Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Puntland oo ka hortimid go’aanka lagu xirayo qunsuliyadda Itoobiya ee Garoowe

GAROOWE (SMN) - Maamul goboleedka Puntland ayaa ka jawaabay go’aanka ay shalay soo saartay dowladda Federalka ee Soomaaliya, kaas lagu xirayo Qunsuliyadda Ethiopia ee ku taalla magaalada Garoowe.   Warsaxaadadeed ay soo saartay madaxtooyada Puntland ahaa waxaa lagu sheegay in aanu quseyn go'aankaasi, ayna sii wadi doonaan xiriirka iyo iskaashiga haatan kala dhexeeya dowladda Itoobiya. Halkan hoose ka akhriso:-   function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let...

Sawirro: Duqa Muqdisho oo kormeer ku tegay suuqa degmada Xamarweyne

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xalay kormeer shaqo ku tagay Suuqa weyn ee Degmada Xamarweyne si uu ugu kuur-galo dhaq-dhaqaaqa Ganacsi ee ka jira xilliyada Habeenkii maadaama lagu jiro tobonkii ugu danbeesay ee Bisha Ramadaan, isla markaana ay bulshada isku diyaarinayaan Ciidul Fidriga.   Kormeerkaan oo ay Duqa Muqdisho ku...

Guddoomiye Maxamuud Macallin oo la kulmay safiirka Imaaraadka Carabta + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed, Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa Safiirka Dowladda Isu-tagga Imaaraadka Carabta Danjire Axmed Jumca Al-rumeysi la qaatay kulan diiradda lagu saaray u diyaar garowga roobka Guga (Gu’) u toog-heynta halista bani’aadannimo ee ka dhalan karta fatahaado ka dhasha roobabka, xoojinta iyo ku-raad-joogga dhaqan-galka codsiyo hay’addu hore u gudbisay.   Kulanka waxaa si weyn loogu...

Akhriso: Warbixinta todobaadlaha ah ee waxqabdka dowladda Soomaaliya

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.   Muqdisho, Khamiis, 4 April, 2024 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku tagey Boqortooyada Sacuudiga, lana filayo inuu wadahadal ku saabsan iskaashiga labada dal la yeesho madaxda dalkaasi. 2- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho dhiirigelin ah ku tagey jiidaha dagaalka looga soo horjeedo Khawaarijta ee degmooyinka Xarardheere & Ceeldheer. 3- Madaxweyne Xasan Sheekh...

Somalia expels Ethiopian ambassador as Tensions Rise Over Port Deal

MOGADISHU, Somalia - In a significant escalation of tensions between Somalia and Ethiopia, Somalia has sent back the Ethiopian ambassador and closed two consulates in the semi-autonomous region of Puntland and another in the breakaway region of Somaliland.   The move comes as a response to rising tensions over a controversial port deal, which has sparked fears of further destabilization...

Dowladda Soomaaliya oo maanta qaaday tallaabooyin ka dhan ah Itoobiya

Golaha Wasiirada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Markii ay arkeen: Qodobada 99aad xarfihiisa (a) iyo (f) iyo Qodobka 54aad xarfihiisa (a), (b) iyo (c) ee Dastuurka dalka; Markii ay arkeen: Axdiga Vienna ee ku saabsan xiriirrada diblomaasiyadeed gaar ahaan Qodobkiisa 12aad oo xeerinaya in dowladda soo dirsatay ergada diblomaasiyadeed ee martida ah aysan xafiisyo ka furan karin meel ka baxsan meesha uu madaxa ergadu uu...

9 pirates caught off Somalia coast by Navy brought to India placed under arrest by Mumbai police

Mumbai, (PTI) The Mumbai police arrested nine pirates who were brought to India on Wednesday, days after the Navy caught them for hijacking an Iranian fishing vessel with 23 Pakistani crew members on board off the Somalia coast, an official said.   The hijacking incident took place on March 29, he said. The Indian Navy rescued the hijacked Iranian fishing vessel and...

Somali Cabinet Reinstates Sanbaloshe as NISA Director

MOGADISHU, Somalia - In Thursday's weekly cabinet meeting, Somalia's cabinet made a significant decision regarding the country's intelligence agency, which is funded by the US.   The cabinet has appointed Abdullahi Mohamed Ali, known as Sanbaloolshe, as the new director of the National Intelligence and Security Agency (NISA). This appointment comes as a replacement for Mahad Mohamed Salad, who has held...

Golaha Wasiirada oo ansixiyay magacaabista agaasimaha cusub ee NISA

MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddaabadlaha ahaa, ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Amniga Gudaha ee Agaasimaha Hey’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka in uu noqdo Mudane C/laahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe).   Agaasimaha Hey’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali, ayaa aqoon iyo khibrad u leh howlaha Sirdoonka iyo nabad-sugidda Qaranka,...

Maraakiib dagaal oo kusoo qul-quleysa xeebaha Soomaaliya + Ujeedka

MUQDISHO (SMN) - Waxaa sii kordhaya tirada maraakiibta iyo doomaha dagaal ee howl galada ka wada meelo ay ka mid yihiin biyaha Soomaaliya tan iyo markii maraakiib ganacsi ay dhowaan qabsadeen Burcad badeeda Soomaalida walow laga soo furtay maraakiibtaasi.   Dhaqdhaqaaqyada ka socda dhanka biyaha soomaaliya ayaa la xiriira ilaalinta maraakiibta isaga kala goosha Biyaha soomaaliya oo ka mid ah marinada...

WARAR KALE

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Muqdisho Ku Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

MUQDISHO - Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa maanta qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya (The AI Summit Somalia 2026), oo ah madal heer...

Muqdisho oo Lagu Xusay Maalinta Caalamiga ah ee Dhiig-bixinta

MUQDISHO - Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka, Dr. Maryan Maxamed Xuseen, Xildhibaanno iyo masuuliyiin ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Madaxtooyada Ku Qaabilay Ganacsato Ka Socda Talyaaniga

MUQDISHO - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi ganacsato iyo maalgashadayaal ah oo ka...