Somali PM Hosts Dinner for Turkish Navy Officers, Marking New Chapter in Bilateral Relations
MOGADISHU, Somalia - In a significant display of the strengthening ties between Somalia and Turkey, H.E. Hamza Abdi Barre, the Prime Minister of the Federal Government of Somalia, hosted a dinner for the Turkish navy officers and commanders aboard the Turkish Navy Ship Kinaliada F514.
The ship docked at the Mogadishu Sea Port earlier in the day, and the dinner...
High-Level Meeting Between Somali and US Defence Officials Takes Place in Nairobi
NAIROBI, Kenya - In a significant development for regional security and cooperation, a high-level meeting was recently held in Nairobi between officials from the Federal Government of Somalia's Ministry of Defence and their counterparts from the United States.
The meeting was attended by H.E. Abdifatah Kasim, the Deputy Minister of Defence of the Federal Government of Somalia, Maj. Gen. Ibrahim...
R/W Xamza oo la kulmay saraakiisha la socota markabka dagaalka ee Turkiga
MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan casho sharaf ah ku maamuusay Saraakiisha iyo Taliyeyaasha Ciidamada Turkiga ee saarnaa markab dagaal oo ay leeyihiin Ciidamada Difaaca Turkiga oo maanta soo gaaray dalkeenna, kaas oo qeyb ka ahaa dhaqan-gelinta heshiiska iskaashiga difaaca.
Ra'iisul Wasaaraha ayaa tilmaamay in Markabka Difaaca Turkiga ee ku soo xirtay...
Sawirro: Sheekh Aadan Madoobe oo u ambabaxay dalka Turkiga + Ujeedka
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta u amba baxay dalka Turkiga, halkaas oo uu uga qeyb gali doono shir soconaya mudo seddex maalmood ah.
Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe iyo wafdigiisa ayaa inta ay ku sugan yihiin dalka Turkiga, waxaa uu uga qayb gali doonaa...
Sawirro: Soomaaliya iyo Mareykanka oo ka wada-hadlay dagaalka Al-Shabaab
NAIROBI (SMN) - Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xfs Mudane Cabdifitaax Qaasim iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye gaas Ibraahim Shiikh Muxudiin ayaa kulan kula qaatay Magaalada Nairobi Ee dalka Kenya Saraakiil sar sare oo ka socday Wasaaradda Difaaaca Maraykanka.
Kulankan oo ahaa mid xasaasi ah ayaa waxaa qayb ka ahaa agaasimaha guud ee Madaxtooyada Soomaaliya Cabdixakiin Maxamed Yuusuf iyo...
Faah-faahino kasoo baxaya weerar culus oo ka dhacay duleedka Balcad
BALCAD (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in xalay Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen fariisimo ku yaalla duleedka degmada Balcad ee gobolkaasi.
Weerarka ayaa si gaar ah uga dhacay deegaanka Xawaadley oo ay saldhigyo ku leeyihiin ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa howlgalka ATMIS.
Ilo dadka deegaanka ah ayaa innoo sheegay in weerarka kadib uu xigay dagaal...
Guddoomiyaha SoDMA oo shir caalami ah uga qayb-galay Addis Ababa + Sawirro
ADDIS ABABA (SMN) - Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA, Md. Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa xarunta ururka midowga Afrika ee Magalaada Adis-Ababa uga qeybgalay kal-fadhigii 14-aad ee shir-weynaha sannadlaha ah oo ay isugu yimaaddaan wadamada xubnaha ka ah Hay’adda African Risk Capacity (ARC) oo qaaradda Afrika u qaabilsan Maareeynta Khataraha Musiibooyinka.
Shirkan oo ay ku kulmeen 39-ka dal ee xubnaha...
Madaxweyne Xasan oo ka qayb-galay dhaqangelinta heshiiska Turkiga iyo Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Danjiraha dowladda Turkiga ayaa kaga qeyb-galay dusha markab dagaal oo ay leeyihiin Ciidamada Difaaca Turkiga munaasabad ku saabsan dhaqan-gelinta heshiiska iskaashiga difaaca Labada dal.
Madaxweynaha ayaa xusay taariikhda faca-weyn ee ka dhaxaysa Turkiga iyo Soomaaliya, gaar ahaan doorka wanaagsan ee...
Turkey is a reliable partner of Somalia, says president on top of warship
MOGADISHU, Somalia - In a significant development for Somalia's maritime security and defense cooperation, President Hassan Sheikh Mohamud recently welcomed the arrival of a Turkish warship to the port of Mogadishu.
This event marks the implementation of a defense agreement between Somalia and Turkey, which was signed in February 2024, aimed at bolstering Somalia's naval capabilities and protecting its territorial...
R/W Xamza oo ka qayb-galay heshiis lagu mideynayo shirkadaha Korontada
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay Heshiis lagu mideynayo qaar kamid shirkadaha korontada bixiya ee Muqdisho, si shacabku u helaan koronto qiimo jaban, awood leh, la iskuna haleyn karo.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa tilmaamay muhiimadda ay leedahay in dalka laga helo adeeg koronto oo ku filan dalka, taas oo ay...










