliminate terrorism in the region. The Daesh militias, who were gathering in the area, were defeated in the operation. The central government...

WARAR KALE

Masar oo Xoojisay Taageerada Midnimada Soomaaliya iyo Iskaashiga Labada Dal

Muqdisho – Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika, Danjire Maxamed Kariim Shariif, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, si loo...

Somalia, Egypt Hold Aid Talks in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief met Wednesday with a senior Egyptian official in Mogadishu to strengthen humanitarian cooperation.   The chairman of SoDMA, Mohamud...

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...