Ra’iisul wasaare Xamza oo daah-furay adeeg muhiim ah + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo daahfuray Ardaaga Casriyeynta Dowladnimada Soomaaliya, ayaa sheegay si loo xaqiijiyo dowladnimo casri ah oo ka taabagasha dalkeenna in loo baahan yahay jid ka duwan kii hore in aan qaadno.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa hoosta ka xarriiqay in hannaanka casriyeynta dowladnimada Soomaaliya uu yahay mid wax weyn ku...
Fowsiyo oo ku dhawaaqday inay tahay Musharax u taagan xilka Midowga Afrika
MUQDISHO (SMN) - Xildhibaan Fowsiyo Xaaji Aadan oo ka mid ah Golaha Shacabka BJFS ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay tahay murashax u taagan xilka Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika, oo doorashadiisa la qaban doono 25-ka Febraayo ee sanadka soo soocda.
Marwo Fowsiyo ayaa ku nuux-nuuxsatay muhiimadda uu Soomaaliya u leeyahay xilkan, iyadoo xustay in qofka xilkan qabta uu faa’iido...
Hassan Sheikh and Guelleh discuss the Horn of Africa stability
NAIROBI, Kenya - The President of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, met with his Djibouti counterpart, Ismail Omar Guelleh, in Nairobi, Kenya's capital on Wednesday.
The two presidents discussed cooperation on the issues affecting the two countries' ties, including the security and maintaining the stability of the Horn of Africa region.
Meanwhile, the President of the Federal Republic of Somalia Hassan Sheikh...
Gaari looga shakiyay inuu sido qarax oo lasoo dhigay jidka Maka Al-Mukarrama
MUQDISHO (SMN) - Gaarigaan oo looga shakisan yahay in qarax lagu soo xiray ayaa yaala dhisme kasoo horjeeda Xarunta Immigration-ka ee nawaaxiga isgosyka Shaqaalaha.
Ciidamada miino baarista iyo kuwa kale ee amaanka ayaa xiray waddada oo mashquul badan, si ay shacabka uga badbaadiyaan qatartaan laga shakisan yahay.
Sidoo kale waxaa hakad galay dhaq-dhaqaaqa gaadiidka iyo ganacsiga ee waddadaasi oo muhiim u...
Somalia, Kenya discuss boosting bilateral economic and security ties
NAIROBI, Kenya - The president of Somalia Hassan Sheikh has arrived in Nairobi on Wednesday to attend a UN environmental summit, according to the presidential palace.
The president was warmly welcomed at the state house by his Kenyan counterpart William Samoei Ruto, who is hosting dozens of leaders invited to the the sixth session of the United Nations Environment Assembly,...
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing
MOGADISHU, Somalia - The government of Somalia has published a new report on the latest developments in the country, including the current war on Al-Shabaab militants.
1- President Hassan Sheikh Mahmoud has presided over the meeting of the National Security Council which discussed the war against the Kharijites Al Shabab and security of the country.
2- The President of the Federal...
Akhriso: Warbixinta todobaadlaha ah ee waxqabadka dowladda Soomaaliya
Warbixinta Toddobaadlaha ee
Dowladda Federaalka Soomaaliya
Muqdisho, Khamiis, 29 February, 2024.
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud ayaa guddoomiyay shirka Golaha Amniga Qaranka oo looga hadley dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta Al Shabab iyo sugidda amniga dalka.
2- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Nairobi kaga qeybgelaya Shirweynaha 6aad ee Qaramada Midoobay ee Arrimaha Degaanka.
3- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...
Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo ka wada magaalada Nairobi
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Kulan kula qaatay Qasriga Madaxtooyada Kenya dhiggiisa dalkaas Mudane William Ruto.
Kulanka labada Madaxweyne ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga labada dal, adkeynta xiriirka diblomaasiyadda, shirka Qaramada Midoobay ee Isbeddelka Cimilada iyo hiigsiyada horumarineed ee heer qaaradeed.
Sidoo kale madaxweyne Xasan ayaa magaalada Nairobi kulan kula qaatay dhiggiisa dalka...
Sawirro: Maxay ka wada-hadleen Duqa Muqdisho iyo safiirka Qatar?
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Safiirka Dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya Dr. Cabdalla Bin Saalim Al-Naciimi oo kulan wada qaatay ayaa ka wada hadlay arrima dhowr ah oo ay ka mid yihiin dargalinta heshiisyadii horey u dhacay oo ay ugu horeyso mataaneenta Muqdisho iyo Doxa.
Duqa Muqdisho ayaa sidoo...
Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray magaalada Nairobi + Sawirro
MUQDISHO (SMN) -
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO NAYROOBI KAGA QEYB-GALAYA SHIRKA CAALAMIGA AH EE ISBEDDELKA CIMILADA
Nayroobi, Feberaayo 28, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Nairobi halkaas oo uu kala qeyb-galayo Madaxda Caalamka Meertada 6-aad ee Qaramada Midoobeey ee Isbeddelka Cimilada oo lagaga arrinsanayo dhibaatada xooggan ee caalamka ka soo food saartay dhanka cimilada, taas...











