Cabdi Xaashi oo markale loo doortay Senatar ka tirsan Golaha Aqalka Sare

0

MUQDISHO (SMN) – Cabdu Xaashi Cabdullaahi ayaa loo doortay Senatarkii ugu horreeyey ee Aqalka Sare ee gobollada waqooyi, kadib doorasho ka dhacday Afisiyooni.

Cabdi Xaashi oo ahaa guddoomiyihii hore ee Aqalka Sare ayaa ku soo baxay 44 cod oo gacan taag ah, kadib markii markii uu tanaasulay Saciid Cumar Xuseen oo la tartami lahaa.

Doorashada ayaa sidoo kale sii soconeyso, iyada oo qorshuhu yahay in la doorto shan Senatar oo kale, sida uu horey u shaaciyey guddiga doorashada gobollada waqooyi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here