Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Shabelle oo maanta u dabaal-dageysa sanad guuradeeda 22-aad

MUQDISHO (SMN) - Sanad-guurada 22-aad ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle ayaa maanta ku beegan, maadaama la aas aasay maanta oo kale 6 May ee sanadkii 2002-dii   Shabelle ayaa soo martay marxalado kala duwan muddada ka howlgaleysay dalka, waxaana laga dilay Wariyeyaal ku dhow 14, ayada oo sidoo kale dhibaatooyin kala duwan loo gaystay howlwadeennada iyo qalabka. Dhammaan dhageystayaasheenna, daawadayaasheenna iyo akhristayaasheenna waxaan...

SoDMA Commissioner Meets Chinese Charge d’Affaires to Strengthen cooperation

Mogadishu, Somalia  – The Commissioner of the Somali Disaster Management Agency of the Federal Government of Somalia, H.E. Mohamud Moalim Abdule, recently held a productive meeting with the Chinese Charge d'Affaires, Chen Wendi, at the Chinese Embassy in Somalia.   The primary objective of the meeting was to discuss potential areas of cooperation and strengthen the existing bilateral ties between Somalia...

PM Highlights Government’s Efforts in Inclusive and Stable Economy at Workshop in Somalia

Mogadishu, Somalia – The Prime Minister of the Federal Government of Somalia, H.E. Hamza Abdi Barre, emphasized the government's commitment to fostering an inclusive and stable economy during a workshop focused on the growth and development of the country's economy.   The event, held on May 5, 2024, brought together key figures from the Ministries of Production and international economic experts,...

R/W Xamsa oo furay kulan looga hadlayey Horumarinta iyo Kobcinta Dhaqaalaha

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo furay kulan aqoon is weydaarsi ah oo ku saabsan kobcinta iyo horumarinta dhaqalaha dalka, ayaa xusay dadaallada dowladda ee ku aaddan horumarinta dhaqaalaha loo dhan yahay oo xasilloon.   Kulanka aqoon isweydaarsiga ah oo ay goobjoog ka yihiin Wasaaradaha Wax-soosaarka dalka, ayaa inta uu socdo waxa ay...

Sawirro: Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay ku simaha safiirka Shiinaha

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee SoDMA,  Md. Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta xarunta Safaaradda Chine ee Muqdisho waxa uu kula kulmay ku simaha Xilka Safiirka Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya Mr. Chen Wendi.   Kulanka oo ahaa mid wadatashi ah ayaa hay’adda waxa ay safaradda uga mahadcelisay garab istaagoda walalnimo ee ay ka geysteen u diyaar garowga roobka...

Maxay ka wada-hadleen Xamsa iyo safiirka Imaaraadka Carabta?

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane  Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Danjiraha Dowladda Isu-tagga Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya, Mudane Axmed Juma Al Rumaithi.   Labada mas'uul ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga soo jireenka ah ee ka dhaxeeya labada dal. Sidoo kale waxa ay iska xog wareysteen xaaladihii ugu dambeysay ee gobolka,...

Biixi oo kulan la qaatay Masuuliyiin ka socotay Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka MaaliyaddaXukumadda Federal ka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa shalay Xarunta Wasaaradda Maaliyadda shir muhiim ah kula yeeshay masuuliyiinta iyo maamulka Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed.   Shirka ayaa diiradda lagu saaray sare u qaadidda dakhliga Dowladda, kobcinta dhaqaalaha iyo wadashaqaynta Dowladda iyo Ganacsatada Soomaaliyeed ee canshuur bixiyeyaasha ah. Wasaaradda Maaliyadda XFS waxa ay dadaal ugu jirtaa sidii loo kobcinlahaa...

Somali President Meets with Outgoing UN Special Representative

MOGADISHU, Somalia - Somali President Hassan Sheikh Mohamud recently met with the outgoing United Nations Special Representative for Somalia, Catriona Laing, in Dhusamareb, the administrative capital of Galmudug State.   The meeting, held on Sunday, August 13, 2023, focused on enhancing cooperation to ensure essential security, facilitate humanitarian aid, and drive sustainable development in Somalia. During the discussions, President Mohamud and Special...

Strengthening Ties: Qatar and Somalia Meet at the Islamic Summit Conference

MOGADISHU, Somalia - On the sidelines of the 15th Islamic Summit Conference in Banjul, the Gambian capital, HE Minister of State for Foreign Affairs Sultan bin Saad Al Muraikhi from Qatar met with HE Deputy Prime Minister of the Federal Republic of Somalia Salah Ahmed Jama. This meeting marked a significant step towards strengthening the bilateral cooperation relations between...

Azerbaijani FM meets with Deputy Prime Minister of Somalia

MOGADISHU, Somalia - Azerbaijani Foreign Minister Jeyhun Bayramov, within the framework of a working visit to Gambia, has met on May 4 with Deputy Prime Minister of the Federal Republic of Somalia Salah Ahmed Jama, APA reports citing the Azerbaijani Foreign Ministry.   At the meeting, the parties expressed satisfaction with the current level of cooperation within the framework of international organizations, in...

WARAR KALE

Somalia, Egypt Discuss Strengthening Defence and Security Cooperation

MOGADISHU, June 16 — Somalia's Defence Minister Ahmed Moallim Fiqi met on Monday with Egypt's Assistant Foreign Minister for African Affairs, Mohamed Karim Fouad,...

AUSSOM Reviews Security Situation in Beledweyne, Strengthens Coordination With Somali Forces

BELEDWEYNE, June 16 — African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM) officials convened a security review meeting in the central Somali city...

OIC Condemns Opening of Somaliland Mission in Jerusalem, Reaffirms Support for Somalia

JEDDAH, June 16 — The Organization of Islamic Cooperation (OIC) on Tuesday strongly condemned the opening of what it described as a "Somaliland embassy" in...