Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Ra’iisul Wasaaraha Xamze oo Tababarka usoo xiray Cutubyo ka Tirsan Ciidanka Xoogga Dalka

Muqdisho - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, oo ay wehliyaan Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa ka...

SoDMA iyo Taliyaha Ciidanka Badda oo Ka Wadahadlay Diyaar-garowga El Niño

Muqdisho - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta Hay’adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca...

Xiisadda Baydhabo oo Mar Kale Kacsan Ciidamo Taabacsan Laftagareen oo Lagu Arkay Duleedka Magaalada

Baydhabo - Xaaladda amni ee magaalada Baydhabo ayaa mar kale kacsan, iyadoo ay sii xoogeysanayaan dhaqdhaqaaqyada ciidan ee u dhexeeya ciidamada taageersan Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed,...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo La Kulmay Safiirka Qatar ee Soomaaliya

Muqdisho - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa xafiiskiisa kulan miro-dhal ah kula qaatay Safiirka Dowladda Qatar...

Hay’adda Maalgashiga Soomaaliya oo Muqdisho ku Qabtay Madal Istiraatiiji ah

Muqdisho - Hay’adda Maalgashiga Soomaaliya iyo Ururka Bangiyada Soomaaliyeed ayaa magaalada Muqdisho ku qabtay Madasha Wadahadalka Istiraatiijiga ah ee Maalgashiga, taas oo diiradda lagu...

SoDMA oo Kismaayo Ku Wareejisay 10 Matoor oo Loogu Talo-galay Ka Hortagga Fatahaadaha

Kismaayo - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka Jubbaland, ayaa Maamulka Magaalada Kismaayo ku wareejisay 10 matoor oo loogu talagalay in...

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga oo La Kulmay Carruurta Agoonta

Muqdisho, Soomaaliya - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa...

Sacuudiga iyo saaxiibbadiis oo Qaramada Midoobay kaga hadlay taageerada Soomaaliya

NEW YORK, Mareykanka — Sacuudi Carabiya, Qatar, Turkiga, Ingiriiska iyo Mareykanka ayaa kulan ku saabsan Soomaaliya ku yeeshay magaalada New York, kaas oo ka dhacay...

Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgal Amni ka Sameeyay Shabeellaha Hoose

Shabeellaha Hoose - Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan guutooyinka 27-aad iyo 17-aad ee Ciidanka Dhulka, ayaa howlgal amni xaqiijin ah ka sameeyay deegaannada u...

In ka badan 55,000 oo Suudaaniyiin ah oo u qaxay bariga Chad iyadoo dagaalladu...

KHARTUUM - In ka badan 55,000 oo qaxooti Suudaani ah ayaa tan iyo bilowgii sanadkan u gudbay bariga Chad, iyadoo dagaallada iyo amni-darrada ka...

WARAR KALE

Sarreeye Guuto Ivan Falasca oo La Wareegay Hoggaanka Hawlgalka EUTM-S ee Soomaaliya

MUQDISHO - Sarreeye Guuto Ivan FALASCA ayaa si rasmi ah ula wareegay hoggaanka EUTM-S, isagoo xilka kala wareegay Sarreeye Guuto Elio MANES, munaasabad isbeddelka...

Brigadier General Ivan FALASCA formally assumes command of the European Union Training Mission in...

MOGADISHU, Somalia - Brigadier General Ivan FALASCA formally assumed command of the European Union Training Mission in Somalia (EUTM Somalia), succeeding Brigadier General Elio...

Imaaraadka Carabta oo Cambaareeyay Dilka Shaqaalaha Markab Shidaal oo Lagu Afduubtay Xeebaha Soomaaliya

ABU DHABI, Imaaraadka Carabta — Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa cambaareysay weerarkii sababay dhimashada iyo dhaawaca xubno ka tirsanaa shaqaalaha markabka shidaalka qaada ee MT...