Madaxweyne Xasan Sheekh oo Booqasho Shaqo ku Tagay Itoobiya
ADDIS ABABA, Itoobiya — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa booqasho shaqo oo hal maalin ah ku tagay magaalada Addis Ababa ee...
SoDMA oo Muqdisho ka Furtay Shir Lagu Tijaabinayo Diyaargarowga El Niño 2026
Muqdisho - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga Soomaaliya ee El...
Aljeeriya oo Qaramada Midoobay ka sheegtay in Israa’iil ay dooneyso inay kala qaybiso Soomaaliya
NEW YORK: Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Aljeeriya, Axmed Attaf, ayaa sheegay in Israa’iil ay waddo dadaallo uu ku tilmaamay kuwo lagu kala qaybinayo Soomaaliya,...
Qaramada Midoobay oo ka digtay xaaladda bani’aadannimo ee Baydhabo
MUQDISHO, Soomaaliya — Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan Isku-dubaridka Arrimaha Bani’aadannimada (OCHA) ee Soomaaliya ayaa sheegay in colaadda ka socota magaalada Baydhabo ay sii...
Mareykanka oo Ka Digay Xiriirka Xuutiyiinta iyo Al-Shabaab iyo Khatarta Badda Cas
MUQDISHO - Soomaaliya: Saraakiil ka tirsan dowladda Mareykanka ayaa ka digay in xiriirka sii xoogeysanaya ee u dhexeeya Xuutiyiinta Yemen iyo kooxda Al-Shabaab ee...
Puntland oo toddobaadyo gudahood ku soo furtay markab ay afduubteen burcad-badeed
BOOSAASO – Ciidamada Badda iyo Beriga Puntland ee PMPF ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay xeebaha deegaanka Dharin-baar ee degmada Bandar-beyla, halkaas oo ay ku...
Soomaaliya oo Shir-guddoomiysay Kulanka Madasha Iskaashiga Geeska Afrika
Nairobi, Kenya - Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige, ayaa maanta shir-guddoomiyay kulanka 29-aad ee Madasha Iskaashiga Dalalka Geeska Afrika.
Kulanka ayaa waxaa...
Laftagareen oo Sheegay in Ciidamadiisu Hawlgal Guuleystay ka Fuliyeen Baydhabo
Baydhabo - Xafiiska madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa sheegay in ciidamada Daraawiishta Koonfur Galbeed ay hawlgal ka fuliyeen magaalada...
Maamulka Aadan Madoobe oo Sheegay in Ciidamadiisu Jab Xooggan Gaarsiiyeen Kooxihii ay kula dagaalameen...
Baydhabo - Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa guul ka sheegtay dagaalkii ka dhacay...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Ciidamada Ugu Baaqay Inaysan Cadowga Dhabar Jeedin
Muqdisho, Soomaaliya: Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo xiray Dufcaddii 12-aad...













