Saudi Arabia to start Ramadan on Monday
RIYADH - Saudi Arabia announced on Sunday that the holy month of Ramadan will commence on Monday after the Ramadan crescent moon was sighted in the Kingdom, the official Saudi Press Agency (SPA) reported.
Following Saudi Arabia’s announcement, the United Arab Emirates (UAE) also declared Monday as the first day of Ramadan, according to Emirati state news agency WAM.
Qatar similarly...
Somali PM receives a high-level delegation in Mogadishu
MOGADISHU, Somalia - In a meeting today, the Prime Minister discussed the urgent climate crisis in Somalia with Mafalda Duarte, Executive Director of the Green Climate Fund.
They emphasized the crucial need for comprehensive action and support in Somalia's Climate Change endeavors.
Despite minimal global emissions, albeit Somalia is at the forefront of the victim countries of climate change with severe...
Ra’iisul wasaare Xamza oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi caalami ah + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisu Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta kulan la qaatay wafdi caalami ah oo ay hoggaamineysay Agaasimaha Guud ee Sanduuqa Cimillada Cagaaran (GCF), Mafalda Duarte.
Kulanka ayaa looga hadlay dhibaatooyinka isbeddelka cimilladu sababeen ee heysta dalkeena iyo sidii wax looga qaban lahaa, taasi oo Ra’iisul Wasaaruhu sheegay in loo baahan yahay ficil iyo...
Ethiopian troops control 60% of Somalia, says General Birhanu Jula
ADDIS ABABA - The commander of the Ethiopian Defense Forces, General Birhanu Jula, who gave an interview to the government TV, said that the Ethiopian military is in control of 60% of Somalia, and if they leave, the federal government cannot stay in Mogadishu.
He said that Ethiopian forces are the backbone of Somalia's security, and they are also protecting...
Itoobiya oo sheegtay in 60% ay ciidamadeeda gacanta ku hayaan dhulka Somalia
MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka Difaaca Itoobiya, General Birhanu Jula oo wareysi siiyay TV-ga dowlada ayaa sheegay in militeriga Itoobiya ay gacanta ku hayso 60% dhulka Soomaaliya, islamarkaana hadii ay kasoo baxaan aysan dowladda federaalka sii joogi karin magaalada Muqdisho.
Wuxuu sheegay in Ciidamada Itoobiya ay lafdhabar u yihiin amniga Soomaaliya, sidoo kalena ay ka difaacayaan Al-Shabaab inay la wareegto...
Daawo: Hub culus oo maanta lagu soo bandhigay magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Taliska ciidanka booliska Soomaaliya ayaa maanta degmada Dayniile kusoo bandhigay hub fara badan oo ay ku jiraan hoobiyeyaal.
Afhayeenka booliska Qaasim Axmed Rooble ayaa sheegay in hubkan lagu soo qabtay howlgallo ka dhacay magaalada Muqdisho.
Sidoo kale wuxuu farriin adag u diray shacabka ku dhaqan caasimada, isaga oo ka dalbaday inay kala shaqeeyaan nabad-gelyada.
Halkan hoose ka daawo:-
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const...
Sawirro: Madaxweyne Laftagareen oo qaabilay saraakiil ka socota Ingiriiska
BAYDHABO (SMN) - Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Dowladda Ingiriiska uqaabilsan Koonfur Galbeed lieutenant Colonel Richard iyo Saraakiil Ciidan oo ay Wehlinayeen.
Qaabilaada Madaxweyne Laftagareen oo ay ka qeybgaleen Taliye ku xigeenka Ciidanka Xooga Dalka Sareeye guuto Madeey Nuurkey Shekh iyo Taliyaha Qeybta 60-aad Ciidanka Xooga Dalka Generaal Xasan Isaaq...
Somali PM inaugurates newly-built main road in Mogadishu
MOGADISHU, Somalia - The prime minister has inaugurated a newly reconstructed road linking Xoosh to Ex-control Afgoye, traversing three districts in the Banadir region.
Somali PM Barre emphasized the vital connection between development and security, highlighting the road's significance in enhancing overall progress and stability in the capital.
The instability caused by the lack of a central government in Somalia has...
Official, Witnesses: Explosives Likely Started Mogadishu Market Fire
MOGADISHU, Somalia - Explosives likely caused a huge fire that gutted a section of Mogadishu’s biggest market, Bakara, on Sunday, an official and witnesses in the Somali capital said.
The explosions, which started just before 5 a.m. local time, claimed the life of at least one person and destroyed several stores that sell electronics and an assortment of goods such...
Ra’iisul wasaare Xamza oo xarigga ka jaray waddo muhiim ah + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray dhismaha waddada laamiga ah ee isku xirta Xoosh ilaa Ex Kontorool Afgooye, taas oo sii marta saddex degmo oo ka tirsan gobolka Banaadir.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay horumarka ay ku tallaabsatay caasimaddu in aan la xaqiijiyeen haddii aan amniga wax laga qaban, isaga...










