Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Ra’iisal Wasaare Rooble oo maanta ku wajahan jeeda Dalka Masar

Ra’iisal Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta safar ugu baxaya Dalka Masar. Rooble ayaa casuumad rasmi ah ka helay Madaxweynaha Jamhuuriyadda...

Ciidamada Xoogga oo la wareegay deegaan hoostaga gobolka Baay

Wararka ka imaanaya gobolka Baay ayaa sheegaya in ciidamada Xoogga dalka ay howl-gal qorsheysan kula wareegeen deegaanka Goofgaduud Shabeeley oo hoostaga gobolkaasi. Ciidamada milatariga Soomaaliya...

Maxay ka wada-hadleen Rooble iyo madaxda maamul goboleedyada?

Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay waxa uu shir guddoomiyay kulan ku qabsoomay habka fogaan aragga kaas oo ay ka qeyb galeen...

Taalibaan oo ballan-qaad sameysay, kadib la wareegitaankii Afgaanistaan

Hoggaamiye ku -xigeenka ururka Taalibaan ayaa sheegay in hadda la joogo waqtigii wax loo qaban lahaa dadka Afgaanistaan ​​oo noloshooda la hagaajin lahaa. Hadalladaas ayaa...

Somalia to mark 14 August as National Anti-Corruption Day

The Independent Anti-Corruption Commission of the Federal Republic of Somalia (IACC) has on Saturday officially joined the international and regional anti-corruption laws, marking 14...

Kuraas ka mid ah Golaha Aqalka Sare oo lagu doortay magaalada Baydhabo

Magaalada Baydhaba waxaa goordhaw ka bilaabatay doorashada seddax ka mid ah kuraasta golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya. Kursiga 1-aad waxaa ku...

Wararkii ugu dambeeyey ee xaaladda kacsan ee magaalada Kabul

Xaalada Magaalada Kabul ee Caasimada dalka Afghanistaan ayaa kacsan iyadoo shacabka magaladaas qaybo kamid ah ay ka barakacayaan. Shir deg deg oo ka qabsoomay madaxtooyada...

Wafdi ka socda gudiga doorashooyinka dalka oo gaaray magaalada Baydhabo

Wafdi ka socda guddiga xalinta khilaafaadka doorashada oo uu hogaaminayo gudoomiye ku-xigeenka guddiga Maxamed Ibrahim Barre ayaa saakay u safray magaalada Baydhabo ee caasimada...

Doorashada kuraas ka mid ah Aqalka Sare oo ka dhaceysa Baydhabo

Qaban-qaabadii ugu dambeysay doorashada saddex kursi oo ka mid ah Aqalka Sare ayaa haatan ka socota gudaha magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee...

Ciidamada ammaanka oo howl-gallo ka sameeyey magaalada Boosaaso

Ciidamada Booliska Gobalka Bari ayaa howlgal amniga lagu sugayo ka sameeyay Xaafadaha magaalada Boosaaso ee caasimadda Ganacsiga Gobalka Bari , howlgalkan ayaa ujeedkiisu ahaa...

WARAR KALE

Somalia Receives Credentials of New Omani Ambassador After Embassy Reopens in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Abdisalam Abdi Ali, on Sunday received a copy of the credentials of Oman’s...

Minister of Defence and British Ambassador Discuss Strengthening Defence and Security Cooperation

MOGADISHU - The Minister of Defence of the Federal Government of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, met today with the British Ambassador to Somalia,...

Madasha Ganacsatada Soomaaliyeed ee GSEF2026 oo markii saddexaad lagu qabtay Nairobi

Nairobi, Kenya – Madasha Caalamiga ah ee Ganacsatada Soomaaliyeed, oo loo soo gaabiyo GSEF2026, ayaa markii saddexaad lagu qabtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya,...