Somali PM receives UNHCR representative in Mogadishu
MOGADISHU, Somalia - The prime minister of Somalia Hamza Abdi Barre on Wednesday received Mr. Charles Mballa, the UNHCR Representative, at his office in the presidential palace in Mogadishu.
They discussed the current situation of refugees and IDPs in the country with a specific focus on ways to transform aid efforts into sustainable development projects that provide long-term solutions.
The PM...
Two dead, 3 hurt in IED explosion at AU base in southern Somalia
QORYOLEY, Somalia - Two Somali soldiers have been killed and several others wounded in an explosion at an AU military base in the Lower Shabelle region, south of Somalia.
Multiple sources said a landmine was planted at the gate of the ATMIS forward operating base in Qoryoley district last night, killing two soldiers and injuring senior security officers.
Qoryoley lies about 120...
Jubbaland oo dil ku xukuntay Nabadoon lagu helay la shaqeynta Al-Shabaab
KISMAAYO (SMN) - Maxkamadda Ciidamada Jubbaland ayaa maanta u fariisatay dhagaysiga garmaqalka wajiga labaad ee kiis uu eedeysane ka yahay Ugaas Aadan Maxamed Geedi Cabdi oo ka tirsanaa Al-Shabaab, isla markaana gacanta lagu soo dhigay isaga oo dagaalmaya sanadkii 2021-kii.
Eedeysanahan ayaa siyaabo kala duwan ula soo shaqeeyay kooxda, waxa uuna u ahaa xubin muhiim ah isaga oo xilal kala...
Sawirro: Ra’iisul wasaare Xamza oo qaabilay madaxa UNHCR ee Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hey’adda Qaxootiga Qaramada Midoobay (UNHCR) Xafiiskeeda Soomaaliya Mr. Charles Mballa.
Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxa Hey’adda Qaxootiga UNHCR ee Soomaaliya, ayaa ka wada hadlay xaaladda qaxootiga iyo barakacayaasha ku nool gudaha dalka iyo sidii howlaha gargaarka ee ay ka wadaan Soomaaliya loogu beddeli...
In Somalia, Green Climate Fund tests new approach for left-out communities
One of the world’s most vulnerable countries, Somalia is bearing the brunt of climate extremes.
A two-year drought – its worst in decades – was followed last November by devastating floods. The double crisis is estimated to have killed tens of thousands of people, displaced millions more, destroyed livelihoods, and exacerbated severe hunger and water scarcity.
For the East African nation,...
AU mulls sending follow-on mission to Somalia
APA-Addis Ababa (Ethiopia) The African Union has considered sending a follow-on mission to Somalia after the official exit of the current mission in December, the AU envoy has said.
The African Union Special Representative for Somalia Mohamed El-Amine Souef confirmed in a statement issued Tuesday in Mogadishu, the capital of Somalia, that the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS)...
Faah-faahino kasoo baxaya qarax ka dhacay Qoryooley + Khasaaraha
QORYOOLEY (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax culus oo xalay ka dhacay gudaha xero ciidamada ATMIS ay ku leeyihiin degmada Qoryooley ee gobolka Shabeelaha Hoose.
Qaraxa oo ahaa miino ayaa lala eegtay goob ay ku sugnaayeen saraakiisha amniga degmada oo xilligaas joogay gudaha xerada, waxaana ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac.
Ugu yaraan waxaa qaraxa...
Hantidhowraha guud ee qaranka oo kulamo ka wada Nairobi + Sawirro
NAIROBI (SMN) - Hantidhowraha Guud ee JFS Abukaate Axmed Ciise Guutaale ayaa magaalada Nairobi kulan kula yeeshay Khuburo iyo madax ka socota Xafiiska Hantidhowrka Qaranka ee Sweden oo kamid ah bahwadaagta muhiimka u ah XHGS.
Kulanka oo ujeedadiisu ahayd in la sii dardargeliyo wada shaqaynta ka dhaxaysa labada Xafiis ee taabo-gelinta iyo isdhaafsiga Waaya-aragnimada iyo xirfadda gaarka ah ee Baarista...
Qarax lagu weeraray xarun Shirkadda Hormuud ku leedahay Muqdisho
MUQDISHO, Soomaaliya - Waxaaa caawa fiidkii hore xilliga afurka la qarxiyey xarun ay leedahay shirkadda Isgaarsiinta Hormuud oo ku taala agagaarka Daallo ee degmada Howlwadaag, ee magaalada Muqdisho.
Qaraxaan oo sida la sheegay ahaa miino lagu aasay afaafka hore ee xarunta oo isugu jirta Laan iib oo macaamiisha shirkadda loogu adeego iyo BTS ayaa sida la xaqiijiyey geysan wax khasaaro...
Suspected US drone strike kills 21 civilians in Somalia
AFGOYE, Somalia - At least 21 civilians, among them women and children were killed on Monday night by an airstrike on their village outside Afgoye district, 30 km northwest of Mogadishu, the Somali capital.
The people who were targeted in the drone strike were people from the same family who had nothing to do with the Al-Shabaab, according to their...











