Xukun adag oo maanta lagu riday Sarifle Jaajuus u ahaa Al-Shabaab
MUQDISHO (SMN) - Maxamed Cali Xersi Diirshe, ayaa loo soo xiray Kamid ahaanshiyaha Al-Shabaab, gaar ahaan qeybta Jaajuusnimada iyo inuu gacantiisa ku fuliyey Falal agagixisanimo.
Deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho, ayuu ku lahaa goob uu gabbaad ka dhiganayey oo lagu sarifo lacagaha, isaggoo Khawaarijta uu u gudbin jiray xogaha Ciidanka Muqdisho ka baxa ee ku wajahan Shabeellaha hoose, islamarkaana...
Madaxweynaha HirShabelle oo gaaray degmada Balcad + Sawirro
BALCAD (SMN) - Guddoomiyaha degmada Balcad mudane Qaasim Cali Nuur iyo shacabka degmada ayaa si diirran u soo dhaweeyay madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe).
Socdaalka waxaa ku wehliyo xubno ka kala tirsan Golaha Wasiirrada iyo Barlamaanka Dowladda Hirshabeelle iyo Xildhibaan Cusmaan Xaadoolle.
Dadka deeggaanka ayaa waqti dheer sugayay mashaariicda maanta laga daah-furay degmada Balcad.
Madaxweynaha ayaa xariga ka...
Historic Arrival of Turkish Warship in Mogadishu Marks New Era in Bilateral Relations
MOGADISHU, Somalia - In a significant display of military cooperation and partnership, the first Turkish warship has docked at the port of Mogadishu, Somalia. This momentous occasion coincides with a high-level event in the port, attended by the heads of state of both nations.
The arrival of the warship marks the beginning of the implementation of a 10-year agreement between...
Dowladaha Soomaaliya iyo Kuwait oo iska kaashanaya tababarka diblomaasiyadda
KUWAIT CITY (SMN) - Agaasimaha Machadka Diblomaasiyadda ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga XFS, Mudane Danjire Cabdulqaadir Amiin Sheekh ayaa Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalka Kuwait kula kulmay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Mac-hadka Saud Nasser Al-Sabah ee Diblomaasiyadda Mudane Danjire Nasser Subiix Al-Sabiix.
Labada mas’uul ayaa waxay ka wada hadleen sidii kor loogu qaadi lahaa iskaashiga barnaamijyada tababarrada...
Ciidanka Booliska oo soo qabtay rag si sharci darro ah ku buufinayay Bajaajyada
MUQDISHO (SMN) - Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Boolsika ayaa gacanta kusoo dhigay shabakad ku eedeysan iney si sharci darro ah u buufinayeen Mooto Bajaajyada Muqdisho uga dhex shaqeysta magacyada kala ah A iyo B.
Raggan ayaa xilliga lasoo qabanayay ku howlanaa buufinta sharci darrada ah ee Bajaajyada oo horay amar culus ugu soo saaray maamulka gobolka Banaadir.
Warsaxaafadeedka...
SoDMA Warns Somali Community of Spring Rains Impact Following El Nino Floods
MOGADISHU, Somalia - The Somali Disaster Management Agency (SoDMA) has issued warnings to the Somali community about the potential impact of the upcoming Spring rains on their lives and property.
This comes in addition to the warnings previously issued for the year 2023, which were related to the El Nino Floods caused by monsoon rains.
The El Nino phenomenon, characterized by...
Minister Ali Yusuf Ali Hosh Engages in High-Level Meetings with State Presidents
MOGADISHU, Somalia - The Federal Minister for Interior, Reconciliation, and Federalism of Somalia, Ali Yusuf Ali Hosh, met with the leaders of Hirshabelle, Southwest, and Galmudug to discuss state affairs and collaboration between federal and state institutions.
In a series of high-profile meetings, the Minister of Interior, Federal Affairs, and Reconciliation of the Federal Government of Somalia, Ali Yusuf Ali...
Shir u dhexeeyo madaxda DF iyo kuwa M/Goboleedyada oo ka dhacay Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa maanta caasimadda Muqdisho kulamo salaan iyo is xogwareysi ah kula qaatay qaar ka tirsan Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada dalka.
Wasiir Xoosh ayaa booqasho ugu tagay Madaxweynayaasha Maamul Gobaleedyada; Galmudug Axmed Cabdi Kaariye, Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed iyo Hirshabeelle Cali Guudlaawe...
Hay’adda SoDMA oo digniin culus kasoo saartay xaalad kusoo wajahan dalka
MUQDISHO (SMN) - Digniin iyo Tala bixin ku aadan Fatahaaddo la filayo in ay dhacaan asbuuca (23 - 29 Apr)-2024.
➤ Todobadda casho ee soo socota oo ah asbuuca ugu danbeya bisha Abriil 2024ka waxaa aad u sareeya suurta-galnimada in ay ka dhacaan fatahaado isugu jira kuwo ka yimaadda wabiyada iyo togaga soo rogmada, kuwaas oo aadka u saameeyndoona qaar...
Somalia: DPM Lays Foundation Stone for New Police Transit Center in Mogadishu
MOGADISHU, Somalia - The Deputy Prime Minister of the Federal Government of Somalia, Salah Ahmed Jama, along with the Internal Security Minister, Abdullahi Sheikh Ismael (Fartaag), and the Somali Police Commissioner, Sulub Ahmed Firin, laid the foundation stone for a new police transit center in Mogadishu on Monday.
The facility is intended to serve as a hub for police officers...











