Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Soomaaliya Maanta waxaa u furmay bog cusub waa inaad codkiina dhiibataan: Gudoomiyaha Gudiga Doorashada.

MUQDISHO - Gudoomiyaha Gudiga doorashadda Soomaaliya Cabdikariim Axmed, ayaa daah-furey doorashadda Gollaha deegaanka oo maanta ka billaabatay 16 degmo oo katirsan gobolka Banaadir. Waa doorashadii...

Sheekh Shariif: Wax isbedel ah ma keenayso doorashadda la qabanayo berri” – DAAWO

MUQDISHO - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif, oo hadda hogaamiyasha Madasha Mucaaradka, ayaa ka hadlay doorashadda Gollaha Deegaanka ee ka dhacay berri magaaladda...

Ra’iisul Wasaaraha oo agaasime cusub u magacaabey Wasaaradda Arrimaha Gudaha

MUQDISHO - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha , Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta u...

Taliyaha Booliiska Soomaaliya oo ciidamo u kala diray fariisimaha sugidda amniga doorashada Banaadir

MUQDISHO — Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, oo ay wehliyaan Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliiska Sarreeye Guuto Cismaan Cabdullaahi, ayaa maanta...

Maamulka Gobolka Banaadir oo heegan buuxa geliyay waaxyaha gurmadka iyo caafimaadka xilli Muqdisho isu...

MUQDISHO — Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay in waaxyaha Gurmadka Degdegga ah iyo Caafimaadka ay galeen heegan buuxa, iyagoo diyaariyay gaadiid iyo shaqaale ku...

Maxkamad Maraykan ah oo xukun adag ku riday nin Kenyan ah oo katirsan Al-Shabaab

NEW YORK — Nin u dhashay dalka Kenya ayaa lagu xukumay xabsi daa’in kaddib markii maxkamad federaal ah ay ku heshay inuu ka shaqeynayay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo aqbalay wadahadal qaran, kana digay hanjabaadaha mucaaradka

Muqdisho, Dec 24 — Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Talaadadii sheegay in dowladdu si rasmi ah u aqbashay baaqa mucaaradka ee ku aaddan...

Gollaha Ammaanka QM oo kordhiyay mudada hawlgalka AUSSOM ee Soomaaliya

NEW YORK — Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa Talaadadii si aqlabiyad ah u cusbooneysiiyay muddada hawlgalka Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee...

Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay Miisaaniyadda Qaranka ee 2026

Muqdisho, 23 Disembar — Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadajir ah ku yeeshay magaalada Muqdisho, iyaga oo si rasmi...

Farmaajo oo sheegay in hanaanka maamul ee Soomaaliya uu ka leexday jidka dastuuriga ah

Muqdisho — Madaxweynaha hore ee Soomaaliya, Mohamed Abdullahi Farmaajo, ayaa si faahfaahsan uga hadlay xaaladda amni, siyaasadeed, dhaqaale iyo bulsho ee dalka, isagoo ku...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...