Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Midowga Afrika oo si adag u diiday aqoonsiga Israel ee Somaliland

ADDIS ABABA — Midowga Afrika (AU) ayaa Jimcihii si cad u diiday tallaabo kasta oo lagu aqoonsanayo Somaliland inay tahay dal madax-bannaan, isagoo mar...

Trump oo ka hadlay aqoonsiga Israel ay Somaliland u aqoonsatay dal madax-bannaan

WASHINGTON — Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in Mareykanku uusan si degdeg ah ugu dayayn doonin go’aanka Israa’iil ee aqoonsiga madaxbannaanida Somaliland, isagoo...

Dowladda Soomaaliya oo Si Adag uga Hor-Timid Aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland

MUQDISHO — Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale ku adkaysay in ay si buuxda oo aan laga gorgortami karin uga go’an tahay madax-bannaanideeda, midnimadeeda...

Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil oo u aqoonsaday Somaliland inay tahay dal madax-bannaan

Ra’iisul Wasaare Benjamin Netanyahu, ayaa Maanta ku dhawaaqay in Israa’iil si rasmi ah u aqoonsatay Somaliland inay tahay dal madax-bannaan, taasoo ah tallaabo diblomaasiyadeed...

Baarlamaanka Carabta oo soo dhaweeyay doorashada tooska ah ee Gobolka Banaadir

MUQDISHO — Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta, Mohammed bin Ahmed Al-Yamahi, ayaa soo dhaweeyay qabsoomidda doorashooyinka tooska ah ee Golaha Deegaanka Gobolka Banaadir, isagoo ku tilmaamay...

Tirinta codadka oo ka bilaabatay Muqdisho kaddib doorashooyin gole deegaan oo si nabad ah...

MUQDISHO, Soomaaliya — Tirinta codadka ayaa bilaabatay kaddib markii dadweynaha ku nool caasimadda Soomaaliya ay u dareereen doorashada golayaasha deegaanka, taas oo mas’uuliyiintu sheegeen...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo kormeeray goobaha codbixinta doorashada Golaha Deegaanka

MUQDISHO — Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta kormeer ku tagay goobo ay ka socotay codbixinta doorashada goleyaasha deegaanka ee Gobolka...

Madaxweynaha Galmudug oo hambalyo u diray shacabka Muqdisho kadib doorashooyinka Golaha Deegaanka

DHUUSAMAREEB — Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor), ayaa hambalyo u diray shacabka caasimadda Muqdisho oo maanta si nabad-gelyo, xasillooni, xaddaarad...

“Shacabka Muqdisho maanta waxay heleen xaqa doorashada.” — Madaxweyne Xasan Sheekh

MUQDISHO - Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in doorashada golayaasha degmooyinka gobolka Banaadir ee berri ka dhaceysa caasimadda ay tahay mid taariikhi ah...

“Dunidu Maanta waxay indhaha ku heysaa doorashada ka socota Muqdisho.” — Wasiirka Howlaha Guud...

MUQDISHO - Dunida oo dhan ayaa maanta si gaar ah indhaha ugu heysa doorashada golayaasha deegaanka ee ka socota caasimadda Muqdisho, taas oo ah...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...