Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali Military Thwarts Al-Shabaab Attack on Bar Sanguni Base

KISMAYO, Somalia - In a successful operation early on Thursday, Somali land forces commander Colonel Dayah Abdi Abdulle announced that troops stationed at the Bar Sanguni military base, located north of Kismayo, had successfully foiled an attempted raid by the al-Shabaab militant group.   According to Colonel Abdulle, the troops received a tip about the impending attack and were well-prepared to...

Xiisad xoogan oo ka taagan Jowhar kadib dagaal ka dhacay magaaladaasi

JOWHAR (SMN)  - Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in maanta xaalad kacsanaan ah laga dareemayo magaaladaasi, kadib markii ay ku dagaalameen ciidamo ka wada tirsan kuwa maamulka HirShabelle.   Dagaalka ayaa yimid, kadib markii ay isku dhaceen ciidamo ka wada tirsan kuwa ilaalada madaxtooyada oo uu muran soo kala dhex-galay, sida ay innoo sheegeen dadka degaanka. Wararka ayaa intaasi ku...

Madaxweynaha JFS oo la kulmay haweenka ee ku jira Ciidamada + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo farxadda Munaasabadda Ciidul fidriga awgeed xalay kulan dhiirigelin ah la qaatay qaar ka mid ah Saraakiisha haweenka ah ee ku jira Ciidamada qalabka sida.   Ugu horreyn madaxweynaha ayaa ku bogaadiyay sida nafhurnimada leh ee ay ugu taagan yihiin difaaca dalka, ilaalinta gobanimada iyo karaamada Ummadda Soomaaliyeed. Sidoo kale Madaxweynaha...

Cabsi amni oo ka taagan magaalada Muqdisho iyo Wararkii ugu dambeeyay

MUQDISHO (SMN) - Booliska ayaa adkeeyay ammaanka maagalada caasimadda ee Muqdisho, iyadoo ay jirto diginin amni xilli shacabka magaalada ay ku jiraan u dabbaaldagga ciidda, kadib markii ay soo dhamaatay bisha barakaysan ee Ramadan.   Tallaabada Booliska Soomaaliya ayaa imaaneysa 48 saac kadib markii Safaaradda Maraykanka ee Nairobi ay sheegtay inay heshay xog ku saabsan halis amni oo ku aaddan dhowr...

Somalia’s President Addresses the Nation on Eid al-Fitr: A Focus on Peace, Sovereignty, and Unity

MOGADISHU, Somalia - In a powerful speech marking the occasion of Eid al-Fitr, the President of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, spoke about the ongoing war against al-Shabaab, the importance of federalism and popular elections, and relations with neighboring Ethiopia.   Addressing the war against al-Shabaab, the President expressed his determination to fight the extremist group. He paid tribute to government troops...

Madaxweyne Xasan oo Salaadda Ciida la oogay shacab Soomaaliyeed + Sawirro

MUQDISHO (SMN) -  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Masaajidka Isbahaysiga Islaamka kula oogay Salaadda Ciidda, shacabka Soomaaliyeed, masuuliyiinta iyo howlwadeennnada dowladda.   Madaxweynaha ayaa munaasabadda Ciidda awgeed, waxa uu si gaar ah ugu hambalyeey Taliyeyaasha, saraakiisha, askarta iyo qoysaska Ciimada Qalabka Sida, oo ku howlan xaqiijinta amniga dalka iyo ciribtirka argagixisada. Madaxweynaha ayaa ku baraarujiyey dadka Soomaaliyeed in...

Dowladda UK oo cafisay dhammaan deymihii ay ku laheyd DF Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Dowladda UK ayaa cafisay dhammaan deymihii ay ku laheyd dowladda Soomaaliya.   Arrinkan ayaa yimid kadib kulan muhiim ah oo ay maanta wadayeesheen Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige iyo masuuliyiinta Safaaradda UK ee Muqdisho, Soomaaliya. Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federal ka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay Safiir kuxigeenka UK ee Soomaaliya Mudane...

Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu guddoomiyay duqa Muqdisho?

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan ku saabsan sugida Amniga Caasimadda ee maalmaha Ciidul Fidriga la qaatay Saraakiisha kala gedisan ee Laamaha Amniga.   Kulankaan oo uu goobjoog ka ahaa Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Sulub Axmed Firin ayaa waxa uu Duqa Magaalada Muqdisho kula dar-daarmay Saraakiisha Laamaha amniga in dadaalo...

DF Soomaaliya oo war cusub kasoo saartay xiisadda kala dhexeysa Itoobiya

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Warfaafinta, Daa'uud Aweys oo ka hadlay xiisada Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa yiri "Waxaan Safiirka Ethiopia ka dalbaney inuu waddankiisa ku laabto, sababo la xiriira faragelinta soo laalaabatey ee Addis-Abbaba ku hayso qarannimada Soomaaliya.   Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, Mudane Daa'uud Aweys Jaamac sheegay in tallaabada ay DFS qaaddey ay jawaab u tahay falalka ka baxsan shuruucda caalamiga ee...

Aadan Madoobe oo hambalyo ku aadan Ciida u diray shacabka Soomaaliyeed

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guud ahaan Ummadda Islaamka, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan u diray hambalyada Ciidul Fidriga oo maalinta berri ah ku beegan, isagoo sanadkaan kiisa xigga u rajeeyay inay ku gaaraan caafimaad iyo nabadgalyo.   Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo Ebbe weyne...

WARAR KALE

Murusade Elders Issue Communiqué on June 3 Attack on Peace Meeting in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia -- Traditional elders and intellectuals from the Murusade community issued a strongly worded statement following a consultation meeting held in Mogadishu on...

Somaliland iyo Israa’iil oo gaarey heshiisyo cusub

QUDUS - Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo Madaxweynaha Israa’iil Isaac Herzog ayaa Axaddii si wadajir ah warbaahinta ula hadlay kaddib kulan ay...

Somaliland, Israel agree to deepen cooperation after presidential talks

JERUSALEM - Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro) and Israeli President Isaac Herzog on Sunday pledged to strengthen cooperation between their two sides following...