Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Somali president holds phone talks with Qatar’s emir

The Amir HH Sheikh Tamim bin Hamad Al-Thani received a phone call on Wednesday afternoon from President of the Federal Republic of Somalia HE...

Madaxweyne Farmaajo oo wada-hadallo la yeeshay Amiirka dalka Qatar

Madaxweynaha Soomaliya, Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo Amiirka Qatar Shiikh Tamiim Bin Xamad Al-thani ayaa qadka telefoonka uga wada hadlay xoojiinta xiriirka labada dal. Labada mas'uul...

R/W Rooble oo war kasoo saaray doorashadii Puntland ee Aqalka Sare

Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Roobe oo weli booqasho ku joogo dalka Kenya, gaar ahaan magaalada Mombasa ayaa ka hadlay doorashadii Golaha Aqalka...

Sarkaal ka tirsanaa Al-Shabaab oo isku soo dhiibay dowladda Soomaaliya

Idiris Cabdullahi Macalin oo ku magac-dheere (Food Cade)  oo muddo 7-Sano ka tirsanaa  Al-Shabab ayaa maanta  isku soo dhiibey ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed t,eybta...

Duqa Muqdisho oo xilalkii ka qaaday guddoomiyeyaal degmo

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xilalkii ka qaaday afar gudoomiye degmo oo ka tirsan gobolka Banaadir. Guddoomiyaasha...

Aqriso: Magacyada Senatarada Aqalka Sare ee lagu doortay magaalada Garowe

Xildhibaanada baarlamaanka  Puntland ayaa maanta doortay 11-ka Senatar ee ay Puntland ku leedahay golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya, kadib doorasho ka dhacday magaalada...

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo kulamo ka bilaabay magaalada Mombasa

Ra’iisul wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Mombasa ee dalka Kenya. Rooble...

Galmudug oo soo saartay jadwalka doorashada ee Aqalka Sare

Guddiga doorashada ee Galmudug ayaa soo saaray jadwalka qabashada doorashada maamulkaasi ee Aqalka Sare, taas oo ka dhaceysa magaalada Dhuusamareeb. Warqad kasoo baxday guddiga ayaa...

Wafdi ka socda guddiga doorashooyinka oo u safray magaalada Garoowe

Xubno ka mid ah Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka dalka, ayaa saaka u safraya Dowlad Goballeedka Puntland si ay ugu qeyb galaan doorashada Aqalka saere...

Qoor Qoor oo shaaciyey liiska lix kursi oo ka mid ah Golaha Aqalka Sare

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa goordhaweyd soo saaray liiska qaar ka mid ah tartamayaasha kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Sooomaaliya. Qoor Qoor ayaa...

WARAR KALE

Hormuud Salaam Foundation equips Somali National University with new ICT lab

MOGADISHU, Somalia - Hormuud Salaam Foundation has donated a fully equipped ICT lab to Somali National University and formally inaugurated the new facility at...

Ra’iisul Wasaaraha Suudaan oo sheegay in wada-hadallada siyaasadeed ay dhawaan bilaabanayaan

Khartoum, Suudaan – Ra’iisul Wasaaraha Suudaan, Kamil Idris, ayaa Axaddii sheegay in wada-hadallo Suudaani ah ay “dhawaan” bilaaban doonaan, kuwaas oo lagu doonayo in...

Taliska Baydhaba ee Ciidanka Dowladda oo Sheegay inay Fashiliyeen Weerar lagu soo qaaday Magaaladaasi

Baydhabo – Dagaal culus ayaa saakay ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, iyadoo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay sheegeen inay...